Home » 4:22 am Entries posted on “April, 2014”

Maalgeliyihii Ururro Argagixiso OO Al-shabaab Ka Mid Tahay Oo Xilkii Laga Qaaday

Riyadh:20-April-2014 (SDN/QJ)-Sida ay baahiyeen Warbaahinta Reer Galbeedku, waxa muddo laga Joogo toban cisho shaqadii uu hayey laga Ruqseeyey masuulkii ugu sarreeyey sirdoonka dalka Sucuudiga Bandar Bin Sultan. Bandar Bin Sultan waxaa lagu tilmaami jiray inuu ahaa Ninka Aas’aasay Ururka Al-Qaacida Qeybta Yaman, Al Shabaabta Soomaaliya iyo Argagixiso farabadan sida “Free Syrian Army” oo lo Asaasay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Chalsea oo Wadnaha Farta Ku Haysa Markii Sunderland 2-1 Ku Khaarijisey.(By Jaahuur)

London- 19-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula kacaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo horyaalkii (Premier League) aan la garaneynin meesha uu u jihaysandoono. Saaxiibayaal horyaalka Iingiriiska ayaa si habsami ah u socda,walow aay naadiyada Liver pool,Chalsea iyo Man City aay qooorta iskula jiraan oo aan la sadaalin karin kooxdii ku guuleysan lahayd. Haddaba ciyaar […]

Posted in Sports | Read More »

xaflad aad loo soo habeyey ee xisbiga wadani oo si toosa uga socota london si toos uga dawo qurbejoog

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali President: “Saudi Arabia has been a constant friend to Somalia throughout the years of trouble”

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new Ambassador from the Kingdom of Saudi Arabia to Somalia and said, “Saudi Arabia has been a constant friend to Somalia throughout the years of trouble.” His Excellency Garam Bin Said Bin Garam Almulhan presented his credentials to the President in Villa Somalia, Mogadishu. Accompanied by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed concludes visit to Kismayo

Mogadishu, Saturday, 19 April 2014 – His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed concluded his seven-day working visit to Kismayo with a ceremony to mark the progress made during his visit. The ceremony signals the success of the visit of H.E. the Prime Minister and the commitment of the Interim Jubba Administration (IJA) and other […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rw. Cabdiweli “Safarkii Kismaayo Wuxuu qayb ka ahaa qorshaha Xukuumadda ee Dib-u-heshiisiinta Dalka”

Muqdisho, April 19.2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar shaqo oo 8 cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey xubno ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

JAALIYADDA SOMALILAND EE MALAYSIA OO DOORATEY HOGAAN CUSUB!

Xaley ayaa Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadankan Malaysia ku dooratey Gudoomiye Cusub oo xilka hayn doona sannadka soo socda caasimadda dalkan Malaysia ee Kuala Lumpur, halkaas oo uu xilkii kala wareegay gudoomiyihii hore Shafici Axmed Cali, oo isagu haatan wadankan Malaysia dibadda kaga maqan. Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda Somaliland ee Malaysia Guuleed Cabdi Cabdillahi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Anigu Waxaan ahay Khaatumada Somaliland,Dhul bahantana Wuu kala tagay” Xildhibaan Indho Indho {DHAGAYSO}

Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Sheegay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud uu Jebiyay Qodobadii lagu heshiiyay ee Shirkii Turkiga isla markaana uu diyaarad u soo diray Deegaan ka tirsan Somaliland. Xildhibaan Indho Indho Waxa uu Sheegay inuu Isagu yahay Khaatumada Somaliland halka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Cali Maxamed Waran Cade Aniga Madaxdaydii Ayuu Ahaa Imagarayshanka Aniga Ayaa Ka Badalay Laakiin Imika Siyaasi Ayuu Noqday “ General Gaafow Daawo

Muqdisho 19.April 2014 (SDN)- Madaxa Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Somaliya General Cabdilaahi Gaafow Ayaa Waraysi Uu Siiyey Tvga HCTV Maanta  Waxa Uu Kaga Hadlay Arimo Doora. General Gaafow Waxa uu sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade uu u ahaa Madax Waxaanu Xusay inuu isagu ka bedelay Laanta Socdaalka . […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Inaan wada-hadal la galo maamulka la yiraahdo Jubba iska daaye, marna ma aqoonsan doonno, waxaan la geli doonaa dagaal,” Bare Hiiraale

Kismaayo 19.April 2014 (SDN)- Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale),ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaan(Axmed madoobe)waxaanu nasiib darro ku tilmaamay booqashadii uu Raysal-wasaaraha Soomaaliya ku tegay Muqdisho. Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu ku sheegay Col. Hiiraale in magaalada Kismaayo uu ka jiro xasuuq, isla markaana dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »