Home » 2:46 am Entries posted on “April, 2014”

Ciidanka Kenya Oo Si Milgaha Siyaasadda Ka Baxsan Xabsiga Ugu Taxaabay Qulsulkii Somalia u fadhiyey Nairobi iyo Siyaasiyiin Kale

Nairobi:April,26,2014 (SDN/QJ)-Bahdilaadda iyo Dhibaatada ay Ciidanka Booliska Kenya ku Hayaan Dadka Somalida ah ee Dalkooda ku sugan ayaa xadhkaga Goosatay, waxana xabsiga la dhigay Siyaasiyiin uu ku jito Qusulka Somalia u fadhiya Nairobi Siyaad Maxamed Shire. Qunsulka ayaa habeenkii Jimcihii laga Soo qabtay Xaafadda Hellingam ee magaalada Nairobi iyadoo loo dhaadhiciyey dhinaca Saldhigga. Siyaad ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Goolhayihii Iyo Kabtankii Chelsea Ayaan Ka Soo Xaadiri Doonin Inta Ka Hadhsan Horyaalka Iyo Champion League Dhaawac Awgii.(By Jaahuur)

London-26-April-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu bidhaamineynaa Kabtankii iyo goohayihii naadiga Chelsea oo ku dhaawacmey ciyaartii aay la ciyaareen Atletico Madrid ee horyaalka Yurub,waxayna ka soo xaadireyn kulamada ka hadhsan horyaalka Ingiriiska iyo ciyaarta iskugu hadhey  oo lugtii labaad ah kana dhici doonta Stam Ford,walow lugtii hore 0-0 ku kala tageen. Horyaalka Ingiriiska Premier League wuxuu […]

Posted in Sports | Read More »

Taliyaha Boooliska iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Oo ka Badbaaday Qarax la Doonayey in Lagu Khaarajiyo

Nairobi:April,26,2014 (SDN/QJ)-Sida ay sheegtay Warbaahinta Dalka Kenya, waxa warar dheeraad ahi ka soo baxayaan weerarkii habeenkii arbacadii ka dhacay Afaafka hore ee Saldhigga Pangani ee magaalada Nairobi. Xogaha la helay ayaa sheegaya in labadii nine e Qaraxaasi fulinayey uu qorshahoodu ahaa sidii ay isku qarxin lahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya iyo Taliyaha Guud ee ciidanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Sheekh Asad Muuse Kibaar Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Beelaha La Hayb Sooco

Hargeysa April 25,2014(SDN)-Sheekh Asad Muse Kibaar ayaa khudbahii salaada Jimcaha ee Maanta waxa uu ku soo qaatay heybsooca Bulshooyinka laga tirade badan yahay. Sheekha ayaa hab diini ah ku cabiray raad reebka hab dhaqaankaas aaney diintu amaanin isla markaana talooyin wax ku oola Bulsha weynta u jeediyay. Halkan hoose ka DAAWO khudnada Sheekh Asad Muuse […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Stowaway’s Mother Wants to Reunite With Her Kids

The mother of Yahya Abdi, the Somali-American teen, who stowed away in the wheel well of a Hawaii-bound flight from California, says her son was trying to reach her in Africa. Speaking to VOA’s Somali service from “Sheed Dheer” a refugee camp in eastern Ethiopia, Ubah Mohamed Abdulle, expressed shock and said she burst into […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:SSE KULANKOODI SANADLAHA OO LAGU QABTAY SANADKAN HOTEL HILTON HELSINKI, FINLAND 25-26 APRIL

Helsinki April 25,2014(SDN)-Kulankii sanadlaha ahaa ee ururka SSE oo sanadkan laqabtay maalmihii 24 iyo 25 ka bishan April ayaa lagu soo gunaanaday Hotel Hilton. Halkan hoose ka daawo waxyaabihii kulankaa lagu soo bandhigay sanadkan iyo jawigii guud ee shirka SSE.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Somalis Available for Genocidal Imaginations

Speaking last week during the commemoration of two decades since the genocide in his country, Rwandan strongman, Paul Kagame, argued that the catastrophe had been decades in the making. “The most devastating legacy of European control of Rwanda was the transformation of social distinctions into so-called “races”. We were classified and dissected, and whatever differences […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali community fear stigmatization with new TDSB action plan

TORONTO – A Toronto District School Board (TDSB) plan to offer additional help to Somali students is being criticized by community groups and parents because they feel it will stigmatize their children. The TDSB created a task force in 2012 to address performance concerns regarding students of Somali decent. A board staff report indicated that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia names acting central bank chief as governor

MOGADISHU, April 25 (Reuters) – Somalia’s acting central bank governor Bashir Issa Ali has been confirmed in the role, the country’s prime minister said on Friday, tasking Ali with turning around an institution at the heart of graft allegations against the government. Western donors who are funding Somalia’s recovery after 23 years of conflict, including […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer […]

Posted in Uncategorized | Read More »