Home » 9:09 am Entries posted on “April, 2014”

Ergayga Qaramaada Midoobay oo ka hadlay xaalada degmedda Taleex

Nairobi April 16,2014(SDN/QJ)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex. “Waxaan ku baaqayaa in la muujiyo  dheganaansho,xaaladda laguma xalin karo hab ciidan, dhamaan dhinacyada […]

Posted in Sports | Read More »

DAAWO: labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield oo daadifeeyay hadalkii wasiirka Macdanta

Sheffield April 16,2014(SDN/QJ)-Waxan mudanayaal halkan idiinku soo gudbiyey warsaxaafadeed ay qabteen gudidii qabanqaabada ictiraaf raadinta somaliland ee ka dhaxday magaalada Sheffield todobaadkii ina soo dhaafay. Warsaxaafadeedkan oo ay ka soo qeybgaleen labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield mudane Adan Sawaaxili. kulankan oo lagu dadafeenayay, ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ganacsigii Somaliada ee Xaafadda Islii oo Hoos u Dhac balaadhani Ku Yimid

16,APR.2014(SDN/QJ)-Waxa si aad ahb hoos ugu dhacay guu ahaanba dhaqdhaqaaii Ganacsi  ee ay somalidu ku lahayd Xaafadda Islii ee Magaaladda Nairobi.arintan ayaa ka dambaysay qabqabsho iyo raaf baahsan oo soo waajahay Somaliada ku ganacsata Islii,taas oo keentay inuu hoos u dhac balaadhani ku yimaado hawlihii ganacsi ee Guud ahaanba Magaaladda gaar ahaana,Xafaadda ay Somalidu ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Victims of Hatuf newspaper are unanimously Supporting the closure of the tabloid

Ever since the chief editor of Haatuf news network has established his dishonorable magazine (Haatuf) Mr. Goobe was engaged spoiling the images of Somali land great personalities outside the circles of his inner. In reality,  There is a brotherhood and friendly relationship between all Somali land clans from north to south and from west to east. However, Mr. Goobe is focused to discriminate between clans against each […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Return of the Quirky Somali Diasporans

For the best part of the last three years I’ve been visiting, working and living in the Somali capital, Mogadishu. During that time a lot has changed. Security has improved thanks to al-Shabab retreating from the city. Mogadishu feels like it is finally being resuscitated from the bloody two-decade long civil war-induced coma. Residents are […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Amin Camir oo sawir qosol badan ka sameeyay sida doorka siyaasada madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa April 16,2014(SDN/QJ)-Farshaxanka weyn ee Amin Camir ayaa sawir gacmeed ku muujiyay doorka qoyskaa madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ee siyaasada dalka iyo isbedelka siyasadeed ee ay damacsan yihiin. Doorka ay siyaasada Somaliland ku leeyihiin jaangoynta siyaasadaha lagu hago Somaliland oo u muuqda mid baal marsan dastuurka dalka ayaa ahaa hadal heynta u badan intii Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti oo lagu wado in uu la kulmo Madaxweyne Barack Obama

Jabuuti April 16,2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa lagu wadaa in uu dhawaan kulan foll ka fool  la yeesho madaxweynaha Mareykanka Barac Obama sida ay daaabacday Barta Internetka ee AFP. Aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka    ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu la kulmi doono madaxweynaha  Mareykanka bisha May 5teeda. “Madaxweynuhu waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afhayeenka Barlamaanka Somalia oo warbixiyay Safarkiisa Talyaaniga

16,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Shacabka ee Somalia Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa ka xog-waramay kulano uu la qaatay Saraakiil Sare oo ka tirsan Dawladda Talyaaniga.waxa uu Gudoomiyuhu sheegay inuu la kulmay madax kala Duwan oo ay ka mid ahayd Gabadha Gudoomiyaha ka ah Aqalka Hoose Baarlamaanka Talyaaniga.waxaana uu xusay inay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa Xidhiidhka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mid ka mid ah Saraakiisha Hoggaamiya Dagaalka Lagula jira Budhcad-badeedda Somalida Oo La La’yahay

Yemen:16-April-2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Dalka Korea Waqooyi ayaa sheegaya in Sarkaaal sare oo ka Tirsan Ciidmada  dagaalka kula jira Budhcad-badeedda Xeebaha Somalia lagu La  yahay Halkaas. Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inuu wehelinayay howlgal lagula dagaalamayo koox weerartay markab marayay meelo ka baxsan biyaha Soomaaliya, kaasi oo badda lagu waayay  Salaasadii ina Dhaaftay. Taliyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Firxadka Maleeshiyaadkii Ka Soo Yaacay Taleex Oo Dhaqdhaqaaq Ciidanka Ka Abaabulaya Deegaanka Buuhoodle

Buuhoodle:16-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada ka soo Firxaday Deegaanka Taleex ee maamulka  Kooxda Khaatumo, ayaa Haatan isku urursanaya Deegaanka Buuhoodle, iyagoo diyaar u ah inay Weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland oo Jiidahaas Jooga. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Goobjoogayaal u xaqiijiyeen Waxa Goobaha Miyiga ah ee dhinaca Galbeed kaga Beegaan Magaalada Buuhoodle lagu Arkay Ciidamo Hubaysan oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »