Home » 9:06 am Entries posted on “April, 2014”

Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xildhibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal daawasho wacan

London 20April14(SDN) Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xilshibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal shegay in gobolka Awdal uu khilaaf ka jiro kuna tilmamay in waxa taleex ka dhacay iyo wax wayn ka dhici doono waraysigan oo dhamaystiran daawasho wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Xalay Xafiiskiisa Ku qaabilay Xubno aan Miisan Siyaasadeed lahayn oo dhawaan iska Xaadiriyay Xisbiga Kulmiye

20,Apr.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul xaakimka Kulmiye […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garyaqaanada Dalka Kenya oo Ku biiray Canbaaraynta Hawlgaladda ay Ciidamada Amaanku ka wadaan Xaafadda Islii

20,Apr.2014(SDN/QJ)-Garyaqaanada dalka Kenya,ayaa madaxda dawaladda waxay ku  canbaareeyeen dalabaadda ay dib ugu celinayso dadka Qoxoontiga ah ee haysta Kaadhka Qoxoontinimo Xeryaha Qaxoontiga  ee Dhadhaab iyo Kaakuma ee dalka Kenya. Waxaana ay shegeen in talaabadaasi ay kazoo horjeedo xeerarka Caalamaiga iyo kuwa Gobolkaba.iyaga oo intaas raaciyay in hadii ay sii socdaan dacadiyadda ka dhanka ah dad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Amarkii Xukuumadda iyo Shirkadaha Isgaadhiinta Oo Iskaashanayaa Albaabada ugu Laabeen Websayt-ka Haatuf Oo Barkuma-taal Noqday

Hargeysa:20-April-2014(SDN/QJ)-Waxa wali si caadi ah gebi ahaanba Somaliland looga Booqanayaa Shabakadii uu Wargeyska Xayiran ee Haatuf ku lahaa Barta Internet-ka oo ay dhawaan Amar ka yimi xukuumadda ku xannibeen Shirkadaha  isgaadhsiinta ee Somaliland ka hawlgalaa. Tallaabadaas ay shirkaduhu qaadeen markii ugu horraysay taariikhda ayaa barkuma taal noqotay, waxana gebi ahaanba ay tahli kari waayeen inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DHEGEYSO:Gabayga Diilintii Cagaarayd”Xirsi dalab halkuu doonayiyo darajo loo dhiibye, Morganyare dilaalbuu noqdoo doonyo soo raraye”

Ottawa April 20,2014(SDN/QJ)-Abwaan Khadar Keyse ayaa mar kale curiyay gabay isugu jira jawaab iyo ka waranka wacdiga dalka oo la yidhaahdo Diilintii Cagaareyd. Abwaanka ayaa na soo gaar-siiyay Gabayga oo qoraal iyo maqalba ah ee ka bogta. [peckplayer id=”1″ sound=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/diilintii.mp3]   Diilintii Cagaarayd   Dhaaxaan dulqaad muujiyoon daahay hadalkiiye Dhaaxaan waxbadan daa lahaa doodna aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Alshabaab Oo Sheegtay Inay Qudha Ka Jareen Taliye-ku-xigeenkii Labaad ee Ciidanka Djibouti u Joogay Hiiraan

Buulo-burde:20-April-2014(SDN/QJ)-Dagaal Qadhaadh oo Maalintii shalay Dhex maray Ciidamada Huwanta ah iyo Kooxaha Al-shabaab ayaa waxa Haatan Guulo ka Sheeganaya Kooxda Al-shabaab. Afhayeenka dhanka dagaalada iyo dilalka ururka Al-Shabaab C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay Buulo Burde ay ku dilleen sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Jabuuti. Abuu Muscab ayaa sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’adda UNHCR Oo Markale Walaac Ka Muujisay Naxariis Darrada Kenya Ku Hayso Somalida Nairobi Deggen

Muqdisho:20-April-2014 (SDN/QJ)-Tallaabooyinka Qalafsan ee Kenya ku Hayso Somalida Deggen dalkeeda, ayaa waxa mar kale ka Hadlay Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Warbixinta ayaa lagu sheegay in hay’adda UNHCR ay ku guuleystay inay dib u sii deyso dadka Soomaalida ah ee haysatay kaadhka aqoonsiga ee Qaxootiga, kuwaasi oo xabsi ahaan loogu xidhay garoonka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

St. Cloud police focus on outreach to immigrant and refugee populations

For almost a decade, the St. Cloud Police Department has quietly worked with immigrant and refugee populations within the city. Those years of building relationships have paid dividends — dividends that are being noticed within the city limits and outside St. Cloud. “Wherever I go, if I speak about the St. Cloud police, (people) think […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Terrorist Campaign Strikes Mombasa as Somali Conflict Spreads South

Kenyan authorities in the coastal city of Mombasa arrested two individuals on March 17 as they drove a vehicle laden with explosives into the city. Authorities believed that the two men were part of a larger cell of 11 who were planning a campaign of terror that would have culminated in the deployment of a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhaqdhaqaaqyo Militari Oo Puntland Ka Waddo Deegaanada Sool, Masuuliyiin Guubaabo ula Yimi Ciidanka iyo Somaliland Oo Aan Tallaabo Qaadin wali

Garowe:20-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada Puntland eek u sugan Deegaanada ku Teedsan Xuduudda Somaliland ayaa Halkaas ka wada dhaq-dhaqaaqyo iyo diyaar garow  dagaal oo ka dhan ah Ciidanka Qaranka Somaliland ee Halkaasi ku sugan. Sida ay sheegayaan wararka deegaankaas ka imanaya waxa Ciidanka  Puntland ee Halkaas ku sugani ay farriimo ka helayaan Madaxdooda iyo masuuliyiintooda, kuwaa oo ku dhiirrigelinaya […]

Posted in Uncategorized | Read More »