Home » 3:21 am Entries posted on “April, 2014”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya Oo Soo Rogtay Amar Jaahwareer Badan Dhaliyey Oo Ay Fulintiisu Adag Tahay

Nairobi:22-April-2014(SDN/QJ)-Amar cusub oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa waajibiyay in xog laga ururiyo dadka guryaha kireeysta, kaas oo mulkiileyaasha halis u galinaya inay si muddo gaaban ah ku waayaan guryahooda iyo dakhliga ka soo gala kirada. Amarkan ayaa sidoo kale waxa ka dhalan karaya  in macluumaad muhiim ah oo dadku leeyihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Waraysi doorka dhalinyarada ee Qurbaha oo HCTV la yeeshay Suxufi Abdi Xarago

Hargeysa April 22,2014(SDN)-Waa barnaamijka dhalinyarada ee ka baxa TV-ga HornCable ayaa todobaadkan waxa marti ku ah suxufiga Cabdi Baaruud Yuusux oo xarado lagu naaneyso waxaana looga hadlayaa Dhalinyarada iyo Qurbaha. Cabdi Xarago ayaa si mug leh uga waramaya waayaha Qurbaha,fursadaha iyo caqabadaha ay dhalinyaradu kala kulanto Qurbaha. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Wariye Ka Tirsanaa Idaacadda Dalsan Oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Muqdisho

Muqdisho:22-April-2014(SDN/QJ)-Mid ka mid ah Wariyayaashii ka hawlgeli jirey Idacaadda Maxalliga ah ee Dalsan Magaagalada Muqdisho, ayaa Kooxo Hubaysani Makhribkii xalay ku dileen Magaalada Muqdisho. Wariyaha la Dilay ayaa lagu Magacaabi jirey Maxamed Xasan Camaar, waxana lagu dilay Suuqa weyn ee Bakaaraha xilli uu Halkaas marayey. Marxuumka ayaa la sheegay in ay dileen rag ku hubeysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Kooxdaasi Kamay Mid Ahayn Ciidanka Qaranka Somaliland-e Waxay AHaayeen Fallaago Habeen Meel u Hoyata….”Badhasaabka Gobolka Badhan

Badhan:22-April-2014(SDN/QJ)-Madaxda Sare ee Gobolka Badhan, gaar ahaan Badhasaabka Gobolka Badhan Cadixakiin Maxamed Wahaabi, ayaa ka Hadlay Ciidamo ka  tirsnanaa kuwa Gobolkaas Somaliladn u joogay uu isu dhiibay Maamulka Puntland. Guddoomiye Wahaabi oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa ciidankaas ku sheegay kaliya wax aan ka badnayn Soddon Askari oo watay Laba gaadhi oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali-Kenyans launch ‘I am not a terrorist’ campaign

Kenya Police have recently begun terror crackdown in Nairobi’s Eastleigh State – dubbed as little Mogadishu, after series of explosions that killed several people in the neighborhood. Eastleigh, which is located east of the Central Business District, nicknamed Somalia’s capital due to its large Somali inhabitants. The neighborhood is the home of a large number […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tiro ka Tirsan Ciidanka Somaliland ee Aagga Bariga Sanaag Oo Isu Dhiibay Maamulka Puntland

Garowe:22-April-2014(SDN/QJ)-Caasimadda Puntland ee Garowe waxa Galabnimadii shalay lagu soo Dhaweeyey Ciidamo ka Tirsanaa kuwa Somaliland oo Fadhiisimo ku lahaa Deegaanada Carmaale iuyo Laasqoray ee Gobolka Sanaag, kuwaas oo isku dhiiba Maamulka Puntlnad. Gaashaanle sare Maxamed Saalax Tus-baxle oo ahaa taliyaha ciidamada Soomaaliland ee bariga Sanaag ayaa horkacayey ciidamada oo ku dhow ilaa 200 oo askari, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘I’d rather face death in Somalia than be destitute in Hong Kong’, says asylum seeker

An experience of the worst in humanity was not what Ibrahim Mohamed Hussein expected when he touched down in Hong Kong eight months ago, fresh from persecution in Africa. On his flight to the city, the Somali journalist was clutching desperately at a remote hope of seeking asylum protection. Now Hussein, 36, just wants to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Siyaasi Axmed Dheere”Xubnaha beelaha ee Xisbiga Kulmiye waxa ka mid ah shaqaale Dawladeed waana sharci daro”

Berbera April 22,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Berbera ee Axmed Dheere  oo ka mida gollaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa ka waramay faro-gelin ay xukuumada  Somaliland ku heyso xulitaanka ergada xisbiga Kulmiye ee khilaafkiisu daba dheeraaday. Siyaasi Axmed Dheere oo szxaafada kula hadlay Berbera ayaa sheegay in xukuumadu shaqaale dawladeed ku dartay ergadaXisbiga taas oo sharciga baalmarsan,HOOS KA […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Dil oo Maanta iyo Shalay ka Dhacay Magaalada Laascaanood iyo Booliska oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

Laascaanood 21.April 2014 (SDN)- Waxaa Maanta iyo Shalay ka Dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool laba dil oo Mid ka Mid ah lagu Khaarajiyay Askari ka Tirsan Ciidanka Booliska oo lagu magacaabo alle ha u naxariistee Marxuun Marxuun C.qani Faarax Jaamac Kaas oo uu Khaarajiyay Gacan ku dhiigle C.naasir Axmed Maxamed . Sidoo kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino)

Mogadishu, 21 April 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta Qarax lala beegsaday isaga iyo gaarigiisa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, […]

Posted in Uncategorized | Read More »