Home » 6:20 pm Entries posted on “April, 2014”

Gudoonka Baarlamanka Somalia oo Xukuumada ka dalbaday inay Go’aan ka soo saarto Xadhiga Qunsulkii Somalia ee Kenya

Muqdisho 26.April 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya inay go’aan ka soo saarto xariggii ciidamada Kenya ay u geysteen qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya, Siyaad Maxamuud Shire. Guddoomiyaha oo maanta ka hadlay fadhigii baarlamanka ayaa sheegay in qaabka loola dhaqmay qusulka uu ahaa mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Gobolka Sool dadku waxa ay cabbaan biyo qadhaadh, kuwii qadhaadhaa ayaaba hadda gabaabsi ku dhaw” Cali Sandule

Laascaanood 26.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Barriga Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandule), ayaa mar kale ku celiyay baaq ku saabsan abaaro ka jira Gobolada Bariga. Cali Sandule waxa u sheegay in Gobolada Barriga ay ka jiraan Biyo yaraan iyo waliba abaar baahsan oo ku siman Gobolka Sool. Waxa uu baaq u diray Hay’adaha Caalamiga ah, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulmiye oo Kadeedka Iyo Kurbada Shirweynahooda ku Dagaalansan iyo Gudoomiyaha Qabanqaabada oo Dirir kala Kulmay Beeshiisa

Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Xaalada Xisbiga Kulmiye Ayaa Meeshii Ugu Xumayd Marysa Ka Dib Markii Maanta Ay Isfarasaareen Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye, Dhacdooyinkii Ugu Dambeyey Ee Ka Dhacay Saaka Xarunta Kulmiye Waxa Mid Ahaa Markii Ay Is Afdhaafeen Xildhibaan Reer Boorama Ah Iyo Guddoomiyaha Guddida Qabanqaabada Abokor Xaamud Jibriil Waxaana Dhex […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Beesha uu Ka Soo Jeedo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Kulan ay London ku Yeesheen ku Cadeeyay inay Taageero buuxda la Garab joogaan Sawiro

London  26.April 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaraadka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo xubno ka tirsan hoggaanbka xisbiga, ayaa xalay munaasibad taageero loogu muujinayey kaga qayb-galay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Munaasibaddan oo ay soo-qaban qaabiyeen Jaaliyadda Beelaha Ciise Muuse  ee magaalada London, ayaa ujeeddadeedu ahayd sidii ay beeshu taageero buuxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Markii Kowaad ka Hadlay Dhacdadii Jeelka Hargaysa iyo Dad ay u qabqabteen {DHAGAYSO}

Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Dhacdadii Dhawaan ka Dhacday Jeelka Weyn ee Magaalada Hargaysa kadib Markii ay Maxaabiis Falal kala duwan u Xidhani ay damceen inay ka baxsadaan Jeelka arrintaas oo sababtay in Hal askari oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

FAA’IIDOOYINKA IYO DHIBAATOOYINKA SHAAHA Waa Qallinkii Deeqa Cali Saalax.

Shaahu wuxuu kamid yahay nolol maalmeedka dadkeena soomaalida ah, meelaha qaar sida miyigane waxaaba loo cabaa si ka badan biyaha, hadaba geedkaa saaxibka la’ah soomaalida waa maxaay? Muxuu faa’iido leeyahay? Muxuuse dhibaato leeyahay?   -FAA’IIDOOYINKA: (Shaaha cagaaran ama akhtarka ah  ayaa ka faa’iida badan kan madow ee ey soomaalidu cabto) 1. SHAAHA & CHOLESTEROL: Shaaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamul Goboleedka Punt land oo Diiwaangelin ku Samaynaya Dhakhaatiirta ka Hawl Gasha Deegaanka Maamulkooda

Garowe 26.April 2014 (SDN/QJ)- Amar maanta oo Sabti ah 26.April.2014 kasoo baxay xafiiska wasiirka caafimaadka Puntland Dr.Saadiq Eenow ayaa lagu sheegay in Dhakhaatiirka Puntland ay is-diiwaan galiyaan. Wasiirka Caafimaadka ayaa sheegay mudo 20-cisho ah inay haystaan Dhakhaatiirta ka shaqaysta gobaladda Puntland ayna iska soo diiwaan galiyaan xarumaha ururka dhaqaatiirta ay gobalada ku lee yihiin. “Waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Berbera Salaada Roob doonta ah la Tukaday SAWIRO

Berbera 26.April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Saaka Saalada Roob doonta La Tukaday Dadweynaha Reer Berbera Oo isugu Soo Baxay Barxada Lagu Tukado Salaada Cida waxaana Madaxweynaha halkaasi ku wehelinayay Masuuliyiinta Badhasaabka gobolka Saxil, Maayarka Berbera iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Xoor Xoor iyo Xubno la socday Madaxweynaha Oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaamiyaha Ururka Al-shabaab Oo Xabsiga Dhigay 11-Sarkaal Oo Ururkiisa Ka Tirsan

Baraawe:April,26,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Degaanka Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, Hoggaamiyaha Kooxda Alshabaab Axmed Cabdi Godane ayaa xabsiga u dhaadhiciyey saraakiil sare oo kooxda ka mid ah. Saraakiisha la taxaabay ayaa lagu eedeeyey inay Baalmareen amarka hoggaamiyaha, waxana la amray in la xidhxidho.   Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Shalay gaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »