Home » 4:52 pm
Entries posted on “April, 2014”
Aan ku bilaabe tan iyo in-mudaaba waxa soo kordhaayay dhaliilo siyaasaded Iyo qaar MUSUQMASUQ oo saxaafada madaxa banaani ka diyaarinaysay maamulka hada talada somaliland haya ! waxase taa badalkeedii ay xukuumadu ku dhaqaaqday falal ay ku xidhayso saxaafada madaxa banaan ee dalkani leeyahay , waxase xadhiga dheera hagar daamooyin kale oo badan hadanse tusaale midi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarSabti19a.mp3″] Hargaysa SDN. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 19.April 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga dowladda Puntland Xasan Cismaan Aloore ayaa maalinkii shalay booqasho ugu tagay ciidanka difaaca ee ku sugan deegaanka Tukaraq. Taliyaha ciidanka Booliska Puntland,ku xigeenkiisa iyo saraakiil ammaan ayaa socdaalka wasiirka ee Tukaraq ku weheliyay wuxuna booqday meelaha ay kaga sugan yihiin ciidanka iyo sida ay ugud iyaarsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 19.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Sacuudiga ee Soomaaliya, Garam Binu Sayid Binu Garam. Madaxweynaha ayaa safiirka ku qaabilay aqalka madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, wuxuuna kala hadlay danjiraha sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Xasan Sheekh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta ka Hadlay Soo Dhaweyntii Loo Sameeyey Garaad Jaamac Garaad Saleebaan, Maamulka Puntladn-na ugu baaqay inay Faraha Kala Baxaan Arrimaha Bariga Somaliland, isagoo shacabka ku nool Gobolada Sool iyo Sanaag Barina ugu Baaqay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
19,APR.2014(SDN/QJ)- Wafigii Somaliland ee socdaalka u tegayey qaarada yurub ayaa soo gaadhay Caasimad dalkaa Ethiopia ee Adis Ababa, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiinta Safaaradda Somaliland ee Ethiopia, waftigan oo la filayo in ay maalmaha soo socda ku sugnaan doonaan dalka Ethiopia ayaa kulamo la qaatay Safiirka Safaaradda Somaliland ee Ethiopia Mud, Adan Nuux Dhuule […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Ururkii Rays ee la Midoobay Xisbiga Kulmiye Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi oo ayaa Xaflad uu ku qabtay Magaalada Hargaysa Waxa uu ku Cadeeyay in laga Bilaabo Maanta uu u Sharaxan yahay Jagada Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye . Xasan Maxamed Cali “Xasan Gaafaadhi” Waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Siyaasiga Ismaaciil Aadan Cismaan oo Ururkiisii Dalsan uu ku biiray Xisbiga Kulmiye oo maanta ka hadlayay Xaflad uu Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ku shaacinayay Hankiisa ku aadan u tartanka Jagada Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Sheegay in hadii damaca Murashaxnimadiisa la hor istaago ay samayn doonaan Urur lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
19,APR.2014(SDN/QJ)- R/wasaaraha Soomaliya, Abdiwali Sh. Ahmed, ayaa maanta dib ugu noqday Muqdisho kadib markii uu todobaad ku dhawaad shirar iyo kulanno kula lahaa Kismaayo madaxda maamulka Juba,odayaasha iyo qaybaha bulshada oo lagaga hadlay dib u heshiin iyo dhammeystirka heshiis hore loo gaaray. Qaar ka mid ah dhinacyada isku hayey arinta Kismayo ayaa sheegay in heshiisyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 19.April 2014 (SDN)- Dawladda Ingiriiska ,ayaa mar kale ku celisay digniintii amni ee ay ka gudbisay Somailand isla markaana sheegtay in magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera loo tegi karo oo kaliy arimo muhiim ah. socdaalada muhiimka ah oo keliya. Qoraal uu 17 April soo saaray xafiiska arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka Ingiriisku ee FCO, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »