Home » 6:00 pm Entries posted on “December, 2013”

Somaliland: House and Deputy Speakers Strike Peace Deal

Hargeisa, 30 Dec 2013 (SDN) -It was just last week that Deputy and Vice Deputy Speaker of Representatives, Bashe Mohamed Farah and Ali Yusuf Ahmed, respectively, placed a complaint to Hargeisa’s High Court against House Speaker, Abdirahman Irro. The compliant is about a committee reshuffle whereby the House Speaker implemented wide-spread changes without previous consultation […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Water Well Drilling and Exploring Company Launched in Hargeisa

Hargeisa, 30 Dec 2013 (SDN) -The Director General of Somaliland’s Ministry of Water Mr. Abdirisak Jama Nour has cut the ribbon for a new water well drilling and exploring company with the capability of exploring and producing in deeper waters. The new company equipped with a fleet of ancillary equipment including trucks, water tankers and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Gaboye Youth Parley President Silanyo-(Video)

Hargeisa, 30 Dec 2013 (SDN) -—Youthful members of the minority clan of Gaboye have engaged in discussions on establishing strategizes between the government and the Gaboye Academy for Development and Education-GADE with President Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo. The meeting which was held at the presidential palace Sunday saw a candid exchange of views and ides […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaflad lagu Sagootinayo Labada Masuul Musharaxa Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Ucid Mudane Cabdirashid Xasan Mataan iyo Mayar ku xigeenka casimada Hargeysa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo ka dhacday galbeeka London

London 30Dec13 (SDN) Xaflad balaadhan oo aad u qurux badan oo si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan madaxda sare iyo taageerayasha xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xalay lagu qabtay xafada Southall ee ku taal galbeedka magaalada London. Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen murashaxa madaxweyne ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

LONDON: Guddoomiyaha Xafiiska LONDON SLNTV oo fulinaaya amar uu soo saaray Maareeyahu oo uu kaga madnuucay dhamaanba xusbiyada mucaaridka iyo Agaasimaha Xafiiska LONDON oo mushaharkii kala baxsaday Shaqaalaha Qaarkood

London Dec 30,2013(SDN)- Guddoomiyaha Telefishanka Qaranka Somaliland ee Dalka UK Cabdi Bacow, ayaa amar ku siiyey shaqaalaha iyo wariyeyaasha ka hawl-gala xarunta telefishanka ee London isla markaana ka mabnuucay in telefishanka laga baahiyo munaasibadaha ay qabsadaan Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani Isagoo fulinaya amar uu soo saaray Khadar Cali Gaas oo uu kaga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dedaal Laga Dhex Wado Isimada Puntland Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Rajada Shacabka ee La Xidhiidha Khilaafka Taagan Xilligan Xaasaasiga ah

Garowe:30-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay sii kala Fogaanayaan Isimada Puntland oo Khilaaf badani dhex yaallo, ayaa Haddana waxa socda isku Dayo la Doonayo in la isugu soo dhaweeyo si khilaafka meesha looga saaro. Dedaaladda la Doonayo in Khilaafka Meesha lagaga saaro, ayaa waxa wada Siyaasiyiin hore oo Maamulka soo maray iyo Khubaro uu Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay Ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax Xooggan Oo Maalintii Labaad Oo Isku Xigta Ka Dhacay Ruushka iyo Khasaaraha uu Keenay

Moscow:30-Dec-2013(SDN)-Qaraxii Labaad ayaa muddo laba cisho Gudahood ah ka Dhacay Dalka Ruushka. Ugu yaraan 10-Qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaadhi nooca lagu adeegto ah oo ku sugnaa magaalada Volgograd ee dalka Ruushka uu qarxay, sida ay baahisay wakaalda Interfax ee dalka Ruushka. Weerarkan ayaa dhacay Maanta oo Isniin ah, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The thirty (30) indications listed below postponed international recognition for somaliland

When society is not divided, the best candidate or choice in view of performance is likely to be elected. A typical example for such evidence is the election of Obama, which demonstrated to the world that the system of democracy in the United States did not keep the US locked into an imperialist model — […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Xasan Sheekh Oo Go’aansatay Inay Ka Faa’iidaysato Khilaafka Al-shabaab, Ethiopia-na Ka Dalbatay Inay Gacan Ka Siiso Qabashada Hoggaanka Kooxda

Muqdisho:30-Dec-2013(SDN)-Dawladda Somalia ayaa la sheegayaa inay Haatan Go’aansatay inay Ka Faa’iidaysato Khilaafka kala jabiyey Kooxda Al-shabaab, iyadoo Haatan Dagaal ku ekaysay Goobo ay hore u fadhiyeen Kooxdaas lana wareegtay. Ciidanka Dawladda iyo Kuwa Ethiopia, ayaa Shalay Dagaal kula wareegay Deegaano Hoos taga Degmada Bardaale oo ah Halka ay imika kooxda Alshabaab isku soo hadhay, waxana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaalida Minneapolis iyo Madawga kale ee Magaaladaas oo kulan isu soo dhawaasho yeeshay

Minneapolis Dec 30,2013(SDN)-Xarunta dhaqanka ee Cedar ee ku taal magaalada Minneapolis ayaa dhawaan martigelisay kulan ay yeesheen Soomaalida iyo madawga magaaladaas ku wada nool. Kulanka ayaa looga wadahadalayay sida labada bulshadood oo khilaaf in muda ahi u dhexeeyay sidii ay isugu soo dhawaan lahaayee. Soomaalida iyo madawga kale ee magaalada Minneapolis ayaa horaantii sanadkan dhalintoodu […]

Posted in Uncategorized | Read More »