Home » 7:54 am
Entries posted on “April, 2014”
27,Apr.2014(SDN/QJ)-Iyada oo ay wali sii socdaan raafkii iyo qabqbshadii aan kala sooca lahayn ee lagu hayay dadka Somalida ah eek u nool Xaafadda Islii ee Magaaladda Nairobi,ayaa waxa la sheegayaa inay xalay halkaasi ka dhacday dhacdadii ugu naxdinta iyo argagaxa badnayd,taasoo dad badan oo somaliyeed uur-kubaalo xoogan ku abuurtay. Gabar uur ah oo soomaali ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Seoul April 2014(SDN)-Raiisul wasaaraha dalka Konfur Kuuriya Mr. Chung Hong-won ayaa shaaciyay in uu xilkii iska casilay ka dib kolkii xukuumada uu madaxda ka yahay ay ku fashilantay maareyta doon dhawaan xeebaha dalkaas ku degtay oo siday boqolaal. Doonta degtay ayaa siday 476 ruux oo u badnaa ardey iyo macalimiin waxaaney degtay bishan aynu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa astaan, lagu yahay Qaran oo ay ku midaysan yihiin dad ahdaaftoodu kala geddisan tahay oo haddana ujeeddo kaliya ka duulaya si looga midho-dhaliyo yoolka ay hiigsanayaan ee kallifay inay magaca iyo maamuus kaliya wadaagaan xaqa ay leeyihiina u kasbadaan. Saluug kasta oo jira waxa lagu illoobaa inaan la lumin hadafka kaliya ee laga duuliyo. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bulsho wada dhisatay qaran, waxa hubaal ah in ay u baahan tahay cid si dhaba ugu istaagta dhawrida danaha ay leeyihiin, kana celisa cid kasta oo u soo holata in ay danahaas dhaawacdo ama meeshaba ka saarto, waxana dhaba in danta ugu weyn ee bulsho u dhisato qaran ay tahay dhawrida danaha wadarnimo, danahaas oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London-27-April-(SDN)-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu eegeynaa tababaraha cusub Man United una soo kifaaxay Ryan Giggs ayaa dhoola caddeeyey galabta markii kooxdiisu badisey una ahayd tii ugu horeysey. Giggs oo shaqada kala wareegey Moyes oo toban bilood oo kaliya hayey ayaa sii wadi doona inta ka hadhsan horyaalka si ku meel gaadha ah. Haddaba ciyaartii dhexmartay Man […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa:April,27,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee ay shabakadda Qurbejoog.com ka helayso Aqalka Looga Taliyo Somaliland ayaa sheegaya in Madaxtooyadu si weyn uga cadhootay Qoraallo hal-ku-dheg looga Dhigay Boodhadh Suuqa lagu Dhejiyey oo lagu muujnayo Xuska Geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal. Waxa ay wararku intaas ku darayaan in Madaxtooyadu si weyn u dhibsatay, ugana Muraara-dillaacday Erayada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,27,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland oo labadii maalmood ee ugu dambaysay ku sugnaa Magaalada Bebera, ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Madaxweynaha oo aan la shaacin sababta uu u tegay Berbera oo kaliya lagu sheegayo arrimo shakhsi oo gaar u ah, ayaa Sallaadii Jimcaha iyo middii Roob-doonta la Tukaday shacabka Reer Berbera, waxana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:April,27,2014 (SDN/QJ)-Safaaradda Dawladda Sucuudigu ku leedahay Dalka Kenya ayaa si cadho leh uga jawaabtay Xadhigga nin sucuudiga u dhashay oo kenya ku xidhay Dalkeeda, kaas oo ay ku eedeeyeen inuu shabaabka ka tirsanaa. Ibraahim Barnawe, oo ah ku-xigeenka safiirka Sacuudiga ee dalka Kenya ayaa beeniyay arrintaasi lagu soo xidhay ninkaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:April,27,2014 (SDN/QJ)-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Somalia, ahna wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Maxamed Xirsi, ayaa Galabnimadii shalay Golihiisa wasiirrada iskugu yeedhay shir aan caadi ahaynXubnaha golaha wasiirada. Shirkan ayaa muhiimadda ugu weyn ee laga lahaa ay ahayd sidii wax la iskala meel dhigi lahaa Tallaabooyinka foosha xun ee Dawladda Kenay ay ku hayso Dadka somalida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:April,27,2014 (SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay ahaa uu Dagaal xooggani ka dhacay Deegaanka Arbacow ee Duleedka Magaalada Muqdisho. Dagaalka oo uu u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa socday muddo ku dhow 30-daqiiqo, waxaana la issku adeegsaday hub culus sidda ay lee yihiin dadka deeganka. Dagaalka ayaa ku billowday markii dagaallamayaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »