Home » 10:28 am
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 29.April 2014 (SDN/QJ)-Wararka Shabakada Qurbejoog Hadda Ka Soo Gaadhaya Goobta Uu Ka Socdo Shirweynaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Oo Ah Huteelka Maasoor Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Sheegaya In Laba Musharax Oo Isu Taagay Jagooyinka Guddoomiye Ku Xiggeenka Labaad Iyo Xoghayada Guud Ee Xisbiga Kulmiye Ay Ka Tanaasuleen Jagooyinkaasi Dr Maxamed Axmed Cabdi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
29,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka inaya Magaaladda Adisabab ee dalka Ethopia,ayaa sheegaya in Wasiirada Kaluumaysiga ee wadammada Afrika ay kulan ku leehiyihiin magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasi oo looga hadlayo horumarka laga sameeyay joojinta kaluumaysiga sharci darrada ah ee lagu hayo badaha qaarada Afrika.waxa kale oo la sheegayaa in lagaga wada hadli doono sidii si wada-jir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Helisenki:April,29,2014 (SDN/QJ)-Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahanada Somaliland u dhashay balse hore u aaminsanaa Mabda’a Somaliweyn ayaa sheegay inuu waligiiba Maanka ku hayey sidii looga shaqayn lahaa wada jirka iyo isku duubnida shacabka ku dhaqan Somaliland. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka qaybgelayey Shirkii Guud ee Jaaliyahada Yurub ee Somaliland ka soo jeedaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 29,2014(SDN/QJ)-Kulan Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Urur weynaha GAAROODI ayaa ka qabsoomey Star Hotel 25 April 2014, Kulankan oo ujeedadiisu aheyd dardar galinta hawlaha Dhakhtarka hooyadda iyo dhalaanka sallaxley ayaa waxaa ka soo qeyb galey marti sharaf kala duwan oo isugu jirtey madax, aqoonyahan , haween dhalinyaro iyo dhakhaatiir. Ugu horeyna waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa April 29, 2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Ottawa ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay musharaxa xilka madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen oo booqasho ku yimi dalka Canada. Safarka Musharaxa Madaxweyne ee UCID waxa ku weheliyay Afhayeenka Xisbiga ee Woqooyiga Amerika iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ka tirsan. Waxa madashii soo dhaweynta Ottawa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,29,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba waxa Maalintii labaad oo isku xigta Haawanaya oo aanay wax shaqo ahi ka soconin Xafiisyada Waaxaha kala Duwan ee Dawladda Somaliland ku leedahay Magaalada Hargeysa, iyadoo Masuuliyiintii shaqada lahaydna ku Hawlahoodii u dayaceen Shirweynaha Xisbiga Kulmiye. Hawlwadeenada Qurbejoog.com, ayaa Maalintii labaad Kormeer ay ku sameeyeen Xafiisyo tiro badan oo ay leeyihiin Wasaaradaha kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
When the civil war in Somalia broke out more than 20 years ago, Jaylani Hussein and his family were among the first to move to the United States. Hussein has lived in the U.S. since 1993. He speaks English without any hint of an accent, holds two bachelor’s degrees, goes deer hunting in the fall […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dadkii ka damqadey sida ciidamada GSUda ula dhaqmeen hooyooyinka , gabdhaha iyo caruurta Soomaaliyeed, ayaa waxaa ugu horeeya SHABAKADAHA wararka ee sida gaarka loo leeyahay. Ha ahaadeen kuwa SOOMALILAND, PUNTLAND, ama kuwa Baydhabo, Boosaaso, Gaarisa, Garbahaarey, Hargaysa, Jigjiga, Kismaayo, Marka, Mogadisho iyo Nairobi. Kuwaas oo noqdey isha wararka, iyaga oo kiciyey dadka dareenka wadanimo ama […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto April 29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Khadar Maxamed Jaamac oo Khadar Guun ku magac dheer ayaa nooga waramay arimo ay ka mid yihiin Safar uu dhawaan Canada ku yimi musharaxa xilka madaxweyne ee Md Jamaal Cali Xuseen iyo xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Sida xarig dhawaan loo geystay ardeydii jaamacada Hargeysa,xayiraada Warbaahinta Haatuf […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:April,29,2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay dhibaatada dawlada Kenya ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, isagoo difaacay Xidhiidhka Dawladdiisu la leedahay Kenya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxaafada la hadlay waxyar kadib markii uu shalay galab kasoo laabtay booqasho hal maalin qaadatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »