Home » 12:35 pm
Entries posted on “April, 2014”
Taleex 17.April 2014 (SDN)- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo State Mr Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel oo u Waramayay Warbaahinta Punt land ayaa ku Goodiyay inaanay Degmada Taleex iyo Nawaaxigeedu Noqon doonin Goob ay Somaliland Haysashadeeda Mahadiso,Isagoo Sheegay in Taleex ay tahay Hoygii Gumaysi la dirirka ee Daraawiish. Waxa uu Hogaamiye Indho Sheel uu Xusay inay Wadaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Tan iyo doorashooyinkii Golaha deegaanka Ee Somaliland ka qabsoomay waxa Is riix riix ku yimid cida Noqon Lahayd Maayirka Magaalooyinka Qaarkood Iyadoo magaalada Gabileyna Ka mid ahayd Maayir Shucayb maxamed Muuse oo ka soo baxay Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa Loogu doortay Inuu noqdo Maayirka Magaalada Gabiley Iyadoo markii Dambe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo 17.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaraha DF Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maalinkii shanaad ku sugan magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba. Shirar kala duwan oo looga hadlayo hormarka Jubba ayuu la qaatay mamulka,haweenka,dhalinyaradda iyo waxgaradka wuxuna ugu baaqay inay si cadaalad ah ula shaqeeyaan mamulka Axmed Madoobe. Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa sidoo kale ciidanka Jubba ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.April 2014 (SDN)- Ciidan gaar ah oo ka socda dalka Uganda oo ilaalin doona shaqaalaha iyo xarumaha hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Ciidanka oo ay tiradooda gaareyso 60 askari ayaa garoonka waxaa ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay oo uu jiro danjiraha Qaramada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Former Deputy Speaker Farah Maalim yesterday denied any link to Al Shabaab. He has been summoned to appear before the Anti-Terrorism Police Unit at 11 this morning to respond to allegations that his remarks yesterday morning on Citizen TV constituted hate speech. “They have asked me to appear before the Anti-Terrorism Police Unit at 11. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton April 17,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka bixiyay sida ay xukkumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa oo cabasho ka muujiyay koror lagu sameeyay qarashaadkii ay ku dhiganayeen kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Hargeysa. Xukuumada ayaa ilaa iyo haatan xabsiyada ku haya ilaa 50 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa dadka reer Jubbaland iswaydiinayaa xaqiiqada fikradii la yiri waxaa soo jeedisey Dowlada Federaalka oo ahayd in Gedo laga reebo Dowlad Goboleedka Jubbaland, laguna daro Baydhabo iyo Bakool. Warkaan oo xaqiiqadiisa aan la hayn, ayaa la isla dhexmararey waqtigii uu socday waanwaantii Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo hogaankii la magac baxay Ras-kiyamboni oo uu hogaaminaayey Mudane […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London April 17,2014(SDN/QJ)- Bangiga Barclays ayaa ka dib maxkamad dheer waxa uu u ogolaaday xawaaladaha Soomaalida in uu siiyo wakhti ay ku helaaan Bank kale oo u qabta adeegii uu u hayay mudada dheer. Barclays ayaa ahaa Bank qura ee lacagaha Xawaaladaha Soomaalida waxaaney in mudo ahba doonayeen iyaguna in ay xiraan ka dib kolkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal Dhagodhago ayaa la sheegay inuu Soo saaray amar uu Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland ku amrayo inay Khadka internet-ka ka Xannibaan Shabakadda wararka ee Haatuf.net. Warqadda uu Guddoomiyuhu qoray ayaa la geeyey dhammaan xafiisyada Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland, taas oo lagu farayo inay fuliyaan amarkaas Maxkamadda ka socda. Shirkadaha isgaadhsiinta ayaan wali ga’aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:17-April-2014(SDN/QJ)-Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Col, Warfaa Sheekh Aaden iyo xubno iskugu jira odayaal dhaqan iyo siyaasiyiin ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Socdaalka Xubnahan ayaa yimid kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wada hadaladii u dhexeeyay Col, […]
Posted in Uncategorized | Read More »