Home » 5:21 pm Entries posted on “April, 2014”

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tirada Shaqaalaha TV Qaranka ee UK Ma Saami Beeleed Baa?

shaqooyin aan jirin oo qaranka laga muushaar qaato- Xaq-daro iyo Khasaare Qaran dheh! Waa Sideese Tiradan Saayidka ahi? Waxa aynu ognahay in shirweynihii xusbiga Kulmiye uu bilaabmayo maalinta Isniinta sida la shaaciyey. Shirkaa waxa lagu sheegay in lagu qaybiyey saami beeleed, sidoo kalena waxaynu ognahay in xukumada Axmed Siilaanyo ay ku shaqyso nidaam beeleed ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Amniga Somalia oo maanta hortay Golaha Shacabka,waxna laga weydiiyay Weerarkii lagu Qaaday Villa Somalia

27,Apr.2014(SDN/QJ Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Wasaarada Amniga Qaranka ee Soomaaliya, ayaa maanta waxa uu hortagey Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya. Wasiirka oo maanta su’aalo badan la weydiiyay, ayaa su’aal ka mid ahayd su’aalihii ahayd waxa ay ahayd, in uu faah faahin ka bixiyo cidii geysatay weerarkii Madaxtoyada Somaliya iyo sida ay ugu suurta gashay. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Qodobka labaad ee axdiga qaramada midoobay ayaa odhanaya cidna laguma qasbi karro wax aanay rabin, markaas waxaa u furan..” Jandai Frazer

Washington 27.April 2014 (SDN/QJ)- Jandai Frazer oo  hore u ahayd  Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka u qaabilsayd Afrika Xukuumaddii Madaxwyne Cliton,ayaa sheegtay in aanay garanayn sababta Caalamku u dheaysan la,yahay Umadda Somaliland ee go,aanka ku gaadhay inay goostaan Xorriyadooda. Waxaanau sidaa ku sheegtay waraysi dhinacyo badan taabanayay oo ay la yeelatay Idaacadda BBC-du, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Abuuritaanka xidhiidhkan waxa uu balaadhin doona iskaashiga dhaqaaale iyo midka farsamo ee laba dawladood”

Hargaysa 27.April 2014  (SDN/QJ).Guddidii farsamo ee Kenya ee uu wehelinayay wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya Md. Maxamuud Jaamac ee Arbacdii 23-kii April dalka yimi, ayaa shalay 26-kii April dalka ka amba baxay.   Guddidu waxay ka koobnaayeen afar ruux, iyadoo ujeedada socdaalkooduna ahayd inay qiimayn ku sameeyaan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah aasaaska safaarada Kenya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dad 100 kor u dhaafaya oo maanta lagu qabqabtay Nairbi

27,Apr.2014(SDN/QJ Wararka galabta laga naga soo gaadhaya  Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya, ayaa waxay sheegayaan Ciidamada Kenya in maanta hawgal ballaran ka sameeyeen xaafadaasi. Ciidamada, ayaa hawlgalkaan ku qab qabtay ugu yaraan 100 ruux oo Soomaali ah, iyadoo dadkaasi qaarkood laga soo qab qabtay guryahooda, xilli ay gudaha ugu jireen. Dadka lagu soo qab qabtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Meherad Maxkamad Lama Saaro Ee Waxa Maxkamadda La Saaraa Qofka Dambiga Galay Ee Loo Haysto Oo Dacwadda Loo Furaa” C.laahi Jawaan oo ka Hadlay Xayiraada Haatuf

Hargaysa 27.April 2014 (SDN/QJ)- Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) Ayaa Soo Jeediyay In Si Odaytinimo Leh Loo Dhammeeyo, Xalna Loogu Helo Xayiraada Saaran Wargeyska Haatuf Iyo Dareenada Ka Dhashay Qormooyinkii Uu Wargeysku Hore U Baahiyay. Cabdilaahi, Oo Shalay Warbaahinta La Hadlay Wuxuu Soo Jeediyay Si Aanay Qaddiyadani U Jiitamin Inay Muhiim Tahay In Daawo Loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaalalada Kulmiye: Cir-na kaa dheer Dhul-na Kaa Dheer

27,Apr.2014(SDN/QJ waxa si xoogan looga dareemayaa Magaaladda Hargaysa Shir-doceedyo kala duwan oo ku aadan Shirweynaha Xisbiga Taladda Dalka haye ee Kulmiye oo lagu waddo in maalinta bari ah 8:00,Subaxnimo uu ka furmo Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargaysa. Waxaan ilaa hadda muuqan in si-afrad buuxda laga gaadhay muranka iyo Isjiid-jiidadka ka taagan TIRADDA Ergooyinka ay Beeluhu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan U Soo Noqday In Aan Shirweynaha Kulmiye Ka Qayb-galo” Gudoomiye ku Xigeenka Kulmiye Talyanle

Hargaysa 27.April 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle Oo Ah Guddoomiye Xigeenka Guddiga Qaadhaan Ururinta Wadada Ceerigaabo, Sidoo Kalena Ah Guddoomiye Xigeenka 3aad Ee KULMIYE, Oo Maalmihii U Dambeeyay Magaalada Addis Ababa Joogay Ayaa Sheegay Inuu U Soo Noqday Sidii Uu Uga Qayb Geli Lahaa Shirwenaha KULMIYE. Xildhibaan Talyanle, Oo Ka Mid Ahaa Wefti Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliya oo u yeedhay Diblumaasiyiinteeda ku Sugan Dalka Kenya

27,Apr.2014(SDN/QJ)- Dowlada Somalia ayaa u yeeratay safiirka iyo qunsulka u fadhiya magaalada Nairobi, iyadoo ka jawaabeysa talaabo ciidamada Kenya ay muddo kooban ku xireen qunsulka Somalia u fadhiya magaalada Nairobi.   Wasiirka warfaafinta dowlada Somalia Mustax Shiikh Cali Dhuxulow ayaa sheegay in dowlada Somalia ay si weyn uga xumaatay xariga Booliska Kenya kula dhaqaaqeen diblomaasiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »