Home » 6:02 am Entries posted on “December, 2013”

Kooxaha Al-shabaab Oo Ku Hanjabay Inay Weerari Karaan Xarumaha Dawladda Ee Muqdisho, Shacabkana Farriin u Diray

Muqdisho:30-Dec-2013 (SDN)-Kooxaha Dawladda Somalia Dagaalka Kula Jira ee  Al-Shabaab ayaa sheegay  Inay wali Awood buuxda ku leeyihiin Caasimadda Muqdisho, isla-markaana ay Weerari karaan Xili Kasta Xarumaha Ciidamada Dawaladda iyo Kuwa AMISO. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Al-Shabaab in ay deeganno badan ka maamusho magaalada Muqdisho, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“ Annagoo Aan Markii Horeba Lahayn Agaasime, Wasiir iyo Xildhibaan In Nalaga Qaado Xubintii Guddida Caddaalada Waxanu u Aragnaa……”Suldaan Daakir

 Burco:30-Dec-2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Gaboobe, Suldaan Daakir Xasan Khaliif, ayaa isaguna si weyn uga soo horjeestay Haddalada la isla dhex maraya ee sheegaya in La Beddelaya Xubta Beeshiisu ku Leedahay Guddida Caddaalada Somaliland. Suldaanka oo la Hadlayey Saxaafadda, ayaa Tilmaamay inaanay Arrintaasi wax la Aqbali karo ahayn, isla-markaana ay waddanka sumcad xumo ku tahay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis to Ask Lawmakers for Help Reducing Violence

The Cedar Cultural Center recently held an event in which Somalis and other members of the traditional African American community came together to celebrate similarities and promote unity. The effort to become closer comes after the cultures have experienced shootings and a brawl between Somali and African American students at South High in Minneapolis earlier […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab Ambushes On Govt Bases in Mogadishu

Mogadishu — According to local residents in Mogadishu, Witnesses say heavy fighting broke out between Somali Federal Government troops and Al Shabaab militants in Yaqashid and Huriwaa districts in Banaadir region. The deadly battle took place at Jiro-Garoob and Suuqa Xoolaha suburbs located in the two districts respectively after Al Shabaab militants launched an ambush […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Siyaasada Marka la doonayo Waa wax facwayn oo u baahan daris iyo barasho xeel dheer oo Kugu Hagta Dhaqanka iyo Dhaqaalaha” Prof Axmed Ismaaciil Samatar {DHAGAYSO BARNAAMIJ AAD U DHEER}

Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Prof Axmed Ismaaciil samatar oo maalimihii ugu dambeeyay Ku sugnaa Dalka ayaa Lacture dheer ka jeediyay Jaamacada ADMAS qaybteeda Caasimada Somaliland Ee Hargeisa isagoo Kagag Hadlay Horumarka(Development) Waxanu tilmaamay in loo soo jeedsado sidii loo horumarin lahaa dalkan Somaliland isla markaan wax soo saar kala duwan looga samayn lahaa. Prof Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Faroole iyo Siyaasiga Cade Muuse oo ku Heshiiyay n la taageero go’aanka ka soo baxa guddiga xallinta khilaafaadka {DHAGAYSO}

Garowe 29.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo madaxweynihii hore ee Puntland Jeneraal Maxamuud Muuse Xersi (Cadde Muuse) ayaa  sheegay in ay gaareen is faham siyaasadeed oo la xiriira sidii ay dorashooyinka  Puntland ugu qabsoomi lahaayeen si nabad-gelyo ah. Faroole iyo Cadde Muuse oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marwada Madaxweynaha Somalia oo Haweenka u soo Jeedisay in la Taageero Ra’isal Wasaaraha Cusub {DHAGAYSO}

Muqdisho 29.Dec 2013 (SDN)- Kulankani oo ay soo qaban qaabisay marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan islamarkaana ay ka qeyb galeen haween Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka ayaa lagu taageerayay Ra’isul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono in ay la timaado howlkarnimo, waxaana ay kula dar daarmeen Xukuumadaasi in ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Munaasibad Lagu Daah-furey Shirkadda Sahaminta Iyo Qodista Ceelasha Biyaha Ee HORN DRILLING COMPANY

Hargeisa, 29 Dec 2013 (SDN) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland, Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkadda HORN DRILLING COMPANY, ayaa ah shirkad ka shaqeynaysa qodidda ceelasha biyaha iyo sahaminta goobaha ay biyuhu ku jiraan ee baahan in ceelal biyood laga qodo. Shirkadda HORN DRILLING COMPANY, oo ay aasaaseen dhalinyaro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Guurtida oo Amray in la baadho masuuliyiinta ku shaqada leh Cashuuraha ay Booyadlaydu ka gadooday iyo Khasaaraha ka Dhashay

Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta guddi sagaal xildhibaan ka kooban u saaray baadhitaanka khasaarihii ka dhashay shaqo joojintii Booyadaha, mudaharaadkii Dadweynaha iyo Biyo la’aantii Hargeysa Gilgishay. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Amray Guddida in ay u yeedhaan masuuliyiinta saamaynta ku lahayd arrintan iyo Booyadlaydaba isla markaana ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Federaalka oo Diyaarad u diraysa Koonfurta Sudaan si looga soo daabulo dadka Somaliyeed ee ku dhex jira Dagaalka Sokeeye ee Wadankaas

Muqdisho  29.Dec 2013 (SDN)- Sida ay xaqiijisay Siihayaha Wasiirka arimaha dibada Xukuumadii Saacid Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarad waxa ay udireysaa Koonfurta dalka Suudaan, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Soomaali badan oo sameeyay dagaalada dalkaasi ka socda. Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in diyaaradaan ay direyso maanta Dowladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »