Home » 5:38 pm Entries posted on “April, 2014”

“Waxaa lagu Jiraa Qarnigii 21aad,Caqliyada ay Xukuumadu ku Xayirtay Shabakada Haatuf waa Mid aan Soconayn ” Yuusuf Cabdi Gaboobe {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe ee Xukuumadu Xayiraada ku soo rogtay ayaa Sheegay inay Habeenkii Xalay si Caadi ah u Update gareeyeen Mareegtii ay ku lahaayeen Dhinaca Internetka . Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf oo Maanta la Hadlay Warfidiyeenada ayaa  Waxa uu Sheegay inaanu la yaabanayn Xukuumada oo aanay Jirin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

faa’iidooyinka laga helo cunista Rumaanka Waa Qallinkii: Deeqa Cali Saalax

Rumaanka oo ka mid ah khudaarta ugu macaan ee midhaha leh waxa laga helaa nafaqo iyo awood aad u wanaagsan, waxaanaynu qormadeenan ku soo bandhigaynaa cilmi-baadhiso iyo tijaabooyin laga sameeyey  faa’iidooyinka rumaanka, taasoo aynu qaar ka mid ah ka soo qaadan doono si akhristayaashu uga faa’iidaystaan caafimaadka ku duugan rumaanka. 1.     Rumaanku waxa uu qofka ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaalada Gaalkacayo oo loo doortay Hogaan Cusub oo Maamuli doona iyo Amaanka oo la adkeeyay

Gaalkacayo 18.April 2014 (SDN)- Gollaha deegaanka Gaalkacyo ayaa galabta  doortay hoggaankii mamuli lahaa ka dib doorashada ka dhacday dugsiga farsamda gacanta ee magalada. Doorashada oo ahayd hab gacan taag ah ayaa waxaa ku guulaystay Cabdicasiis Jaamac Nugaal halka u xigeenkiisana loo doortay Yacquub Maxamed Cabdalle oo ka mid ah suxufiyiinta Puntland. Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxmaed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Walaac ay Qaramada Midoobay ka qabto Xadhiga iyo Masaafurinta Somalida ku Sugan Kenya

Muqdisho 18.April 2014 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa shalay walaac ka muujisay xarigga iyo masaafurinta ay dowladda Kenya kula kacday in ka badan kun qof oo qaxooti ah, oo u badan dad Soomaali ah, kuwaas oo lagu qabtay howlgallo ay dowladdu sheegtay inay kula dagaallameyso argagixisada oo ka dhacay Nairobi. Muqdisho ayaa shalay dib loogu celiyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiisadaha ka taagan Barriga Ukraine oo cirka isku sii shareeraya,xili ay Socdaan Dadaalo Diblumaasiyadeed

18,Apr.2014(SDN/QJ)-Maliishiyaadka taageersan Ruushka ayaa sii wada haysashada dhismeyaasha dowladda ee bariga Ukraine, kadib markii heshiis la doonayo in lagu yareeyo xiisadaha jira ay wada gaareen Kiev iyo Moscow.Mid ka ah hoggaamiyeyaasha maliishiyada, Denis Pushilin ayaa sheegay in ragga uu hoggaamiyo aaney waxba ka khuseyn heshiiskii la gaarey maalintii Khamiista, isla markaana ay hawlgallada ay wadaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Madaxda Itoobiya kala Hadlay Qadiyadii Qabsashada Taleex ee Ciidamada Somaliland Sawiro {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka  JSL Md C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta dalka dib uu soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu muddo todobaad ah ugu maqnaa dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya. Madaxweyne ku xigeenka waxaa garoonka caasimadda ee Egal International Airport ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Tallaabada Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland Ku Oggolaadeen In Websayt-kii Haatuf.net Hawada Laga Saaro

Hargeysa:18-April-2014(SDN)-Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Xayiraadda Xukuumaddu Dabada ka Riixayso ee ay Shirkadaha Isgaadhsiintu Hawada Kaga Saareen Websayt-kii Haatuf.net oo uu wargeysku lahaa. Yuusuf Cabdi Gaboobe oo u warramayey idaacadda VOA-da ayaa sheegay inaan  Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa uu waraaq  u qoray Shirkadaha, taas oo uu ugu sheegayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa oo Si Balaadhan loogu Soo dhaweeyay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,Weedhihii laga Jeediyay,Hanjabaado Punt land loo Diray iyo Sawiradii Maanta {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Weheliyaan Wasiirka Hawlaha Guud Mudane C.risaaq Axmed Khaliif iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo Maanta ka soo Kicitimay dalka Jabuuti ayaa Maanta Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa. Soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale Waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA oo lagu falanqaynayoLixda Iyo Sadexda Gobol Ee mamulka Konfur Galbeed Somaliya

London 18April149 (SDN)Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA oo lagu falanqaynayoLixda Iyo Sadexda Gobol Ee  mamulka Konfur Galbeed Somaliya baraamijkan ayaa waxa idin soo gudbinaya Wariye Mustafe Shaafi    

Posted in Uncategorized | Read More »

Aragtidii Hoggaamiye Cigaal Ee Qalalaasaha Soomaaliya Iyo Mowduucyo Kale Oo Xiiso Leh, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- Qormada: 2aad

Hargeysa:18-April-2014(SDN/QJ)-Dhaqan ahaan wefdiyada rasmiga ah ee Ururrada waxa la dejin jiray Hotel Ghion. Halkii ayaanu ku degnay. Wefdigii Guurtida waxa lagu dejiyay Hotel Afrique Aan u soo noqdo shirkii 2aad ee Maarj 1993kii iyo Addis-Ababa. Saddex wefdi ayaa Somaliland uga aqyb galay: wefdi SNM ka socday oo aan hoggaaminayay, wefdi Guurtida ka socday oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »