Home » 1:05 pm Entries posted on “April, 2014”

Ina Xaashi Kala Daadi, Duli-nimona May’seegin Dayaxiina Wuu Dhacay! Qalinkii Calimahdi Jibriil Xasan Shiikh

Somaliland waa dal ku dhisan isku duubni iyo deegaano kala duwan oo isku tashaday waa dal yar oo doorta madaxweyne, kaas oo deegaanada iyo gobolada kala duwan ee dalka  ka soo xusha xubno wasiiro ah oo uu ku tuhmayo dedaal iyo hawl karnimo aqoon uu filo in uu ku hanan karo isku xidhka horumarka adkaynta amaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal Xoogan oo u Dhaxeeya Ciidamadda Milatariga Somalia,ayaa Ka Socda Duleedka Af-gooye

23,Apr.2o14(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu hada kasocdo deegaanka Tixsiile ee Duleedka Degmada Afgooye. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada, waxaan la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan , Wariye kusugan Degmada Afgooye ayaa sheegaya in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wajigii 2-aad ee Jidka isku xidha Sallaxley iyo Hargaysa oo si Rasmi ah loo Dhaqaajiyay

23,Apr.2o14(SDN/QJ)-Waxa todobaadkan si rasmi loo dhaqaajiyay Wajigii 2-aad ee Wadada cad ee isku xidha Magaalooyinka Sallaxley.wajigan labaad ayaa noqonaya inta u dhaxaysa Tuulooyinka Toon ilaa Qool-cadey. Sida uu goordhayd u Sheegay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,Gudoomiyaha Gudiga Wadada Cad,Cali Ibraahim (Cali Sanyare),iyada oo 5 km ee ugu horeeya ay Bixinayso Xukuumadda JSL,halka 15 kalena,ay tuurta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Danjire Nichlos Kay Oo Si Saraaxadleh Uga Sheekeeyey Kulankii Uu Madaxweyne Siilaanyo Layeeshay Iyo Weedhihii Lagu Yidhi Ee Aanu Wali Iloobin

23,Apr.2014(SDN/Q Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr. Nicholas Kay ayaa si saraaxad leh uga hadlay kulankii uu sannadkii hore la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, markaas oo lagu wargeliyay inaanu xafiiskiisu ka shaqayn karin Somaliland maadaama oo uu ka soo horjeedo danaha qaranka Somaliland.   Danjire Nicholas Kay, oo shalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabaab oo ku Goodiday inay sii wadayaan Ugaadhsiga Xildhibaanadda Baarlamaanka Somalia

23,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ku hanjabay inay sii wadayaan dilalka ay u geysanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii 24-saac gudahood lagu dilay magaalada Muqdisho Labo xildhibaan. Cali Dheere ayaa sheegay in hadafkooda koowaad uu yahay Xildhibaanada Baarlamaanka oo uu tilmaamay inay la baxeen sharci dejiyaal. “Mujaahidiinta waxaa leenahay ku sii dadaala, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marxuumkii Jeelka weyn lagu dilay oo Maalintii 4-aad Yaala Cisbitaalka Hargaysa

23,Apr.2014(SDN/QJ)- Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay,ayaa shabakkadda Caalamiga ahee Qurbejoog.com u xaqiijiyay in aan wali la aasin Askarigii ka tirsanaa Ciidamadda Asluubta ee lagu dilay isku daygii ay qaar ka tirsan Maxaabiista Jeelku ku doonyeen inay jeelka uga baxsadaan. Dad odayaal ah oo ay Marxuumka dhintay qaraabo dhaw ahaayeen,ayaa noo sheegay inay Wasiirka Cadaaladda ay siku afgaran […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shilalka gaadiidka Somaliland oo batay

23,Apr.2014(SDN/QJ)-Shilalka gaadiidka ee ka dhacay gobollada Somaliland sanadkii 2013 ayaa lagu qiyaasay 2374 shil, waxaana ku dhintay 130 qof , dhaawaca ayaa gaaraya 1433 qof . Shilalka baabuurta ee saddexda bilood ee sanadkan 2014 waa 648 shil oo ay ku dhinteen 20 qof kuna dhaawacmeen 443 ruux . Sidaana waxaa Idaacadda BBC-da u sheegay taliyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nicholas Kay oo Shabaabka u bidhaamiyay habka Diblomaasiyiinta Caalamka looga saari karo Soomaaliya

Washington April 23,2014(SDN/QJ)-Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in ay suurtogal tahay in Soomaaliya ay isaga baxaan Diblomaasiyiinta caalamka. Ergeyga ayaa arinkan ka sheegay kulan lagu qabtay Washington oo ay marti gelisay Mac-hadka Nabada xaruntiisa. “Waxa aan maanka ku hayaa in hadii aanu sameyno khalad amni oo ay naga dhintaan tiro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN envoy raises possibility of Somali withdrawal

WASHINGTON (AP) — The top United Nations envoy to Somalia warned Tuesday that the U.N. and other foreign diplomats may have to withdraw from the war-ravaged nation if they continue to be attacked.U.N. Special Representative Nicholas Kay said attacks that cause “significant losses” would likely force international officials to leave or, at least, pare down […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The White Crow ( Xuunsho )

Mr.Benedict Arnood from the Cedar Tree Institute said, my friends of many years views, did not offend me, what offends me most was their beliefs that I had no right to my independent, moderate views, and that I should just shut up and leave the future coarse of the country to them alone.  Because they […]

Posted in Uncategorized | Read More »