Home » 4:40 pm
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena Waxaa ka soo Gaadhay Dhaawac kadib markii ay Qaar ka mid ah Maxaabiista ku Xidhan Xabsiga Dhexe ee Caasimada ay isku dayeen inay ka baxsadaan Xabsiga,hasa yeeshee Waxaa lagu Guulaystay in dib loo wada qabqabto Maxaabiistaas. Xukuumada Somaliland ayaa ku Tilmaantay Dhacdadan isku day […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga, , ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka. Waxay cabaareeyeen Xadhiga Xukumaddu kula kacdo Xarumaha warbaahinta iyo weriyeyaasha. Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ku hadlayay Afka Madasha wadatashiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Cabdirashiid Riyo-raac oo isna ku hadlayay Afka Xisbiga Waddani ayaa Maanta Cambaareeyay Cabudhinta Saxaafadda Mas’uulkan u Hadlay Xisbiga Waddani waxa uu Sheegay in Sharcigii Waddanka ay Xukuumadu ku Tumatay Isla markaana ay Subax kasta Jebinayso Qodob distoori ah . Cabdi rashiid Riyo Raac Waxa uu Sheegay in qofka Bini’aadanka ahi u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
20,Apr.2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ,ayaa soo saartay digniin ay uga digayso Kooxo ay ku shegaty iany Nabad diid yihiin oo dalka Qas iyo Qalalaase ay ku la dhex jiraan dadka iyo dalka Somaliland. waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda Arimaha Dibadda uuu u dhignaa sida tan ” Qoddobka 10aad ee Dastuurka Somaliland wuxuu qeexayaa in ay Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
20,Apr.2014(SDN/QJ)-wararka soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews,ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise oo ka mid ah kooxo Qas ka wada magaaladda Taleex ee Somaliland. Sida wararka Hordhaca ah ee ka soo baxaya kooxdani ay sheegayaan waxay ka soo kicitimeen magaaladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:20-April-2014(SDN)-Waxa warar dheeraad ah laga Helayaa dhacdadii Maanta gelinkii dambe ka dhacday Jeelka weyn ee Hargeysa oo ay maxaabiisi rasaas la dhaceen ciidankii Halkaas ilaalinayey. Sida uu wasiirka wasaaradda Caddaalada Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale u sheegay Idaacadda BBC-da, waxa dhintay Hal askari, halka uu midkalena dhaawacmay. Ciidankan dhibaatadu gaadhay, ayaa la sheegayaa inay rasaas Nool […]
Posted in Uncategorized | Read More »
20,Apr.2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa dagaal shalay ka dhacay degmada Buulo Burde ay ku dileen Taliye kuxigeenkii Ciidamada. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka hadlayay dagaalkii shalay ayaa sheegay in Ciidamada Jabuuti ka dileen Taliye kuxigeenkii ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena waa dhaawac ka dib markii Nin ka tirsan Maxaabiis Budhac badeedah oo ku xidhan Jeelka Weyn ee Hargeysa uu Tacshiirad ku furay Askarta Duhurnimadii maanta. Dhawr Maxbuuska ayaa Wararku Sheegayaan inay la soo baxeen Baastoolado ay ku dhex haysteen Gudaha Xabsiga oo aan la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xaji Barre “Buluf” (AUN) waxaa uu ahaa nin ay garan karaan dadka loo yaqaano “reer Kismaayoodkii hore” qabiilkay rabaan Soomaali ha ka ahaadaane. Sidoo kale, waxaa fahmi kara macnaha naanaystiisa “Buluf” qofkii reer Kismaayo ahaa intii aysan dhalan dowladii meliteriga ahayd ee la riday sanadkii 1990kii. Barre Buluf iyo naanaystiisa oo caan ku ah Kismaayo, […]
Posted in Uncategorized | Read More »