Home » 6:06 am Entries posted on “April, 2014”

Cali Daacuun“Shalay Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tagey maanta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa Hargeysa ka degay, barinna mid kale ayaa tagaya saa-dambe anigaa tagaya, saakuunna mid kale ayaa tagaya.”

Muqdisho April 24,2014(SDN/QJ)-Mid ka mida xildhibaanada dawlada Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Jamhuuriyada Somaliland Md Cali Maxamed Cali oo Cali Daacuun lagu naaneyso ayaa sheegay in uu ku hungoobay riyadii Somaliweyn ee Muqdisho geysay. Xildhibaanka oo u waramay jariirada afka dawlada Somaliland ku hadasha ee Dawan ayaa hadaladiisii waxa ka mid ahaamarkaasaad doonaysaan inaad hadashaan. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baaq ku socda wixii Soomaali sheegta ee in yar oo damiir ahi ku hadhay

Walaalayaal Kenya isku heli mayso inay Soomaalida sida adduunkiiba la yaabay ula dhaqanta iyo in dhaqaalaha ugu badani ka soo galo Soomaalida welib qaadka. Waad ogtihiin joojinta qaadka ee waddanka Ingiriisku ku dhaawaaqay sida ay u gilgishay dawladda Kenya iyada oo u soo dirtay wafdiyo heer sare ah si ay uga hor tagaan joojinta qaadka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ebola outbreak: British Red Cross sends more support to West Africa as death toll reaches 140

The British Red Cross has deployed a second member of staff to Liberia in response to the Ebola outbreak as over 2 million people are warned, by text message, of the dangers of the disease.   Already, the Red Cross has launched emergency operations in six West African countries in response to the outbreak. Red […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed lays foundation stone for the Aviation Training Academy at Aden Adde Airport

Mogadishu, Wednesday, 23 April 2014 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed, accompanied by the Minister of Air and Land Transport and his deputy, the Minister of Finance, the Turkish Ambassador and the General Manager of Aden Adde International Airport, laid the foundation stone for the building […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Project searches for new generation of Somali leaders

CAMPAIGN GROUP Operation Black Vote (OBV) has launched a Civic Leadership Programme in Tower Hamlets, east London, to nurture future Somali leaders. The aim of the project is to address the deficit of Somalis in civic and public life. OBV will select up to 50 individuals of Somali heritage aged 18 years upwards who live […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadda Hargeysa Oo Soo Gebogebaysay Dhegaysiga Kiiskii Marxuumad Ruqiya iyo Natiijada Oo Soo Dhawaatay

Nairobi:24-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada Dembi-baadhista iyo Maxkamadaha ayaa Gebi ahaanba Maalintii shalay soo Gebogebeeyey Kiiskii haweenaydii Dhawaan Maydkeeda laga dhex helay Guriga ku dhex yaalla Hargeysa. Maalintii shalay ayey Maxkamaddu soo Gunnaanadday kiiskan iyo dhegaysigiisaba, iyadoo Haweenayda iyo carruurta ay dhashay ee arrintan ku eedaysan la keenay Maxkamadda Hargeysa,  waxana si weyn loo adkeeyey Gebi ahaanba Ammaanka Maxkamadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax lala Eegtay Saldhig Boolis oo ku Yaalla Xaafadda Islii

Nairobi:24-April-2014(SDN/QJ)-Qarax awood  badan ayaa Goor  Dambe oo xalay ahayd gilgilay Saldhigga booliska Pangani oo ku yaalla Xaafadda Islii ee ay soomaalidu degto. Qaraxani Markii u Dhacay Ayaa Boqolal Soomaaliya waxa laga Soo Qabtay goobta Uu ka Dhacay Iyadoona Ilaa hada Police ka Kenya Goobta la wareegeen Waxana Uu qaraxani imanayaa xili Xaalay xafada islii Ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin la Xidhiidha 15-jir Somaliyeed Oo Taayir Diyaaradeed Saarnaa 5-Saacadood iyo Halkii ay ku Dambeeyeen Dadkii Hawshan ugu Horreeyey

California:24-April-2014(SDN/QJ)-Waxa Warbaahinta Caalamku ayaamahan si weyn u hadal haysaa Wiil 15-jir ah oo lagu sheegay inuu Soomaali yahay, kaas oo muddo shan saac ah ku jirey Taayirka Diyaarad  Hawada ku jirtey. Diyaaradda ayaa la sheegay inay Hawada u gashay 12000mitir, iyadoo waliba ay Hawadu aad u qaboobayd oo neefsashadu ay yarayd.   Wiilkani  ayaa doonayay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirweynaha Kulmiye Oo La Isku Waafaqay Xilliga uu Qabsoomayo iyo Duruufaha ku Gedaaman

Hargeysa:24-April-2014 (SDN/QJ)-Shirweynaha Xisbiga Talada Somalilannd Haya ee Kulmiye, ayaa la sheegayaa in ugu dambayntii la isla gartay in Badhtamaha Toddobaadka soo socda uu dhaco. Xubno ka Tirsan Guddida qabanqaabada   oo magaciisa qariyey ayaa qurbejoog.com u xaqiijiyey in 28-ka Bishan oo ku Beegan maalinta Isniinta uu shirkani dhici doono. Waxa uu masuulkani intaasi ku daray in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:kulankii gudoomiyaha gollaha baraalmanaka Somaliland iyo jaaliyada Somaliland ee Sheffeild

Sheffeild April 24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani isla markaana ah Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Ciro ayaa booqasho ku jooga dalka Britain. Guddoomiyaha ayaa waxa dhawaan xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Sheffeild iyo taageereyaasha xisbiga Wadani,halkan hoose ka daawo xadlada soo dhaweynta.  

Posted in Uncategorized | Read More »