Home » 5:05 pm Entries posted on “April, 2014”

Prime Minister: “Those who carried out this cowardly attack will face justice”

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his condolences to the family, friends and colleagues of MP Isaak Mohamed Rino and wished parliamentarian Mohamed Ali a speedy recovery. H.E Prime Minister called on security agencies to bring the perpetrators to justice. The Prime Minister, said: “My Cabinet and I send our condolences to the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka”

Moqdisho, 21, April, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka  ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo qabanayey Shaqaalaha Wasaaradda, Siminaarka ayaa waxaa ka soo qayb galay kaabayaasha Garsoorka, sida Ciidanka Asluubta, Garyaqaanada, Nootaayooninka, iyo Garsoorayaal. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caddaaladda iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Please send this petition to your Canadian MP

Please send this petition to your Canadian MP . Email title could be Somaliland deserves internation recognition/Le Somaliland mérite une reconnaissance internationale You may also forward this message to Canada foreign affair minister  John Baird       john.baird@parl.gc.ca Liberal Leader   Justin Trudeau                 justin.trudeau@parl.gc.ca NDP leader Thomas Mulcair […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali PM vows to bring those behind killing of MP

MOGADISHU, April 21 (Xinhua) — Somali government on Monday deplored the killing of a lawmaker in Mogadishu as “a cowardly attack” and vowed to bring to justice those behind the deadly bomb blast, an official statement said. Isaq Mohamed Riino, member of the Somali federal parliament, was killed in the blast while another MP, Mohamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Confidential Document Reveals Power Struggle Between Central and Federal States

A confidential report received by Dalsan Radio reveals how federal states and influential politicians in Somalia are trying to lobby secretly by use of external forces to undermine the powers of the central government in Mogadishu. An exclusive document obtained by the station discloses how some politicians are pushing for a road map to amend […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarIsniin21a.mp3″] […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali lawmaker killed by Mogadishu car bomb: PM

Mogadishu (AFP) – A Somali lawmaker was assassinated and another wounded on Monday by a car bomb in Mogadishu, the prime minister said, the latest in a series of bomb attacks in the war-ravaged capital. “Somalia has today lost a committed parliamentarian who worked tirelessly to serve the people of Somalia and help rebuild our […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘Support Somali state or risk takeover’

Jens Mjaugedal, Special Envoy of Norway to Somalia, is frustrated… which is hardly surprising given his mission to try to turn Somalia, the world’s most failed state for many years, into a success. The biggest problem in Somalia is how to keep the deadly al-Qaeda-affiliated Islamist militant group al-Shabaab at bay. The AU’s robust peacekeeping […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeer Ilaalinta Somaliland oo Ugu Baaqday Madaxda Wargayska Haatuf inay ka Soo Baxaan Xabsi Guriga Cadaaladana Qaabilaan {DHAGAYSO}

Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mire Ayaa Ka Hadlay Eedaymo Uu Sheegay In Ay Uga Yimaadeen Maamulka Wargayska Haatuf Oo Dhawaan Xukumada Ay Xayirtay. Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Maamulka Wargayska Haatuf U Banaan Tahay In Ay Iska Difaacaan Dawcada Maxkamada U Taal, Isla Markaana Marar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Ucid oo Wax aan la Aqbali karin ku Tilmaamay Dhacdadii Jeelka Hargaysa Dawladana ka dalbaday inay War cad ka bixiso

Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay war cad ka siiso bulshada reer Somaliland dhacdadii jeelka weyn ee Hargeysa  ee ay maxaabiistu ku baxsatay isla markaana hal askari ku dhintay laba kalena ku dhaawacmeen. Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid oo maanta ka hadashay dhacdada jeelka weyn […]

Posted in Uncategorized | Read More »