Home » 10:50 am
Entries posted on “December, 2013”
There is identical history or similarity between Ho Chi Minh– the Vietnamese leader who liberated Vietnam in 1975 and Mohamed Hashi Lixle, the founder ofSNM liberation Army in 1981. After the war had ended, the former capital of South Vietnam, Saigon was re-named as Ho Chi Minh City, the leaser’s name to remember and recognition for his role for the liberation […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 18Dec13(SDN) Moyer kuxigeenka Caasimadda Somaliland Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo dhawaanahanba ku sugnaa dalkan Ingiriiska ayaa kulamo gaar-gaara kula yeeshay madax ka tirsan dalkan Ingiriiska. Moyer kuxigeenka Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa u muuqda nin dhalinyaro ah oo dadaalo dheeraada sameynaaya inta uu ku jiro safarkiisa dalkan Ingiriiska isaga oo dhawaana la kulmi doona qaar ka mid ah jaaliyadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 18.Dec 2013 (SDN)- Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Sabtida soo socda uu codka kalsoonida u qaadi doono raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Xoghayaha guud ee baarlamanka Soomaaliya, Cabdikariim Xaaji Cabdi (Buux) ayaa warbaahinta u sheegay in arrimo farsamo dartood dib loogu dhigay cod u qaadista raysul wasaaraha. Waxaa lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wanla-Weyn 18.Dec 2013 (SDN)- Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay labo ruux ku gowracday tuulo 25 km u jirta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u sheegay in labada qof ay ahaayeen rayid. Wararka ayaa sheegaya in dilka uu dhacay kaddib markii uu iska hor-imaad dhexmaray ciidamada dowladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Golaha Guddida Ilaalinta iyo Difaaca Suxufiyiinta Dunida ee Magacooda loo soo gaabiyo CPJ ayaa ka hadlay xayiraadii xukuumadda Somaliland kula wareegtay xarunta dhexe ee Wargeyska HUBAAL iyo xadhigii aan Waaranka Wadan ee xabsiga lagu dhigay laba kamid ah Hawl-wadeennada HMN. CPJ oo habeenkii Isniintii Qoraal ka soo saartay xafiiskooda qaabilsan bariga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brugseles:18-Dec-2013(SDN)-War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Yurub ayaa sheegay in Tababarrada Hawlgallada askarta Somalia laga soo rari doono Dalka Uganda loona soo wareejin doono Magaalada Muqdisho, maadaama uu ammaan haatan halkaas ka jiro. Ururka Midowga Yurub ayaa soo magacaabay taliye cusub oo u dhashay dalka Talyaaniga laguna magacaabo General Massimo Mingiardiagacaab oo noqonaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Dec 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa ka waramay kulan uu dhawaan la yeeshay mushariixiinta xilka kula tartamaya horaanta sanadka ina soo haya. Madaxweyne Faroole ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga waramy waxyaabihii ay isaga iyo musharixiintu ku kala boodeen. [peckplayer id=”1″ sound=”http://somalimidnimo.com/audio/121713faroolejawaab.mp3″]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:18-Dec-2013(SDN)-Waxa Soo Baxaya warar Dheeraad ah oo la xidhiidha Sababta Baarlamaanka Somalia Dib ugu dhigay Ansaxinta Ra’isal wasaaraha Cusub ee Dhawaan la Magacaabay. Sababta Keentay in dib loo dhigo ansaxintiisa, ayaa lagu sheegay shaki soo baxay oo sheegaya inay jiraan cudud aan la dhayalsan Karin oo ka soo horjeedda ansaxintiisa, kuwaas ooh ore u taageersanaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:18-Dec-2013(SDN)-Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya ay si rasmi ah uga mid noqdeen hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa, Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo la hadlay xarunta wararka Ethiopia ee Wolta ayaa xaqiijiyay ciidamada Ethiopia in ay ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
This week a delegation from Somali-land government officials including minsters and the first lady has paid visit to salaxley to deliver an ambulance donated by emirates Red Crescent to Somali-land. The ambulance being donated by friendly country and not from Somali-land government, the delivery of the ambulance should have been delivered in normal protocol, which […]
Posted in Uncategorized | Read More »