Home » 1:44 pm Entries posted on “April, 2014”

Madaxtooyada Puntland Oo Sheegatay Deegaano Ka Tirsan Somaliland, Kuna Gooddiday Inuu Gaas Dhawaan Booqan Doono

Garowe:April,25,2014(SDN/QJ)Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Quraan jecel oo la hadlayey warbaahinta ayaa ku hanjabay in madaxweyne Gaas uu tegi doono Gobolada iyo sanaag oo ka mid ah Somaliland,  balse ay Puntland afka ka sheegato. Afhayeenka oo la hadlayey saxaafadda ayaa si gaar ah uga Hadlay Gobolka Sool oo uu ku sheegay mid aan gorgortan geli Karin. Waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Eng. Yariisow iyo Gorfaynta Sababaha Iscasilaaddiisa Keenay

Muqdisho:April,25,2014(SDN/QJ)-Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa iska casilay xilalkii La Taliyaha dhinaca Warbaahinta iyo Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo xilkan uu hayay muddo 12-bilood, iyadoo uu labadaa Xilba istiqaaladooda dhiibay. Eng. Yarisow ayaa caan ku ahaa dushiisana ay ka muuqatay jacayl xad-dhaaf ah oo uu hayey xilalka uu madaxtooyada ka hayey, waxana ay iscasilaaddiisanani dad badan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hankii Gaafaadhi Oo Taageero Ka Helay Beesha Bariga Burco iyo Maxamed Kaahin Oo Cidla Taagan

Burco:April,25,2014(SDN/QJ)-Beesha Bariga Burco ayaa iskugu biyo shubanaysa  sidii ay taageeradeeda u siin lahaayeen Musharax Xasan Cali Maxamed Gaafaadhi oo dhawaan iclaamiyey inuu u taagan yahay Jagada Kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay Haatan. Beesha inteeda badan ayaa si weyn u soo dhaweeyey Hanka iyo dhiirranaana uu xasan Gaafaadhi ka dhex sameeyey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadaad Soomaali ah Oo Ku Dhawaaqay inuu Hayo Daawada HIV/Aids-ka, Baaqna u Diray Soomaalida Xanuunkan la Nool iyo Caalamkaba

Kismayo:April,25,2014(SDN/QJ)-Sheekh Caan ah oo ku sugan Magaalada Kismayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa shaaciyey inuu hayo Daawadda lagu Daweeyo cudurka HIV/Aids-ka oo aan wali dunidu u helin wax daawo ah. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa toddobo bukaan ah oo qabay cudurka, isla-markaana ay haaan caafimaad qabaan. Wuxuu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jimciyadda Quruumaha Ka Dhexaysa Oo Shaacisay Qorshe Lagu Samaynayo 10500 Oo Askari Oo Ciidan Soomaaliyeed ah

Nairobi:April,25,2014 (SDN/QJ)-Jimciyadda Quruumaha ka Dhexaysa, ayaa wadda Qorshe lagu Abuuro Ciidamo Gaadhay 10,500  oo Askari, kuwaas oo noqonaya Ciidamada Xoogga Dalka Somalia. Ujeeddada Ciidankan loo abbuurayo ayaa lagu sheegay sidii ay wax uga qaban lahaayeen Baahiyaha Dhinaca ammaanka ah ee jira iyo Waliba caqabadaha dhinaca bani’aadanimo eek a jira Somalia. Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hooyada Dhashay Wiilkii Taayirka Diyaaradda Galay Oo Si Murugo Leh Uga Sheekaysay Sababta Keentay Haliska Wiilkeedu u Badheedhay

Sheed-dheer:Apri,25,2014(SDN/QJ)-Hooyada Dhashay wiilkii dhawaan isku qariyey Taayirka Diyaaraddii maraykanka iskaga kala duulaysay, ayaa si Murugo leh uga warrantay dhacdadaas adduunka oo dhami ka sheekaynayo. Hooyada Wiilkan yar dhashay oo magaceeda ku soo koobtay Ubax, una warramaysay qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida, ayaa Eedda Dhacdadaas uu wiilkeedu geerida ugu badheedhay dusha ka Saartay Aabaha Dhalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maayarka Berbera oo Maalgaliya Meelaha Dhaliyarta lagu Dhaqan Xumeeyo iyo Gudida Wanaagfarista oo aan waxba ka ogeyn

HargaysaApril 25,2014(SDN/QJ) Mudo kudhawaad 6 bilood waxaanu ukuurgalney bal warar si qarsoodiya nagu Soogaadhey in aanu wax ka ogaano taasi oo aanu aakhirkiina ku sameyney dabagal balaadhan oo aanu ku raadineyno xogta rasmiga ah ee ku saabsan arintan oo nagu noqotey fajiciso aan bulshada inteeda badani ka war qabin. Maayarka magaalada Berbera C/shakuur Cidin ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The story of Somali teen tortured to death by Canadian soldiers 20 years ago in Somali town Beletweyne

Few days ago, a friend who lives Canada that read my articles written in the case of Haatuf news network enlightened me that Canadian government is not pleased with the manner in which Somali-land government handled for the case of the above subject. Although, I am not aware about the truth about this information, however […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Sifooyinka qoyska iyo Saamaynta Edbinta Ubadka- Mushkilada​ha guurka -5

Ottawa April 25,2014(SDN/QJ)-Waa barmaamijkii 5-naad oo ka mid ah barmaamijyadii taxanaha ahaa ee aan ku eegayay guurka iyo mashakilaadkiisa isla markaana aan ku soo bandhigaynay xuluul aan u aragno in ay xal keeni karaan. “Aqalku waa halka ay caruurtu ku barbaaraan, waana meesha ay edbintoodu ay ka bilaabmato. Cilmi baadhisyo badan oo la sameeyay waxa ay sheegayaan in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba warbixin oo aad iyo aad u Muhiim ah oo ka hadlaayo Soomaalida Nairobi ku nool Silica ay ku jiraan

Waxaan marka hore si xushmad iyo Qadarin leh ugu soo gudbinaya Shacabka Soomaaliyeed meel kaste ha jooggan labo warbixin oo ka hadlaaya dhibka Soomaalida Joogta Nairobi oo kaas oo ah Xadgudub Xaquuqda Aadamiga ee Fadlan Hoos ka aqriso ayadoo English ah:   Al Jazeera investigation uncovers allegations of beatings and rape in Kenya’s ongoing anti-terrorism […]

Posted in Uncategorized | Read More »