Home » 2:56 am Entries posted on “April, 2014”

Shan Wariye Oo Somaliland Ku Xidhay Laascaanood iyo Sababta Xadhigooda Keentay

Lascanod:21-April-2014(SDN/QJ)-Wariyayaal ku sugan Magaalada Lascanod oo La Hadlay Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in halkaa lagu xidhay shan wariye Maalintii shalay. Shanta wariye ee la xidhay ayaa la sheegay in qaarkood wakiillo u ahaayeen warbaahinta ka Hawlgasha Somalia oo waliba Muuqaal ah, halka labada kalena ay ahaayeen wariyayaal madax bannaan oo mihnaddaas ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamij xiiso badan oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk dawasho wacan

London21April14 (SDN)Baraamij xiiso badan  oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk  wariye Duraan iyo Socoto , Amina muuse wahileye iyo  Deeqa Qulumbe barimjkanWadaniga ee ay daadihiso  wariye  Shukri oo ka hawlgasha somalichenel oo dhawaan soo gadhay wadankan uk ay fikradeeda ledahay oo wariyaashi iyaga si toosa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xisbiga Kulmiye Waa Xisbi Dimuqraadi Ah ,Xasan Gaafaadhina Xaq Ayaa Uu U Leeyahay Inuu Isku Soo Sharaxo” Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Ka Hadlay Xiliga Uu Qabsoomi Doono Shirweynaha Xisbiga Kulmiye. Waxa Kale Oo Abuukar Xaamud Jibriil Uu Ka Hadlay Musharaxnimada Guddoomiye Ku Xiggeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Uu Isku Soo Sharaxay Xasan Gaafaadhi Oo Ahaa Guddoomiyihii Ururkii Doorashada Ku Hadhay Ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Jirriiban

Axad 20, 04, 2014(SDN/QJ)— Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo  maalmahanba safaro kala duwan ku marayayey deegaano ka tirsan goblka mudug ayaa maanta gaaray degmada Jirriiban oo ka mid ah degmooyinka gobolka mudug. Madaxweyne Gaas iyo mas’uuliyiinta la socota oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Denmark, Norway resist calls to ban circumcision

Resisting calls to ban the non-medical circumcision of boys, the governments of Norway and Denmark have taken steps to preserve the practice’s legal status.   Norway’s health ministry has submitted a bill that proposes placing some limitations and fees on ritual circumcision but not banning it outright, while Denmark’s health board issued guidelines stating that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Duale changed his stand on the ongoing security operation

Leader of Majority in the National assembly, Aden Duale, has changed his stand on the ongoing security operation in the country, stating that he is now fully behind the government in flushing out criminal elements. Speaking for the first time after his remarks in Eastleigh two weeks ago, that ignited a wave of condemnation, the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Hadi receives Djiboutian Information Minister

SANA’A (Saba)- President Abdu Rabbu Mansour Hadi received on Sunday in his office at the Presidential Palace a delegation of Djibouti led by the Minister of Information, Ali Hassan Bahdon. Hadi during the meeting indicated to the depth of strong relations between Yemen and Djibouti at various fields, praising highly the level of the two […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali President: “The culture of lawlessness that has plagued Somalia for the last 23 years is coming to an end.”

Mogadishu, 20 April 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today attended the opening of the National Security Conference in Mogadishu. Attendees included representatives of all segments of Somali society along with experts from the security apparatus and the international community. The conference aims to achieve successful engagement […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxwey​ne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanay​aa.”

Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarAxad20a.mp3″] Hargaysa SDN. […]

Posted in Uncategorized | Read More »