Home » 6:03 pm
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Boqor Raabi Yuusuf C.laahi oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Sheegay inuu ku Hawlan yahay Sidii Bulshada Caasimadu u samayn lahayd Mudaharaad ay kaga Soo Horjeedaan Golaha Deegaanka ee Caasimada hargaysa oo uu ku eedeeyay Waxqabad la’aan baahsan. Boqor Raabi ayaa Sababaha ku kelifay inuu abaabulo Mudaharaadkan waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sheed-dheer 25.April 2014 (SDN)- Hooyo Ubax Maxamed Cabdule oo ah Hooyada dhashay Yahye Cabdi oo ah Wiilkii Yaraa ee dhawaan ku dhex dhuuntay taayarka diyaarad ka duushay California oo u socotay Hawaii ayaa Dareen Murugo leh kaga Fal celisay falka uu Wiilkeedu ku Talaabsaday Waxaanay ku Eedaysay aabaha dhalay Wiilkan inuu Caruurteeda oo Sadex ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
25,Apr.2014(SDN/QJ)- Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda, C/raxmaan Ducaale Bayle iyo wasiirka maaliyadda, Xuseen Cabdi Xalane, ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Tuuniisiya, kaddib casuumaad rasmi ah oo ay ka heleen bangiga horumarinta Afrika iyo dowladda Tuuniisiya. Wasiirrada ayaa lagu wadaa muddada ay joogaan dalka Tunisia inay la kulmaan, Donald Kaberuka, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis ababa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Waxa wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskashiga Calimaga ah ee JSL, Mudane Maxamed Bixi Yonis, Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Waran Cade, Safiirka Safaaradda JSL ee Itobiya, Mudane Aden Nux dule, ayaa Waxay ka qayb galeen Booqashada boqoradda Ingriiska oo ku sugan magaalada Adisababa. isla shalay waxa kulan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xukuumadii Kulmiye waxay noqotay fadhiid faan badan oo aan ku dhaqmin dastuurka iyo shuruucda dalka u taal.Xisbiga Kulmiyana waxa uu noqday booraan hadimo. Waxaynu la soconaa shirweynahii Kulmiye inuu muddo dhaaf yahay oo aanay jirin cid la xisaab-tanta oo sharciga xisbiyada ku soo oogta,sannad iyo bilo ayuu muddo dhaafay,xeerkuna waxuu qorayaa ugu badnaan 90 casho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
25,Apr.2014(SDN/QJ)- Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa si adag u canbaareeyey faro-gelinta Ruushku ku hayo dalka Ukraine, waxaana uu ku hanjabey in Maraykanku cuno-qabatayn adag saari doono Ruunshka. Kerry ayaa ugu baaqey Ruushka in ciidamadooda xuduuda ay soo buxiyeen ay ka qaadaan, haddii kale qiime badan ay bixin doonto xukuumadda Moscow. Kerry ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Twenty-three years have passed since the collapse of the Somali federal government in 1991. Since then, multiple regional states constituted as separate states, including Somaliland, have emerged as breakaways with no formal recognition from elsewhere. Other eastern Somali communities built their own administrations. In 1998, in the southeast of Somalia, Puntland was formed. Lately, two […]
Posted in Uncategorized | Read More »
25,Apr.2014(SDN/QJ)-Magaalada Garoowe ee caasimada waxaa maanta oo jimce ah lagu qabtay shir looga hadlayey horumarka gobolka Nugaal, kaas oo uu soo qaban-qaabiyey wasiirka deegaanka, dalxiiska iyo duur-joogta Puntland Guuleed Saalax Bare.Wasiiro ka tirsan dowladda, xildhibaano, maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada, Isimo, waxgarad, aqoonyahano, ganacsato iyo culimo Awdiin ayaa ka soo qayb galay shirka maanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 25.April 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maalintii labaad socdaal gaar ah ku jooga magaalada Berbera ayaa maanta Dadweynaha Reer berbera kula tukaday Salaada jimcaha masjidka khalid binu walid ee u dhow xarunta gobolka saaxil taasoo ay salaada ku weheinayeen Gudoomiyaha Gobolka Saxil, Maayarka Berbera, Maareeyaha Dekeda Berbera, Taliyaha Ciidanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berigii hore dadku soomaaliyeed waxay laasimi jireen cibaadadda iyo Alle bariga. Illaahayna (SWT) ducadooda waa ka aqbali jiray. Inkasta oo dadkaas hore badankoodu aanay si buuxda u wada aqoon diinta, hadana inta yar ee ay bartaan way ku camal fali jireen. Dadkan dambe ee soomaaliyeed, barashadda aqoonta noocyadeeda kale duwan way ku talax tegeen, laakiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »