Home » 4:31 am
Entries posted on “December, 2013”
The Councilor of the Somali embassy in Addis Ababa confirmed to Dalsan Radio in an especial interview, that Omar Faruk Osman, the former Secretary General of the National Union of Somali Journalists is detained in Addis baba prison for the second month, after conning Ethiopian companies. The Federal police of Ethiopia arrested Mr. Osman on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
For the past 7 years or so that I have been involved in youth activism I have tried to comprehend how we could best resurrect our Somali nation. I’ve sat down and debated with those who call themselves or hold the views of liberals, religious, sectionists, nationalists, Marxists and more. I have attempted to understand […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, December 17, 2013 (SDN) — Police in the semi-autonomous republic of Somaliland on December 13 raided the Hargeisa offices of the critical independent daily Hubaal, arrested two staff members, and ordered the publication to be shut down, according to news reports. This is the third time the paper has been targeted this year. Police […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa ay Sheegtay inay ku faraxsan tahay Socdaalka ay ku Timid Magaalada Sallaxley Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ay ka Go’an tahay Sidii ay Horumar dhinacyo badan leh uga hirgaliso Degmada Sallaxley isagoo intaas ku daray in Madaxweynuhu fuliyay balanqaad uu degmada u sameeyay kaas oo dhismihiisii qandaraas lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Xafladan oo ujeedadeedu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa tayada dhakhtarka salaxlay iyo Dugsiga Boodhinka ah ee Degmada Salaxlay halkaas oo maanta ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 17.Dec 2013 (SDN)- Kulankii u dhexeeyey musharaxiinta iyo madaxweynaha Puntland oo lagu kala tagey kadib markii qodobo muhiim ah la isku afgaran waayey, Musharaxiinta ayaa soo bandhigey in guddiga khilaafaadka magacaabistiisa dib loogu noqdo halka Madaxweynaha Puntland ahna mushraxa xilka jagada hogaamiyaha Puntland uu sheegey in sharciyadu siineyso magacaabista gudigaan iyadoo hadana shaqadooda ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Abdi ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland Waxa uu Hadalkan ka sheegay Mar uu Maanta Warbaahinta ugu waramayay Xafiiskiisa Caasimada Hargaysa . […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynane ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Hotel maansoor ee magaalada hargeysa kaga qayb galay munaasabad balaadhan oo ku saabsan bandhig cilmiyeedka tamarta Somaliland Munaasibadan oo si heer sare loosoo qaban qaabiyay ayaa waxa kasoo qeyb galay wasiirada wasaaradaha qorshaynta qaranka , tamarta iyo macdanta ,horumarinta deegaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »