Home » 1:37 am Entries posted on “December, 2013”

Xaflad lagu soo dhawaynayey Mayor ku xigeenka Hargaysa Cabdicasiis Cago wayne oo soo qaban qabiyeen Hablaha Garoodi Uk oo ka dhacday London

London 19Dec13 (SDN) Xaflad aad iyo aad loo soo agasimay oo ay soo qaban qabiyeen hablaha garoodi ee uk oo lagu soo dhawaynayey maayor ku xigeenka Casimada Somaliland Mudane Cabdi casiis Maxamed Xaashi Cagawayne aya waxay ka dhacday bartamaha caasimada London xafladan oo ka soo qayb galeen dad wayno aad u tiro badan iyo xisbiyada Mucaaradka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne C.raxmaan Faroole oo ugu Hanjabay Murashixiinta ka qayb galaya doorashada Madaxtinimo inuu ka qaadi doono talaabo Sharci {DHAGAYSO}

Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Maxamed Faroole ayaa ugu Hanjabay Murashixiinta kula loolamaya Xilka Madaxtinimo ee Punt land inuu ka qaadi doono Talaabo sharciga Waafaqsan,Hadii ay Joojin Waayaan Sida uu ku dooday Burbur ay la rabaan Maamul Goboleedka uu Hogaamiyo . Madaxweyne Faroole Waxa uu sheegay in Sidii ay hawshu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddiga Mashruuca dhismaha Wadada-cad ee Hargeysa iyo Sallaxlay oo beeniyay war laga faafiyay wada-hadal dhexmaray Guddigooda iyo Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa December 18, 2013 (SDN)- Guddiga mashruuca dhismaha Wadada-cad ee xidhiidhisa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley, ayaa beeniyay war laga faafiyay booqasho uu Isniintii doraad Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ku tegay jidkaas dhismihiisu socdo iyo nuxurka wada-hadal dhexmaray guddiga mashruucaas iyo Wasiirka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Xoghayaha Fulinta guddiga mashruuca dhismaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afar Dhakhtar oo u kala dhashay Suuriya,iyo Somalia iyo ilaaladoodii oo Maanta lagu khaarajiyay Duleedka Muqdisho

Muqdisho 18.Dec 2013 (SDN)- Ugu yaraan 6-qof oo sadex ka mid ah ay ahaayeen Dhakhaatiir sadex ay u dhasheen dalka Suuriya iyo mid Soomaali ah ayaa maanta loogu geystay Fal Khaarajin ah Duleedka Muqdisho, gaar ahaan halka lagu magacaabo Siinka Dheer oo 15-km dhinaca Koofureed kaga beegan Muqdisho. Dhakhaartiirta la dilay ee Ajabiga iyo Somalida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taariikhdii Qadiimka Ahayd Ee Magaalada Berbera W/Q: Cali Cabdi Coomay.

Berbera waa magaallo taariikh fog, leh oo ay adag tahay in la soo bandhigo taariikhdeed, oo dhan. Balse waxaynu soo bandhigi doonaa inta taariikhda qoran lagu hayo. Magacii hore ee magaalda loo yaqaanay wuxuu ahaa Malao. Magacan Malao waxa laga soo xigtay inay isticmaali jireen Giriigii hore iyo Roomaaniyiintii. Xaafadaha ay ka kooban tahay: = […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xuska Maalinta Muhaajiriinta oo Hargaysa lagu qabtay iyo Wasiirka Dibu dejinta oo ka hadlay

Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada dib u dajinta JSL Md Axmed Cabdi Kaahin ayaa maanta ka qeyb galay munaasibad  lagu xusayay  maalinta muhaajiriinta   adduunka oo lagu qabtay xarunta la talinta gaarka  ah ee muhaajiriinta MRC ee magaaladda hargaysa. Xafladan oo ay kazoo qeyb galeen madaxa xafiiska MRC hayadaha I O M UNHCR ururada xuquuqul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland oo Xogwaran Siisay Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Xogwaran gaar ah oo ay Maanta Siisay Shabakada Qurbejoog.com waxay ku faahfaahisay Qorshaha Waxqabad ee u Suuro galay Sannadkan sii Galbanaya ee 2013-ka. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan waxaa kale oo ay Sharaxaad ka bixisay Hawl galada u qoondaysan Wasaaradeeda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Murashixiinta doorashada Punt land oo Isimada ugu baaqay inay soo faro geliyaan Khilaafka iyaga iyo Madaxweyne Faroole

Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Musharrixiinta u taagan xilka madaxtinnimo ee maamulka Puntland ayaa codsanaya in isimada, waxgaradka iyo ganacsatada reer Puntland ay soo kala dhex galaan khilaafka u dhaxeeya musharrixiinta iyo madaxweynaha talada haya Cabdiraxmaan Faroole. Cabdullaahi Siciid Samatar oo ah guddoomiyaha musharrixiinta xilka madaxweyne ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay doonayaan doorasho xalaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haweeney Somaaliyeed oo Hanatay Abaal Marinta Caalamiga ee Nabada

Muqdisho 18.Dec 2013 (SDN)- Caasho Xaaji Cilmi ah oo ah siyaasiyad Soomaali ah, una ololeysa nabadda ayaa Talaadadii shalay ku guuleysatay abaal-marin caalami ah oo lagu guddoon-siiyay dalka Malawi. Marwada raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon, ahna xubin ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka mid noqotay afar haween ah oo laga soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumaddu way ku mergatay gudoomiyaha wakiilada” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Wakiiladii iyo madaxtooyadii waxa la leeyahay waa isku jiq odayaal guurtida ah oo saleebaan Gaal hor kacayo ayaa isku deyay in ay dhexdhexaadin ka galan wax xal ah oy ka gaadheena lama sheegin. Bal xalku ha dambeeyo eh bal marka hore ma la fahmi karaa yaa is haya maxaase la isku […]

Posted in Uncategorized | Read More »