Home » 8:00 am Entries posted on “December, 2013”

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Badhasaabada Gobolada oo Kulan Albaabadu u Xidhnaayeen Hargaysa ku Yeeshay

Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha jsl  Mudane Cali Maxamed  Warancadde ayaa maanta  gudoomiyeyaasha gobolada dalka kulan albaabadu u xidhanyihiin kula yeeshay xarunta wasaarada arimaha gudaha. Wasiirka oo kulankaasi ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulankaasi kaga wada hadleen gudoomiyeyaasha gobolada dalka  arimo la xidhiidha dadaalada horumarineed ee ka socda gobolada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masar oo dhabahii colaadaha Sokeeya cagta saartay

Qaahira Dec 29,2013(SDN)-Ciidamada amaanka dawlada Masar iyo qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata ayaa iska horimaad ku dhexmaray jaamacada Al Azhar iyo jaamacado kale oo dalkaa ku yaal. Ciidamada ayaa ardeyda mudaharaadeysa ku tilmaantay in ay yihiin taageereyaasha madaxweynihii xilka laga tuuray ee Morsi. Rabshadaha oo dhimasho sababay ayaa ku so beegmaya xili […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidanka Ammaanka Muqdisho Oo Gacanta ku Dhigay Kooxo Bam-gacmeed Ku Weeraray Hutel Saxafi

Muqdisho:29-Dec-2013(SDN)-Ciidanka Ammaanka Muqdisho, ayaa la sheegay inay Gacanta ku hayaan Saddex qof oo looga shakiyey inay Ku Lug lahaayeen Bam-gacmeed aan waxyeello geysan oo xalay lagu Tuuray Afaafka Hore ee Huteel Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Bam gacmeedkan oo lagu tuuray Hotelka abaarihii 8-dii fiidnimo ee xalay ayaa kooxaha tuuray ay saarnaayeen gaadhi, kuwaasoo markii dambe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad-badeeda Soomaalida oo sanadkan dhamaaday aan Markab qura gacanta ku dhigin

Nairobi Dec 29,2013(SDN)-Burcad badeeda Soomaalida oo dhawr sano ka hor malaayiin doolar ka sameeyay afduubashada maraakiibta isaga gooshta baddaha Soomaalida ayaan sanadkan qabsan markab quraata. Burcada Soomaalida ayaa sanadii 2009kii waxa ay gacanta ku dhigeen 46 markab oo uu ka mid ahaa Maersk Alabama oo dhawaan film laga sameeyay. Sanadii 2010kiina waxa ay Burcad-badeeda Soomaalida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed Oo Taageeray Musharaxa: Mohamud Noor Ee Minneapolis 60B “Daawo Sawirida”.

Minneapolis Dec 29,2013(SDN)-Mohamud Noor oo ah musharaxa u taagan doorashada waaxda 60B ee ka mida deegaanda magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, degaankaan oo ah meelaha ay qurbojoogta Soomaaleed sida aadka ah uga muuqato, ayaa waxaa taageero buuxda u balanqaaday Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee degan Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Markii xafladii gaarka ahayd […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Muquurtay Kulan Ganacsato Soo Abaabushay oo uu La Yeelan Lahaa Cali Maxamed Geeddi iyo Kooxdiisa

Nairobi:29-Dec-2013 (SDN)-Ilo-wareedyo Lagu Kalsoon yahay, ayaa Qurbejoog.com u xaqiiyey inay fashilmeen isku dayo la rabay in Madaxweyne Xasan sheikh lagu kulan siiyo Kooxda ka soo horjeedda Xukuumaddiisa ee uu Hoggaamiye Cali maxamed Geeddi. Madaxweynaha oo muddo kooban joogay magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in koox Ganacsato soomaaliyeed oo halkaas Deggeni isku dayeen inay iska hor […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Growing number of Somali refugees making Milwaukee home

Omar Mohamad left his war-torn homeland of Somalia when he was about 6. For the next decade, his family lived in a refugee camp in Kenya. Finally, in 2004, he and some family members were resettled in Milwaukee. He remembers it was October and the first time he had worn a jacket. Although he had […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Trust: The driving force behind many Somali traders’ success

The phenomenal growth of Somali businesses in Kenya’s commercial towns and urban centres is an envy to any would-be entrepreneur or business person. From the often frequented restaurants in Nairobi’s Central Business District to well-stocked boutiques their business models have created a massive economic touch, which cannot be overlooked. Behind this upward curve though is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Samaale Oo La Sheegay Inuu Dhameeyey Khilaafkii Shirguddoonka Wakiillada Iyo Cirro iyo Baashe Oo Shalay Golaha Wada Guddoomiyey

Hargeysa:29-Dec-2013(SDN)-Shirguddonka Golaha Wakiillada Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyeyba Fiintu dhex miranaysay, isla-markaana, dacwaddoodu gaadhay Maxkamadda Sare, ayaa la sheegay in arrintoodii si hoose loo soo af jaray. Khilaafka Shirguddoonka ayaa la sheegay in badidiisa la dhameeyey jimcihii ina dhaafay, markaas oo lagu kulan siiyey Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa, waxana warar Hoose Qurbejoog.com u xaqiijiyee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu Madaxweynaha Somaliland uga aamusan yahay qalalaasaha dalka ka taagan?

Hargeysa Dec 29,2013(SDN)-Somaliland ayaa waxa bilihii u danbeeyay ka jiray xaalado isa soo terayay oo siyaasiyan iyo nolol ahaanba u saameynayay guud ahaan bulsheada. Sida caadiyan lagu yaqaano hogaanka umaddeed ayaa xiliyada noocan oo kale ah waxa laga fishaa hadal uu k soo bandhigo xalka amuuraha dadkiisa soo wejaha. Somaliland bilihii ina dhaafay waxa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »