Home » 5:09 am
Entries posted on “December, 2013”
Hargeysa:17-Dec-2013(SDN)-Kulankii Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Xildhibaan Xaaji Cabdi waraabe ka dhex wadeen Shirguddoonka Golaha wakiillada Somaliland, ayaa wali sii Socda, iyadoo shalayna Kulan Sal Ballaadhan lagu Yeeshay Xarunta Golaha Baarlamaanka. Kulankan dhex dhexaadinta ah ee labadan masuul laga dhex wado, ayaa shalay ahaa mid Guddoomiye Saleebaan iyo Xaaji Cabdi waraabe u talo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Dec 17,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Cali Yusuf Gurey ayaa qoraal uu dhigay bogiisa Facebook waxa uu uga faalooday khilaafka cakiran ee u dhexeeyay madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Ciro. “Wakiiladii iyo madaxtooyii waxa la leeyahay waa isku jiq odayaal guurtida ah oo saleebaan Gaal hor kacyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abuja Dec 17,2013(SDN)-Qaramada Midoobey ayaa warbixin ay ka soo saartay warbixin ay uga hadleyso khaasaaraha ka dhashay xukun ciidan oo dul yaalay ilaa may qeybo ka mid ah dalka Nigeriya. Ciidamada dalkaas oo dagaal kula jira kooxda xag jiriinta ah ee Boko Haram ayaa qeybo badan oo muslimiintu degaan dul dhigay culeys amaan. Qaramada Midoobey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Pyongyang Dec 17,2013(SDN)-Dalka Woqooyiga Kuuriya ayaa si weyn looga xusay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtay geeridii madaxweynihii hore ee dalkaasi Kim Jung-il. Xuska ayaa imanaya maalmo uun ka dib ka dib kolki maxkamad ciidan ay xilkii ka xayuubisay isla markaana ay deldeshay ku-xigeenkii madaxweynaha haatan Chang Song-thaek. Saraakiil iyo ciidamo aad u faro […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Dec 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay buug koobay inta badan taariikhda wax ku oolka ah ee Odey Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf. Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf ayaa khudbad dheer oo isugu jirta taariikh, waano, hogatus iyo arrimo kale ka jeediyay madal lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo lagu ururiyay Sooyaalkiisa shakhsi ahaaneed.. Haddaba nuxurka khudbaddaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
There is identical history or similarity between Ho Chi Minh– the Vietnamese leader who liberated Vietnam in 1975 and Mohamed Hashi Lixle, the founder of SNM liberation Army in 1981. After the war had ended, the former capital of South Vietnam, Saigon was re-named as Ho Chi Minh City, the leaser’s name to remember and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
FARGO – Camilla Jamal understands firsthand the needs of the people she serves. She knows what it is like not to understand the community’s language or its culture. She can also relate to the shock of someone’s first Minnesota winter. Jamal, a native of Somalia, is the program director for Metro Interpreter Resource Center of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MINNEAPOLIS (AP) — The incidence ofautism spectrum disorder is higher among Somali children in Minneapolis than the city’s children as a whole and it appears to affect them more severely, University of Minnesota researchers said Monday, validating the suspicions of many parents in the city’s large East African community. Somali children were more likely to have […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 16 Dec 2013 (SDN) -Among the most feared of al-Qaeda’s affiliates, al-Shabaab was behind the Westgate shopping mall attack in Kenya. Jamal Osman attended one of its training camps in the Somali bush. They chant: “We are al-Shabaab! We are al-Qaeda! We are terrorists!” In a secret location, deep in the Somali bush, I […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Juba 16.Dec 2013 (SDN)- Suuqyada ganacsiga ee magaalada Juba ee caasimadda Koonfur Sudan ayaa maanta xiran kaddib markii xalay iyo saaka ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeya ciidanka dalkaas. Bile Daahir Maxamed oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ayaa sheegay inuu xiran yahay dhammaan ganacsiga qeybahiisa kala duwan. Wuxuu tilmaamay in Soomaalida ganacsatada ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »