Home » 11:47 am
Entries posted on “April, 2014”
19,APR.2014(SDN/QJ)-Warar hor dhac ah oo ay helayso Shabakadda caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,ayaa sheegaya in haatan dagaal xoogani uu ka soconayo Duleedka Magaaladda Buulo-burte ee Gobolka Hiiran ee Somalia.waxaana uu Dagaalkani u dhxeeyaa Ciidamo ka taabacsan Dawladda Federaaliga ah ee Somalia iyo xoogag ka tirsan AL-Shabaab. Ilaa hadda lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton April 19,2014(SDN)-Jaaliyada reer Soomaaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka dhiibtay sida ay u arkaan in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Somaliland ku Guryo noqday ka dib ka qeyb qaadashadii Khaatumo. Garaad Jaamac Garaad Ismaciil ayaa maalinimadii shalay ka soo dhoofay dalka Jabuuti xili uu safarkiisa ku weheliyo Wasiirka Madaxtooyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
19,Apr.2014(SDN/QJ)-Musharaxa jagadda madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee Ucid,ayaa ka hadlay arimo door oo taabanaya guud ahaan Xaaladda dhaqan dhaqaale ee JSL.waxaana uu si gaar ah farta ugu fiiqay arimaha kala ah: DHACDADII TALEEX, ARRIMAHA LOWYACADDE, XUSKA MAALINTA QARANIMADA IYO SAFARKA WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU KU RAADINAYO TAAGEERADA XABBADDA BOLISKU RIDO. Waxa uu sidan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Newly released documents from the Bill Clinton library provide a fascinating look at how the administration dealt with Somalia before, during and after the disastrous battle of Mogadishu, also known as Black Hawk Down, which resulted in the deaths of 18 U.S. troops and outraged the nation. In notes from a meeting in May of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mr. Gaboobe assumes that in the event he threatens and intimidate the government, this will facilitate him to gain his unlawful yearnings and perhaps this immoral practice has produced him successful benefits in the past. A threat is an act of coercion wherein an act of provocation against the legal institutions and Intimidation is […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:19-April-2014(SDN/QJ)-Iyadoo la Filayo in Dhawaan uu bilaabmi doono Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye uu Hargeysa ka Furmo Doono, ayaa waxa soo Baxaya Warar Sheegaya in Saraakiil sare oo Xisbiga ka Tirsani isu soo Taagi Doonaan Musharaxnimada Sallaanka sare ee Xisbiga. Muranka ka taagan Hannaanka shirka loo qaban doono iyo xubnaha ergooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:19-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa lagu Eedeeyey inuu Farogelin ku Hayo Cutubyo Ciiddamo ah oo la Aasaasayo, kuwaas oo gaar u ah ilaalinta Shirkadaha Shidaalka ka qodaya Somaliland. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helay Saraakiil sare oo wasaaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ka Tirsani, waxa muran ka Taagan yahay Qaabkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:19-April-2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Kenya Oo Awood badan ku leh Deegaanka Kismayo ayaa la sheegayaa inay bilowday Carqaladaynta Heshiis uu Ra’isal wasaare Cabdiweli Maalintii shalay ahayd kala Dhex dhigay dhinacyada isku Hayaa Halkaas. Sida ayaa sheegayaan wararka la helayaa ayaa sheegaya in Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka Kenya ee Halkaasi ku sugani ay hore ka bilaabeen inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London-April-19-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaymu ku turxaamineynaa xiddigga reer Ivory Coast iyo Man CityYaya Toure ayaa ka dhawaajiyey in laacibiinta Afrika marka la xulayo kuwa ugu wanaagsan in aan la qiimeyn,sabata oo ah Afrikaanimo. Yaya ayaa rumeysan in xifradiisa ciyaareed in la iska saabey,waxaana ila mid ah Diidier Drogba iyo xiddigga kale ee reer Cameroon […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho:19-April-2014 (SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka ah ee Somalia, ayaa ku dhawaaqday in la Qaadi Doono Tallaabooyin lagaga HOrtagayo Telefoonada la Dhegaysto kadib markii dhawaanahan la Dhegaystay Telefoonka Madaxweyne Xasan sheikh. Xilli uu Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Maxamed Ibraahim Xaaji La Hadlayey Idaacadda Dawladda, ayuu sheegay inay si dhaw ula socdaan In Sirdoonka Maraykanku ay dhegaystaan Telefoonada Madaxda […]
Posted in Uncategorized | Read More »