Home » 11:14 am
Entries posted on “December, 2013”
Juba 17.Dec 2013 (SDN)- Maalintii labaad ayaa waxaa xiran ganacsiga magaalada Juba ee caasimadda dalka Koonfur Sudan kaddib markii mar kale saaka magaalada is-rasaaseyn ay ku dhex martay ciidan taageersan madaxweyne Salva Kiir iyo kuwa ka soo horjeeda. Soomaali badan ayaa ku ganacsata magaalada Juba ee caasimadda iyo magaalooyinka kale ee dalka Koonfur Sudan. Najib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 17.Dec 2013 (SDN)- La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bari ee Somaliland Mudane Fu’aad Aadan Cade oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa ka warbixiyay Socdaal uu in mudo ah ku joogay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,oo uu ka dhacay fal iska Hor imaad,Sidoo kale waxa uu Xukuumada ugu baaqay inay Ciidanka Booliska Gayso Degmadaas oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka jsl Md Cumer Cabdilaahi Aaden ayaa ka war bixiyay qorshihii waxqabad ee sanadka sii dhamaanaya ee 2013 ee wasaaradaasi. Agaasimaha guud isagoo ka waramaya madaarka casimada hargaysa ee Egal International Airport waxa uu tilmaamay in la dhisay 1959 kii kaas oo aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhabo 17.Dec 2013 (SDN)- Shirarka loogu arinsanyo maamul usameynta goboladakoonfureed ee dalka soomaaliya ayaa maraya haatan heer gabo gabo iydoona musharixii ugu horeeyayna uu isa soo taagay xilkaasi. Waxaana soo baxay murashaxiin u tartamaya xilkaasi tartamaya ee isu soo taagaya , Gudoomiyahii hore maamulka Gobolka Baay c/fitaax geesey ayaa ku dhawaaqay in uu u tagan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Juba 17.Dec 2013 (SDN)- Waxaa saaka markale uu dagaal ka bilowdaymagaalada Juba ee casasimada Sudaanta Koonfureed. Dagaalkan ayaa xoogiisa ka socda nawaaxiga Xeryaha ciidamada dowlada oo ku yaal meel 2 km u jirta bartamaha magaalada Juba. Madaxweynaha Sudaanta Koonfureed, Salfakiir ayaa shalay bandow kusoo rogay magaalada wuxuuna sheegay in ciidamo ka amar qaata Kuxigeenkiisii hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:17-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka markii ugu horraysay kaga hadlay Colaadda lagu hoobtay ee Beelaha walaalaha ah ku dhex maraysa Deegaano ku yaalla Shabeelaha Hoose. Madaxweynaha oo ay wajigiisa ka muuqatay cadho aad u faro badani xilligii uu hadlayey, ayaa ugu horrayn tacsiyeeyey dadkii Halkaas ku dhintay, waxana uu ku baaqay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boosaaso:17-Dec-2013(SDN)- Weerar loo Adeegsaday Waxyaabaha Qarxa ayaa Xalay Ka Dhacay Hutel ku yaalla Magaalada Bosaso,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xeer ilaaliyayaal iyo madax kale oo ka tirsan maxkamadaha Puntland. Weerarkan oo dhimasho iyo dhaawac keenay, ayaa la sheegayaa inay Haweenay u dhaxday mid ka mid ah xeer ilaaliyayaashu ay ku dhimatay, iyadoo dad kale oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara:17-Dec-2013(SDN)-Illinkii ugu weynaa ee Somalida Yurub ku qulqulaysaa sii mari jireen ayaa u muuqda mid guud ahaanba xidhmay oo aanay dhici doonin in mar dambe laga sii gudbaa kadib markii ay Dawladda Turkiga iyo Dawladaha Yurub Heshiis Rasmi ah kala saxeexdeen. Heshiiskan oo ay labada Dhinac ku kala Saxeexdeen Waddanka Turkiga maalintii shalay, ayaa dhigaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buffalo:17-Dec-2013(SDN)-Ra’isul wasaarihii loogu jeclaa taariikhda Soomaalida Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa Baaq ka Soo Saaray Dagaalada lagu Hoobtay oo maalmihii ugu dambeeyey Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhex maraya Soomaalida Halkaas wada Degta. Maxamed Cabdilaahi farmajo waxa uu ugu baaqay labada Dhinac inay Nabad qaataan oo dagaalka Joojiyaan, “Deegaannada qaar ee Wadanka waxa ka socda colaado aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 17,2013(SDN)-Weriye Jamaal Cusmaan oo ka tirsan TV-ga Channel 4 ayaa dhawaan lagu casuumay mid ka mida qalin jebinta ciidamo Shabaabka ka tirsan oo ku sugnaa xero aan la shaacin. Wariyaha ayaa sidoo kale wareysi la yeeshay Afhayeenka Shabaabka Cali Maxamuud Dheere oo ka waramay hawlgalkii Westgate Mall.
Posted in Uncategorized | Read More »