Home » 7:43 am
Entries posted on “April, 2014”
Addis Ababa:18-April-2014 (SDN/QJ)-Sida uu sheegayo War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Hayle Mariam Deseglen, waxa lagu gudo jiraa Qorshe ay shan waddan oo ku jirra urur gobaleedka IGAD ay ciidamo u diri doonaan dalka Koonfurta Sudan oo ay ka taagan tahay xiisad dagaal, kaddib markii dowladda halkaas ka jirta ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:18-April-2014(SDN)-Warar aan La Xaqiijin Karin oo ay Helayso Shabakadda Qurbejoog.com ayaa sheegaya in Saaka uu Hargeysa Ka soo degi doono Wasiir Xirsi cali Xaaji Xasan oo Horkacaya Wafti uu wato Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Maalintii shalay ilaa iyo xalay wada Hadal Saacado Badan Qaatay ku Lahaa Magaalada Djibouti. Kulanka dhex maray Wasiir Xirsi cali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:18-April-2014(SDN)-Waxa Saacadihii dambe ee Xalay Horumar laga Gaadhay Wadahadalladii u dhexeeyey Waftigii Suldanka Beesha Sade, Raisalwasaaraha Somalia iyo Xubno ka socda UN ka, Igad iyo Itobiya ay ku yeesheen Kismaayo. Wadahadaladan oo socda in ka badan 7 saac oo xidhiidh ahaa ayaa waxaa Xalay saqdi dhexe lagu heshiiyay Qodobo dhowr ah. Qoddobada lagu Heshiiyey ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:18-April-2014 (SDN/QJ)-Tacaddigii iyo dhibaatadii ciidanka Kenya ku hayey Maatada soomaaliyeed ee Nairobi joogta, ayaa xadhkaha goostay, waxana garaacistaas iyo jidh-dilkaas ciidanka u geeriyootay Hooyo somaliyeed oo Xaafadda Islii laga soo qabtay. Hooyadan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Seynab Bulxan ayaa khamiistii shalay ku geeriyootay garoonka diyaaradaha ee Nairobi, halkaasi oo la isugu geeyay tiro Soomaali ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:18-April-2014 (SDN/QJ)-Masuuliyiinta ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Ciidamo ka Socda Dalka Uganda oo shalay la Geeyey Muqdisho, kuwaas oo ilaalin Doona Goobaha qaramada Midoobay ku Leedahay Halkaas. Ciidanka oo markii ay Soo Degayeen ku Lebisnaa Astaamaha gaarka u ah Ciidamada Qaramada Midoobay, ayaa Afhayeenka UNSOM ee Somalia Mr. Aleem Siddique […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somaliland Sida Somtel iyo Telesom ayaa maanta fuliyay amar ay maxkamada hargaysa Maalintii shalay ku bixisay inay Joojiyaan in Shabakadaas laga daalacdo Bogii ay Internetka ku lahayd ee Haatuf.net . Amarkan ayaa Shirkadaha adeega Internetka bixiyaa ay sidiisii u fuliyeen Geesta kalena Tiffatiraha Wargeyska Xukuumaddu Xayiraadda Saartay ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI – Sadiq Abdulqadir Mohamud has walked into Nairobi’s Kasarani Stadium to show off his football talent countless times. But the last time the attacking midfielder for the AFC Leopards, who boast a record 13 Kenyan Premier League titles, was “taken” to the stadium was like no other. “I never imagined I could be detained […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Taleex 17.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa galabta sheegay in shacabka iyo ciidanka Khaatumo ay ka saareen ciidanka Somaliland ee qabsaday magaalada Taleex. Waxaa kale oo uu qirtay in cadaadis kale oo la saarayna ay sabab u ahayd in Somaliland isaga baxdo Taleex. Indha-Sheel oo dib ugu laabtay magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA SOMALIDIASPORANEWS [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Khamiis17(1).mp3″] […]
Posted in Uncategorized | Read More »
17,Apr.2014(SDN/QJ)-Ra’iisal Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado, welibana walaac ka muujiyay tabta ay Booliiska Kenya adeegsanayaan marka ay si gooniya u bar tilmaansanayaan Soomaalida. In dadka Soomaalida la soo ururiyo oo xero la isugu geeyo si loo kala saaro, ma ahan dow, ayuu yiri. Wuxuu ku tilmaamay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »