Home » 11:42 pm Entries posted on “April, 2014”

‘Super tax’ on remittances to Africa hurts development -thinktank

LONDON (Thomson Reuters Foundation) – Africans face the highest remittance fees globally, regularly paying a “super tax” to send money home at a cost that hurts families and holds back development in the world’s poorest continent, a leading thinktank said on Wednesday. The London-based Overseas Development Institute (ODI) said that reducing remittance charges to global […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Chastened by Islamists, Somalia redraws Mogadishu security plan

MOGADISHU (Reuters) – When Islamist militants blasted their way to within 50 meters of the Somali president’s residence, they forced a sharp rethink of security in the capital Mogadishu. The deadly February 21 assault on the Villa Somalia compound was the closest al Qaeda-linked insurgents had got to President Hassan Sheikh Mohamud. The assault by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN-led troops to travel to Somalia

KAMPALA, Uganda — About 400 Ugandan troops will be deployed to Somalia under a new United Nations guard unit charged with protecting UN staff and installations in the violence-prone Somali capital, Ugandan military officials said. Dressed in the UN’s blue helmets and Ugandan military fatigues they will wear while on duty in Mogadishu, the troops […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadeexado Musuqmaasuq iyo Maamul-xumo oo Dul Hoganaya Hawl galka Nabad Ilaalinta ee Somalia

16,Apr.2014(SDN/QJ)- Wargeysa The New Vision ee kasoo baxa Dalka Uganda ayaa soo bandhigay fadeexad la xidhiidha in Ciidamada AMISOM ee jooga Magaalada Muqdisho ,ay tababar ciidan siiyeen Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab.   Saraakiil katirsan Ciidamada AMISOM ayaa loo haystaa in dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo gaadhaya ilaa 10-xubnood ay tababar ku siiyeen Xerada Jaziira ee Duleedka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Britain oo markii ugu Horaysay Si Rasmi ah uga hadashay Aragtideeda Aqoonsigii Golaha Deegaanka ee Magaaladda Sheffield

16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka u qaaabilsan Afrika Dawladda Britain Mark Simmonds,ayaa markii ugu horeeyay ka hadalay Aragdida Xukuumadiisa ee ku aadan Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffied u fidiyeen Somaliland,waxaana uu Simmonds uu sheegay in aanay taasi ka turjumayn Ictiraaf ay siisay Dawladiisu Somaliland. Waxaana uu sheegay mar uu ka hadlayay xidhiidhka Somaliland Britain inuu yahay xidhiidh soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruushka oo Qabsaday laba Magaalo oo ku Yaala Bariga Ukraine

  16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamo xoogan oo si aad u hubaysan kana socda wadanka Ruushanka,ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen laba magaalo oo ku yaala bariga Dalka Ukraine.dadka Deegaanka ayaa u sheegay Wakaaladda wararka ee Faransiiska inay arkayeen Ciidamo xoogan oo si aad ah u Hubaysan oo wata Baabuurta Gaashaaman,isla markaana ya saran yihiin boqolaal ciidan ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somalia muxuu ka yidhi Xiisadda Magaaladda Taleex?

  16,Apr.2014(SDN/QJ)-Madaxweynah Dawladda Federaaliga ah ee Somalia,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay aragtida Xukuumadiisa eek u aadan Xiisadaha ka soo kordhay Gobolka Sool gaar ahaana,Magaaladda taleex. War qoraal ah oo uu la laga soo saaray Xafiiska Madxeynaha yaa waxa uu u dhignaa sida tan:“Aad iyo aad bey noo dhibeysaa inaan arango dhiig hor leh oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taleex:Milatariga Somaliland oo ka Baxay

16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalaladda Taleex ee Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidamadii ka tirsanaa milatariga Somaliland ee shalay Magaaladaasi la wareegay haatan gabi ahaanba ka baxeen magaaladda. Ilaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee keentay Ka bixitaankan.laakin siday Shabakadda Somalidiasporanews.com warar ay heshay sheegayaan arintan ayaa ka danbaysay ka dib shirar kal duwan oo dhexmaray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nikolas Kay oo ku baaqay in la dajiyo Xiisad uu sheegay inay u dhaxayso Somaliland iyo Puntland

16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ergayga gaar ka ah ee u qaabilsan Qaramadda Niklos Key,ayaa waxa ugu baaqay Somaliland iyo Maamul goboleedka Somaliyeed ee Putland inay ilaaliyaan Xasiloonida iyo in la dajiyo Xiisad uu sheeay inay haatn ka oogantahay Magaaladda Taleex ee Gobolka Sool oo ay shalay Milatariga Somaliland la wareegeen. War qoraal ah oo Ergaygu ka soo saaray Xafiiskiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ogeysiis..​.Gudoomiye Cabdiraxma​an Ciro iyo waftigii uu hogaaminaa​yey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaalila​nd iyo tageerayaa​sha xisbiga Waddani ee UK..London​

Ogeysiis…Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaaliland iyo tageerayaasha xisbiga Waddani ee UK..London   Waxa la Ogeysiinayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan UK Gaar ahaan London in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliland ahna G Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro).  iyo Weftiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »