Home » 5:53 am Entries posted on “April, 2014”

Somali Parliament Pushes for Stricter Monitoring of Govt Spending

Mogadishu — After a closed session on Sunday (April 20th) attended by the speaker of the Somali parliament, his two deputies, the 15 parliamentary committee chairs and ministry officials, lawmakers said they were still unsatisfied with Ministry of Finance’s budgetary accounting. The details about last year’s expenditures remain “unclear” and other requested changes to this […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabinet discusses plans for regional administrations

Cabinet, chaired by His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today discussed the importance of establishing local regional administrations across Somalia. Ministers discussed the process and plans for establishing regional administrations and how this must be achieved in accordance with the Somali Constitution. Addressing Cabinet, H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed stressed that priority must […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister: “The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his deepest and most heartfelt condolences to the families and friends of Member of Parliament Abdiaziiz Isaak Mursal, Secretary of Parliament’s Natural Resources Committee. The horrific and deplorable killings of two members of parliament have shocked the nation. Sending his condolences Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, said: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali President: “Burundi’s participation in the AMISOM mission has made a massive contribution to the improving security situation in Somalia.”

Mogadishu, 23 April 2014. His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the Burundian President, Pierre Nkurunziza, to Somalia and said, “Burundi’s participation in the AMISOM mission has made a massive contribution to the improving security situation in Somalia.” During his time in Somalia, President Nkurunziza will also meet with the AMISOM Force Commander, Burundian […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mulkiilaha shirkada Magan`s Taxi (Mahad Xaaji Good) oo $10,000 Dollar ugu deeqay dhismaha Wadada Cad ee isku xidha Hargeysa – Sallaxley – Ina Guuxaa.

Hargeysa April 23,2014(SDN/QJ)-Tan iyo markii Beelwaynta Ciidagale bilaabeen dhisida Wadada Cad ee Hargeisa – Sallaxley – Ina Guuxaa, waxa jiray Shakhsiyad, Shirkado iyo Magalooyin kaalin weyn ka qaatay mashruucaa dib u dhiska. Shaki la`aan, shakhsiga koowaad ee la`aantii aanay suurtogasheen hawshaa dhismaha wadada cadi waa Ganacsade Mudane Cumar Caydiid. Sida uu sheegay Sh. Maxamed Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka DF Oo Ka Hadlay Wax-ka-bedelka Dastuurka iyo Wadahadalladii Somalia iyo Somaliland

Muqdisho:23-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Somalia Faarax Sheekh Cabdiqaadir, ayaa sheegay inay qorshihiisa koowaad ugu jirto sidii Distoorka wax looga Bedeli isla-markaana dhidibada loogu taagi lahaa Dhismaha Maamul-goboleedyada iyo waliba Wadahadalladii u dhexeeyey Somalia iyo Somaliland. Faarax waxa uu xilka uu hadda hayo qabtay January 2014-kii markii uu Ra’iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu shaaciyay golihiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday

Garacad:23-April-2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka Badbaaday isku day Di loo uu la Beegsaday mid ka mid ah Ilaaladiisa gaarka ahi. Sida ay Daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Somalidu, waxa rasaas Madaxweynaha oodda Kaga Qaaday Mid ka mid ragga ilaalada u ah, isagoo halkaas ku dilay Askari kale, waxana uu  dhaawac u geystay laba  qof […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wiil Uu Dhalay Maskaxdii Ka Dambaysay Film-kii Fitna Oo Islaamka Qaatay Kuna Wajahan Xaramka

Feynoord:23-April-2013(SDN/QJ)-Waxaa diinta Islaamka qaatay wiil uu dhalay Arnoud van Doorn oo ah nin Holandiis ah, kaas oo sannadkii 2008 faafiyey filim diinta Islaamka meel-ka-dhac ku ahaa cadho badanna ka dhaliyey dunida muslimka ah. Arnoud  ayaa la sheegay inuu Diinta Islaamka ku Biiray Sanadkii hore ee ina dhaafay. Wiilka oo lagu magacaabo Iskander Amien De Vrie […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobay Oo Cambaaraysay Dilkii Muqdisho Loogu Geystay Xildhibaan Mursan iyo Wariye Camaar

Nairobi:23-April-2014 (SDN)-Wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia ayaa  cambaareeyey Dilkii shalay Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Cabdicasiis isaaq mursal. Mudane Kay ayaa sheegay inuu aad uga xumaaday dilka Xildhibaankaasi, isagoona sidoo kale cambaareeyay dilka wariye Maxamed Cumar Maxamed (Camaar)  oo fiidkii isniinta lagu dilay gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Wuxuu kaloo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiiradda oo dood ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada

Muqdisho, April 23, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada dalka. Golaha ayaa dood dheer ka yeeshay muhiimadda ay leedahay in si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka loo sameeyo maamulada gobolada, […]

Posted in Uncategorized | Read More »