Home » 11:27 am
Entries posted on “April, 2014”
Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), ayaa shirkadaha is gaadhsiinta ku dhaliilay sida ay dadka qaar uga xayiraan internetka iyo telefoonada, isaga oo sheegay in shacbigu uu ka jawaabi doono sida arimahooda loo faro galiyay. Sida oo kale waxa uu xukuumadda ugu baaqay in ay dulqaad u yeelato arimaha dalka ka dhacaaya, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)-Loolanka kala riixashada Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Sadexdii Habeen ee u danbeeyay Cirka isku sii shareeray kadib markii ay soo baxeen Siyaasiyiin damac ka hayo Kuraasta Xubno ka Mid ah Madaxda Kulmiye. Inkastoo ay Wax Waliba ku Cadaan doonaan Marka uu Shir Weynaha Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye Furmo maalinta Isniinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
26,Apr.2014(SDN/QJ)-Qaar kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Xisbiga KULMIYE ayaa Saaka isku fara-Saaray Xarunta Xisbiga oo lagu qaybinaayey Kaadhadhka Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga oo maalinta 28-ka bishan lagu qabanaayo magaalada Hargeysa. Wararka hada soo gaadhaya shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog.com, ayaa sheegaya in labada Xildhibaan ay isku maandhaafeen Tirada ergooyinka uu mid waliba uu si gaara u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
26,Apr.2014(SDN/QJ)-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya danjire Nicholas Kay ayaa sheegay inay shacbaka reer Somaliland leeyihiin shucuur xoogan oo ay ku raadinayaan dhammaystirka qaddiyadooda. Mr. Nicholas Kay, waxa shirjaraa’id oo uu ku qabtay magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay lagu weydiiyay arrimaha Somaliland iyo weliba wada hadalada u socda Somaliland iyo Somaliya. Mr. Kay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ina Ilaahu ina ilayhi rajucuun. Jaaliyada West Midlands Somaliland Community,gudiga Odayada reer Birmingham iyo wax garadka kale ee ku dhaqan malagada Birmingham oo isku duubanani waxay Tacsi u dirayaan. Walalaakood Mohamed Diriye Nuur Ciid ( fariid) geerida naxdinta leh ee ku timid,Alle naxariistiisa Janatul fardawsa ha ka waraabiyee Aabihii Diiriye Nuur Ciid.oo kamid ahaa Odayadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Conservative talk show host Lisa Benson recently stated that she will not ride in taxis that are driven by Somali drivers because she is afraid for her safety. On Sunday, Benson recalled on her radio show (audio below) how she recently flew into Phoenix’s Sky Harbor Airport, which she said is staffed by Somali refugees, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London April 26,2014(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa mar uu ka jawaabayay suaal la xiriirta qadiyada Somaliland waxa uu soo bandhigay cashar diblomaasiyadeed ee uu u dhigay madaxweynaha Somaliland. Ergeyga oo jabkiisa ku qarinayay hadalo ay inta badan ku hadaaqaan nacabka Somaliland ayaa waxa uu sidoo kale qirtay in reer Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,26,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa Maanta Shaqooyinka ka nasanayo kadib amar ka yimi wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha Bulshada xilli la filayo in Salaad Roob Doon ah dalka laga Oogo. Salaadda Roob Doonta ayaa lagu waddaa in laga Oogo Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland, waxana amarkaasi ka yimi dhinaca Wasaaradda Diinta iyo Awqaafkta Somaliland. Masuuliyiinta Xukuumadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Holhol:April,26,2014(SDN/QJ)-Waxa uu dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggani ka jiraa Deegaanada Gobolka Sool, gaar ahaan Goobaha ku dhaw Xuduudda U Dhaxaysa Somaliland iyo Puntland oo labada dhinac ay iskaga soo dhawaadeen. Wararka ay helayso Qurbejoog.com ayaa sheegaya in ciidanka Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maalintii shalay Aagga ay ku sugan yihiin ka sameeyeen Dhoolotus ballaadhan oo la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,26,2014(SDN/QJ)-Waxa Badhtamaha Toddobaadkan aynu jirno lagu wadaa inuu furmo Kalfadhigii 24-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, iyadoo madaxweyne Siilaanyo Khudbad-sanadeedkii labada Gole oo muddo dhaaf ah laga sugayo. Aqalka Baarlamaanka oo ay ku jiraan Mudanayaal Mucaarid u badani ayaa waxa ka socda Abaabul dheeraad ah oo la xidhiidha su’aalo la doonayo in madaxweynaha laga weydiiyo arrimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »