Home » 5:30 am
Entries posted on “December, 2013”
Muqdisho:29-Dec-2013(SDN)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho, ayaa xalay lagu weeraray Madaafiic isdaba joog ah oo aan kala go’ lahayn, iyadoo meelo gaar ah la badhtilmaameedsanayey. Wararka saaka ka imanaya magaalada ayaa sheegaya in Madaafiicdaas xalay fiidkii hore lagu weeraray ay badhtilmaameed u ahaayeen dhinaca Madaxtooyada Somaliya, iyadoo la sheegayo in muddo daqiiqado ah ay madaafiicdaasi Halkaas ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:29-Dec-2013 (SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Askar oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku Baaqay in Guud ahaanba laga Dhaafo Lacagta Cashuurta ah Gaadiidka Biyaha u dhaamiya Caasimadda Hargeysa. Guddoomiye-ku-xigeenkan oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa si cad u sheegay inay Guddi ahaan ka dhaafi doonaan cashuurtaas muranka keentay, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 29 Dec 2013 (SDN) -—A severe plague of locusts has infested the coastal areas of Somaliland, threatening crops and more likely to affect the Horn of Africa region, Minister of Agriculture says. The Minister of Agriculture Farah Elmi Geedoole said billions of the plant-devouring insects invaded grazing land areas in four regions of the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 28.Dec 2013 (SDN)- Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in tiro ahaan la kordhin doono ciidamada AMISOM ayna dhawaan howlgalo ciidan ka bilaabi doonaan Gobolada Somalia. Col. Xumud oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in deegaano dhowr ah ay u qorsheysan tahay inay kala wareegaan Al-shabaab, inkastoo uu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Tilmaan ka Bixiyay kala duwanaanshaha Mudahaaraadyada Somaliland iyo Kuwa Ingiriiska Waxaa kale oo Wasiirku aanu Ka Jawaab Celin hadal uu Shalay Saxaafada ku Siiyay Madaarka Cigaal oo uu Sheegay ” Xukuumada aan ka Tirsanahay ma Ogola Marnaba in Rasaasta Nool loo adeegsado […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii, uu ka baxay Marxuum Axmed Ciise Cabdi oo ku geeriyooday 28.12.2013 magaalada hargeysa laguna aasay maanta, marxuumka oo beryahanba xanuun u jiifay kana mid ahaa odayaasha waa weyn ee dalka. Madaxweynuhu waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 28.Dec 2013 (SDN)- Qeybo ka tirsan xaafadaha magaalada Boorama ee xarunta gobol Awdal ayaa maanta laga billaabay biyo-gelin. Isku duwaha wasaaradda biyaha ee gobolka Awdal Injineer Maxamed Cumar Dhimbiil ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yimid biyaha magaalada Boorama, taasoo keentay inay billaabaan biyo-gelinta. Wuxuu tilmaamay in deegaanka Sheelaha oo 3 km […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, 28 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulamo gaar gaar ah shalay iyo xalay Nairobi kula qaatay Diblomaasiyiin islamarkaana kala hadlay xaaladda Soomaaliya. Kulamadii uu madaxda IGAD uu kula qaatay shirkii shalay ee looga hadlayey arrimaha South Sudan, waxuu sidoo kale Madaxweynaha kulamo gaar gaar ah la qaatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 28.Dec 2013 (SDN)- Culimadda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah waxay ugu baaqeen Isimadda marjaca u ah dhismaha Puntland,baarlamaanka imaan doono sanadka cusub,murashaxiinta iyo guddiga xalinta khilaafaadka inay si wada jir ah oo nabad iyo midnimo leh ugu shaqeeyaan shacabka iskana fogeeyaan wixii diinteena islaamka ka hor imaanaya. Bayaankan ayaa kasoo baxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Harstad, 28 Dec 2013 (SDN) -—A warm glow starts to spread over the white-capped mountains framing this snowy island town, 200 kilometres north of the Arctic Circle. The polar nights are beginning, three months of winter when the sun will stay below the horizon, offering only a couple hours of twilight each day. It is […]
Posted in Uncategorized | Read More »