Home » 7:38 am Entries posted on “April, 2014”

Siyaasiga Cismaan Hindi oo Soo Dhaweeyay Murashaxnimada Xasan Gaafaadhi ee G/ku-Xigeenka 1-aad Kulmiye

21,Apr.2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madaxa banana,ayaa sheegay inuu Xasan Gaafaadhi uu xaq u leeyahayb inuu isu sharaxo Jaggadda Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Taladda Dalka Haye ee Kulmiye.sidaana waxa uu ku sheegay mar qaar ka tirsan Warbaahinta Maxaliga ah ee Somaliland ugu waramayay Magaaladda Hargaysa. Waxa uu tilmaamay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bahda Qurbejoog.com oo Tacsi u direysa reer Hassan Haji Adan

Inaa lilaahi waa inaa ileeyhi raajacuun Bahda shebekeda Somalidiasporanews.com/qurbejoog.com waxa halkan ay tacsi uga diryaan dhamaan reer Xasan Xaaji Aadan isla markaana ay eebe uga baryayaan  Marxuum Maxamuud Xasan Xaaji Aadan oo dhawaan Hargeysa ku geeriyooday in uu Janadii Fardoosa ka waaraabiyo. Ehel,Qaraabo iyo Qoysba intii uu Marxuumku ka baxayna waxaanu leenahay eebe Samir iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

OGEYSIIS ku socda Xubnaha Ururka Gaaroodi

Ogaysiis waxa dhamaan la ogaysiinayaa xubnaha ururka Garoodi(GWDA) ee UK & qaarada Yurub in ay si xishmad & sharaf leh uga soo qayb galaan shirk oodii shan sanadood laha ahaa oo qabsoomi doonaa maalinta jimcaha ee taariikhdu tahay 02/05/2014 wakhtiga 18.00-00.00 habeenimo.goobta shirku ka dhacayo waa meel caan ah Fadlan wakhtiga ilaaliya. Daimond Hotel 124 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The investor helping Somali businesses

Earlier this year Mohamed Ali was reminded once again of the dangers of living and working in the Somali capital, Mogadishu. Islamic militants attacked the presidential compound on 22 February, when his father was praying inside its mosque. Mr Ali’s dad escaped injury, but nine others were killed. “It was a very emotional moment,” says […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladaha Denmark iyo Norway oo ka dhaga adeygay mumnuucida Gudniinka Fircooniga ah

Oslo April 21,2014(SDN)-Dawladaha Denmark iyo Norway ayaa iska indho tiraya dalabaadka in ay manuucaan gudniinka inamada ee aan aheyn ka caafimaad. Dawlaahana ayaa haatan weliba qaaday tilaabooyin hor leh oo ay dhaqankaasi ku sharciyeynayaan. Wasaarada Caafimaadka ee Norway ayaa soo bandhigtay sharci ay ku xadideyso isla markaana ay khidmad ku lareyso gudniinka dhaqanka ah halkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha dalka Yemen oo qaabilay wefdi reer Jabuuti ah oo Wasiirka Warfaafintu hogaaminayay

Sanca April 21,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Yemen Cabdu Rabu Mansoor Xadi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socday dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo booqasho dalkaa ku jooga. Wefdiga reer Jabuuti oo uu hogaaminayo wasiirka Warfaafinta Md Cali Xasan Bahdoon iyo Madaxweyne Xadi ayaa ka wada hadlay cilaqaadka qotada dheer ee labada dal sidii hore loogu sii marin lahaa. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Amisom Oo Xalay Qaraxyo Lagula Eegtay Dhoobley iyo Dagaal Halkaasi Ka Dhacay

Dhoobley:21-April-2014(SDN/QJ)-Wararka Saaka ka imanaya Deegaanka Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas xalay uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu ka bilaawday ka dib markii ciidamada Amisom gaadhi ay wateen lagu qarxiyay duleedka Dhuubley halkaasna uu ka bilaawday dagaal laysku adeegsaday hubka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay In Qalalaasaha Syria Iyo Somalia Ka Taagani Caqabad ku Yihiin Gargaarkii ay Bixin lahaayeen

London:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Guddida Gargaarka ee Dawaladda Britain William Shawcross, ayaa amnidarrda ka jirta Syria iyo Somalia ku sheegay caqabad hortaagan gargaarkii ay bixin jireen. Guddoomiyaha ayaa Hadalkanu ku sheegay waraysi uu siiyey Wargeyska The Sunday Times, isagoo ka hadlay amniga dalka Syria iyo saameynta gargaarkooda.   Wuxuu sheegay in dalka Syria kooxa ka dagaalama mararka qaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arrimaha Murugsan Ee Jubbooyinka

Helesinki:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafaadka ka taagan Degaanka Kismayo iyo dhinacyada isku Haya halkaasi. Guddoomiye Faysal oo u warramayey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in jidka loo maray Dib u heshiisiina Jubbooyinku ay yihiin kuwa aan sax ahayn oo meel qaldan la marayo. “22-kaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ilayn waa Xukuummad leh hab dhaqankii tii Siyaad Barre oo lafteedu Faqash kale ahe waxay jecel yihiin madal……” Cali gurey

Hargeysa:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiye Ku -Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID,Cali  Maxamed  Yuusuf (Cali Guray),ayaa Dareen shaki leh ka muujiyey hannaankii si wada jir ah loogu xusi lahaa maalinta Madax-bannaanida Somaliland ee 18-ka May. Cali Gurey, Waxaa kale oo uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay inay la mid tahay tii Kali taliye Siyaad Barre oo muddo 21 sannadood ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »