Home » 11:06 am
Entries posted on “April, 2014”
Jabuuti April 15,2014(SDN)-Wasiirka difaaca ee dalka Japan Itsunori Onodera ayaa qorsheynaya in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo ay doonaysa in dhawaan ay ciidamo nabad ilaalin u soo dirto qaarada Africa iyo Bariga Dhexe. Dawladaha Japan iy Jabuuti ayaa hore isula qaatay heshiis Japan u fasaxaya in ay isticmaasho Gegida duyuuradaha ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton April 15,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dawlada ee dalka Kenya ayaa maalmihii u danbeeyay waxa ay hawlgalo ka dhan ah Soomaalida ka wadeen xaafada Soomaalida uGu badan ay ku nooshay magaalada Nairobi. Ururada udooda xuquuqda adaanaha iyo kuwa Qaramada midoobay ayaa falkan canbaareeyay isla markaana ku booriyay dawlada Kenya in ay Soomaalida ula dhaqanto sifo sharciga waafaqsan. Hadaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
15,ASpr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Gobolka Sool gaar ahaana,magaaladda Taleex,ayaa sheegaya in Ciidamadda Qaranka JSL,ay haatan kaabiga u saaranyihiin Magaaladaasi. La hayo cid si rasmi ah ilaa hadda warkan u xaqiijinaysa.isku dayo aanu la samaynay dad ka dhaw ayaa ilaa hadda aanay noo-suuragalin in aanu Xog buuxda ka helo. Lama oga halka ay haatan ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 15April14(SDN)Baraamijka Falanqeynta Kulul oo Wareysi la yeeshey gudoomiyaha saxafiyiinta somaliland ee Uk mudane Cabdixakiin Cadaani oo ka hadlaya cabudhinta saxaafada somaliland waxa kale oo ka qayb galay gudoomiyaha ictiraaf radinta Subeer Maxamed Cabdilaahi Dawasho Wacan.
Posted in Uncategorized | Read More »
LondonApril 15,2014(SDN/QJ) Xubno ka tirsaanaa hogaankii xisbiga UCID ee sida deg dega ah xilalka iska casilay wakhtiyo kala duwan ayaa waxa la filayaa in Hargeysa loogu qabto xaflad soo dhawayna, xubnahan oo la filaayo inay ku biraan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa waxa ka mida Cabdixakiim Garad Maxamed gudomiye ku xigeenkii labaad ee xisbiga UCID […]
Posted in Uncategorized | Read More »
15,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamadda Booliska ee Waddanka Turkiga,ayaa waxay kala qeyb qaadanayaan Ciidamadda Amaanka ee Dalka Kenya wax ka qabshadda qaraxyadda iyo weeraradda Argagixiso ee waayadan danbe ku soo noqnoqonayay Dalkaasi. Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ku dhaw Dawladaha Kenya iyo Turkiga,arintan ayaa ka danbaysay ka dib safar uu Madaxweynaha Kenya oo todobaadkii dhawaa ku tagay Dalka Turgiga dalabkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
15,Apr.2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Barlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Somalia,Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa jaatan ku sugan Dalka Talyaaniga.waxaana kulamo kala duwan la leeyahay Madaxda Wadankaasi. Safarkan Gudoomiyaha iyo Wafdiga uu horkacayo ay ku tageen Talyaaniga ayaa waxa lagu macneeyay sii xoojinta Xidhiidka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya laba Waddan. Wararka ayaa sheegaya inta Kulanadu socdaan si aad ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ka mid ah kuwa ugu weyn adduunka . Khuburada dhinaca daraasaadka Juquraafiga ayaa tilmaamaya in balaayiin birmiil oo shidaal aan weli la taaban ah uu ku jiro badda iyo berriga Soomaaliya. Sida uu qoray Strategic Intelligence, Dowladda Soomaaliya waxa ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:15-April-2014(SDN)-Waxa Guud ahaanba Maanta oo Salaasa ah ku eg muddadii uu Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye u qabtay Inay Beelaha iyo Gobolada Somaliland ku soo Gudbiyaan Tirooyinka Ergooyinka Shirweynaha ka qayb qaadanaya. Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Xisbiga Kulmiye Abuukar Xaamud Jibriil, ayaa Laba Maalmood ka hor sheegay in muddadu la sugayo soo xeraynta Ergooyinku ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:15-April-2014(SDN)-Xaaladda Jaamacadda Hargeysa, ayaa meel halis ah maraysa, waxana Gebi ahaanba istaagtay Waxbrashadii iyadoo ay Ardaydu Go’aan ku Gaadheen inaanay Soo Xaadirin Xiisadaha la Bixinayo. Arrintan ayaa ka dambaysay markii ay Jaamacaddu Go’aan ku gaadhay in la Kordhiyo Lacagta laga Qaado Ardayda, taas oo Sababtay inay Ardaydu Mudaharaad kaga Hortagaan, iyadoo Booliskuna Xoog u adeegsaday. […]
Posted in Uncategorized | Read More »