Home » 10:10 pm
Entries posted on “April, 2014”
Crimea- April-18-2014- (SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaa iyo Crimea oo labadii naadi FC sevastopol S C Travia lagu wareejiyey iney ka mid noqdaan naadiyada ka ciyaara Ruushka. :Labadan naadi ayaa caan ka ahaa dalka Ukrain,halka naadiga S C Travia uu ku guuleystey sannadkii 2010 horyaalka. Fc Sevastopol iyo S C Travia […]
Posted in Sports | Read More »
ADDIS ABABA: Gunmen ambushed a bus carrying dozens of people in western Ethiopia near the Sudanese border, killing nine and wounding six others, state-run media said on Wednesday. There was no claim of responsibility and no group was blamed for the attack, but Ethiopia says it has thwarted several plots in recent years by Ethiopian […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The federal government of Somalia has said it is unlawful to start internet fiber optic connections without the passing the incomplete communication bill in the parliament. Ismail Dahir Osman the communications advisor of the president Hassan Sheikh Mohamud has told Dalsan Radio that it is uncalled for to continue with fiber optic internet connectivity in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Many children with autism spectrum disorder aren’t receiving important support services during their preschool years, according to a University of Minnesota report Although a reliable diagnosis can be made as young as age 2, the average age of autism diagnosis for Minneapolis children is around 5 years old, according to the Minneapolis Somali Autism Spectrum […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Yuusuf Maxamed ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarJimce18.mp3″] Hargaysa SDN. Contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo, April 18.2014(SDN/QJ)-Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay kuna sugnaa muddo hal todobaad ah magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa maanta lagu qabtay xarunta Ceymiskii hore. Munaasabadan ayaa waxaa lagu casuumay madax dhaqameedyada gobolada jubbooyinka iyo Gedo, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaan shaashadda TVga Qaranka ka daawaday xaflad yar oo nafla caarid ah oo sheegaysa in ay Kulmiye ciddi ku biirtay.Markuu Kulmiye wax ku soo baxaanba dadka ayeey belaayo kala u saaraan; Beryahan danbe UCID Iyo Waddani oo ku shidaya Kulmiye dartood ayaa loo leeyahay cid baa nagu soo biirayaeyaa arrinkan loo sameeyey, oo Taleexna loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Waa Qaybtii Afaraad ee Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka ee ka Dhex Unkantay Hal abuur Maxamed Cabdi Wabax iyo Mid ka Mid ah Hablihii Gayaankiisa ahaa . Sheekadan oo ah Qiso dhab ah Waxay ka Bilaabantay kuna dhamaatay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Waddanka Somalia . Hal abuur Maxamed Cabdi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa April 18,2014(SDN/QJ)-Waa barmaamijkii 4-aad ee barmaamijyadii taxanaha ahaa ee aan ku eegeynay mushkiladaha guurka, Maanta waxa aan barnaamijkan ku eegaynaa guurka qurbaha iyo saamaynta uu ku leeyahay tarbiyada caruurta, Barnaamika ayaa waxa inoo soo jeediya Sheekh Siciid Cali Axmed oo ku nool magaalada Ottawa ee dalka Canada,DAAWASHO HABOON.
Posted in Uncategorized | Read More »
ALGIERS 18, April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Algeria Cabdulcasiis Buutefliiqa oo xukunka hayay 15 sannadood, ayaa markii afraad ku guulaystay madaxtinimada dalkaas oo ku yaala Galbeedka qaaradda Afrika. Madaxweyne Abdelaziz Bouteflika wuxuu helay inka badan boqolkiiba 81 (81.53 percent of votes) codadkii la dhiibtay, sida uu Jimcahan maanta sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Algeria Mr. Tayeb Belaiz, […]
Posted in Uncategorized | Read More »