Home » 6:05 am Entries posted on “December, 2013”

Hoggaamiyihii Hore Ee Awdal State Oo Lagu Wado Maanta Inuu Borama Gaadho Iyo Soo Dhaweyn Xukuumaddu Riixayso Oo Loo Diyaariyey

Borama:18-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta la filayaa inuu Borama Gaadho Madaxweynihii Hore ee Maamulka Dibad-wareegga ah ee Awdal State Rashiid Aw Nuur, iyadoo halkaasna xukuumaddu si weyn iskaga xil saartay inuu soo dhaweyn ballaadhan ka helo. Rashiid Aw Nuur oo in Muddo ah ku sugnaa  Magaalada Hargeysa, isla-markaana Heshiis aan la faahfaahin la galay xukuumadda Somaliland, ayaa doonaya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hal-doorka Mucaaridka iyo Muxaafidka Somaliland Oo Niyad Midaysan Ku Gardaadiyay Diiwaanka SAMO-TALIS(SAWIRO)

Hargeysa Dec 18,2013(SDN)-Munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo xambaarsan taariikhda Odayga Somaliland: Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) ayaa xalay lagu qabtay Jaamacadda Hargeysa waxaana ka soo qayb-galay Wasiirro, Xildhibaanno, Qoraayo, Oday-dhaqameed, maamulka iyo ardayda jaamacadda iyo marti-sharaf kale. Waxaana iska kaashaday Jaamacadda Hargeya iyo Shirkadda Daabacaadda Sagaljet.   Ugu horreyn Guddoomiyaha Machadka Nabadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shacabka Laga Tirada Badan Yahay Ee ku Dhaqan Degmo Ka Mid ah Hargeysa Oo Cabasho Weyn Ka Muujiyey Tacaddi ay u Geysteen Ciidanka Ammaanku

Hargeysa:18-Dec-2013(SDN)-Dadka laga Tirada Badan yahay ee Ku Nool Xaafadda Daami oo Ku Taalla Magaalada Hargeysa, ayaa cabsho xooggan ka muujiyey Tacaddiyo ay sheegeen in ciidanku si gaar ah ugu geysteen.   Shacabkan oo si Gooni gooni ah ula  hadlay warbaahinta Somaliland, ayaa dhaliilo kulul u jeediyey Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland, iyagoo sheegay in ciidanku […]

Posted in Sports | Read More »

Beautiful Scenery and colorful Landscapes pictures at Bali-Mataan photoed by Ibrahim Ali Weerar this week

Generally Somali-land and Somalia are blessed with amazing beautiful places. Some of these places are so beautiful that one can’t believe unless they visit the place. If you would like looking or viewing one the beautiful scenery, a good examples is the snapshot picture recently taken by Ibrahim Ali Waarar at Bali –Matan, as the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

EU: Somali Soldiers to Be Trained on Home Turf in 2014

Training of Somali soldiers by the EU will be shifted from Uganda to Somalia early next year, with an improvement in the security climate there, the EU said in a statement Tuesday. The EU Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), launched in early 2010, has so far trained 3,600 Somali troops, mainly at a camp […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midawga Yurub oo sheegay in ciidamada Soomaaliya dalkooda lagu tababari doonoo

Nairobi Dec 18,2013(SDN)-Midawga Yurub ayaa sheegay in tababarada ciidamada Soomaalida laga soo wareejin doono dalka Ugandha loona warejin doono guddaha dalka Soomaaliya. Mashuurca tabarada Soomaalida ee midawga Yurub maal geliso oo magaciisa loo soo gaabiyo (EUTM Somalia) ayaa la hirgeliyay horaantii sanadii 2010kii oo ilaa haatana ay ka qalin jebiyeen ciidamo tiradoodu gaareyso 3,600 oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayihii hore ee ururka Suxuufiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq oo Adis ku xiran bishii labaad

Adis Ababa Dec 18,2013(SDN)-Xoghayihii hore ee ururka Midawga Suxuufiyiinta Soomalaiyeed Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa la xaqiijiyay in uu Adis Ababa ku xirian yahay bishii labaad ka dib kolkii ay ganacsato Itoobiyaan ahi qaan ku sheegteen. Ciidamada amaanka ee dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa Cumar Faaruuq ka qabtay gegida duyuuradaha ee Bole ee magaalada Adis Ababa. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Somaliland oo ka waramay kulay madaxtooyada iyo shirkad ganacsi oo Sucuudi ahi yeesheen(DHEGEYSO)

Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madax ka socotay Shirkad laga leeyahay dalka Sucuudiga Isla markaana rabta inay Mashaariic ka fuliso dekeda Berbera iyo hawlaha Maamul ee Dekeda. Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga iyo Maalgashiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Banned charcoal still finds ways into Gulf

KHASAB, Oman: Charcoal from Somalia, which was banned nearly two years ago by the United Nations, is still making its way to markets in the Middle East, frustrating international efforts to cut off a major moneymaker for Al-Qaeda-linked Al-Shabab militants in the Horn of Africa nation. UN inspectors in recent weeks have sent letters to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘Immigrant suburbs’ emerge in latest census sweep

Yussuf Shafie admits it wasn’t easy being among the first Somali immigrants to arrive in Burnsville’s schools. “It wasn’t as diverse as it is today, I’ll tell you that. It was hard to communicate with peers and stuff.” But now that there’s a “huge Somali population” in the area, he says, things are going swimmingly […]

Posted in Uncategorized | Read More »