Home » 5:54 pm
Entries posted on “December, 2013”
Piracy remains a concern for ships that pass the Horn of Africa, although where piracy was once rampant in the Indian Ocean, the number of incidents have declined since 2011. While the topic of piracy grips the public imagination — the success of the film “Captain Phillips” bears witness to this — not one single […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 28 Dec 2013 (SDN) -Somaliland’s Kulmiye led government bowed to public pressure on Saturday by suspending the introduction of new road tax on water tankers, in its first climb down on a controversial tax hike. Interior Minister Ali Mohamed Waranade announced the government’s decision to temporarily halt the introduction of the new road tax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Salaan qiimo badan ka dib.. Mukhluuqadka Alle abuurey, marka laga tago hawadA Oxygenta ee neef ahaanta u qaataan, waxaa u soo raaca ee qofku aanu 24 saac ka noolaan karini waxa weeye biyaha oo la sheego in qofka bini`aadmka ah jidhkiisa 50%-70%, ay biyo yihiin. Somaliland oo aynu sheegno iney Somalia inteedada kale ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2o13 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta xukuumadda Somaliland ku cambaareeyay inay sabab u tahay surmiga iyo biyo la’aanta soo food saartay shacbiga Caasimadda Hargeysa, ka dib markii siday ay sheegeen inay cashuuro dheeraad ah ku soo rogtay gaadiidlayda Booyadaha ee u dhaamiya xaafadaha magaaladda. C/Rashiid Riyo-raac oo ka mid ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Mustafe Maxamuud Qodax oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ee WADDANI ayaa nasiib darro ku tilmaamay in xukuumaddu ay sababtay biyo la’aanta ba’an ee soo food-saartay Magaaladda Hargeysa. Mustafe Maxamuud Qodax waxa uu xukuumadda ku eedeeyay inaanay danayn shacbiga biyaha beelay, hase yeeshee ay awooda saarayso oo kaliya urursiga cashuuro […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay in aanay Diyaar u ahayn in Mar kale uu Mudaharaad inagaga Dhintaan Dad inaga Mid ah Waxaa kale oo ay Ka Hadashay Qaabka ay Uga Wada Hadlayaan Booyadaha Biyaha Gaadhsiiya Degsiimooyin ka Mid ah Caasimada kadib markii uu Maanta Kacdoon Biyo la’aaneed ka dhashay arrintan. Wasiirka Daakhiliga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 28.Dec 2013 (SDN)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeer ku tegay dekedda magaalada Muqdisho iyo xerada barakacayaasha ee Rajo. Ra’iisul wasaaraha ayaa xarunta dekedda kula kulmay maamulka dekedda, waxayna warbixin ka siiyeen howlaha ka socda iyo kor-u-kaca dakhliga dekedda ee sanadkan. Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in xukuumadda ay dardargelin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe, Dec. 28, 2013 (SDN) – Islamic scholars in Puntland state of northern Somalia have issued a 21-point declaration on the upcoming Puntland elections 2014, urging piety, peace and progress, Garowe Online reports. The next Puntland presidential election is slated for January 8, 2014, after the ongoing process to establish the new Parliament is completed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 28 Dec 2013 (SDN) — A different side to Somalia is discovered – one of mango plantations and bustling markets, as well as a country devastated by two decades of conflict – after losing a pair of spectacles. This is the story about how I mislaid my spectacles on a battlefield in central Somalia. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Golaha Guurtuda ee jsl ayaa fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahahaasi md saleebaan maxamuud Aadan ,ayaa mudanayaashu waxay kaga doodeen siyaasadda arrimaha Gudaha iyo Dibadda ee dalka. Mudanayaashii dooda maanta ka qayb qaadanaayey ayaa waxay si gaara u tilmaamayeen inuu maanta dalku nabadyahay , waxaanay xukuumadda u soo jeedinaayeen in […]
Posted in Uncategorized | Read More »