Home » 5:24 am Entries posted on “December, 2013”

Mayor ku Xigeenka Hargeysa oo la Kulmay Jaaliydayaha iyo Madaxda Bristol, Cardiff, iyo Sheffield(SAWIRO)

Bristol Dec 19,2013(SDN)-Mayor ku Xigeenka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdi Casiis Maxamed Xaashi “Cagoweyne” oo hawlo shaqo u jooga Dalkan Britain ayaa kulamo aad u balaadhan la yeeshay Maayorrada iyo Madaxda Jaaliyadaha magaalooyinka Bristol, Cardiff, iyo Sheffield ee Dalkan UK. Ugu horrayn Mayor ku xigeenka ayaa waxa uu kulan aad u balaadhan la yeeshay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Dood Dagaal isu bedeshay oo dhexmartay Khaatumo iyo Puntland

Nairobi Dec 19,2013(SDN)-Barnaamijka Dooda Todobaadka ee ka baxda TV-ga Kalsan ayaa waxa isku wejahay siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo kala jeeda Khaatumo iyo Puntland. Doodan ayaa xamaasadeysneyd waxaana laga dheehan karayay halka ay kala joogaan labadan maamul,DAAWO.  

Posted in Uncategorized | Read More »

XUKUUMADDU WAY KU MERGATAY GUDOOMIHII WAKIILADA Qaybtii 2aad

Hargeysa Dec 19,2013(SDN)-Kulmiye arag in xukuumadda odaygu dhisay ama loo soo dhisay aanay Kulmiye ahayn ama ugu yaraan aanay ahayn kulmiyihii ay filayeen, hadana markii uu Madaxwaynuhu wareejiyay xilkii xisbiga wuxu u wareejiyay si karkabad iyo hoo oo ku go’ ah. Gudoomiyahii xilka lagu wareejiyay oo isagu ahaa Gudoomiye ku xigeenkii 1aad si fiican umuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Capital One Cup Semi Finals 2013 oo La Isu Miciyolisanayo (By Jaahuur)

London-19-Dec-2013-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaaiyo Ingiriiska oo la isku feentey (Capital One Cup Semi Finals 2013). Koobkan oo aad looga qadiriyo carigaa Ingiriiska ayaa waxaa isku soo hadhay 4-ta Naadi ee kala ah Man United,Man City,Sunderland iyo West Ham United,laakiin aawey kooxihii kale ee caanka ahaa? Haddaba 4-tan Naadi yeey soo kala […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweyne Xalinta Cabashada Shaqaalaha Tv-ga ma Xaqa ayaad garabka saari, Mise Dulmiga?

Waxaa dhawaanahan warbaahinta ku soo noqnoqday wararka sheegaya in khilaaf xoogan oo lagu kala jabay kana dhexeeyay masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo ay ugu horeeyaan Wasiirka iyo Maareeyaha, taas oo ay barbar socotay cabasho shaqaalaha Tv-ga qaranku ka tirsanayeen sida ay sheegeen maamul xumo iyo qabyaalad aan gabasho lahayn oo uu ku kacay Maareeyaha Tv-gu . […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAX YEELADU DABEECADAYDA AYAY KA MID TAHAY ?

Dabeecadaha dadku way kala duwan yihiin , oo qaarkood waxay leeyihiin , 1-Dabeecadda xayawaanka doogga cuna oo kale , kuwaas hami iyo qamigoodu yahay , wax lacuno -wax lacabo iyo shahwad uun . 2-Dabeecadda xayawaanka hilibka cunana , waa in uu wax dilo – wax burburiyo -wax gaado  colaad -nacayb wax ka baji – hanjabaad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro

Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba.       Waxaa la yidhi : La hubsayoo, Gorayo haad noqon weydey.       Sideedaba Soomaalidu, siiba ta Federaalka Soomaaliya (een shinkeedu buuxsamin) wali mey Fahmin waxa ay tahay “Dowladnimadu” ama Qaranimadu.       Hadii si walba la isugu dayey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Militants ambush doctors convoy killing 6

MOGADISHU, Somalia (AP) – Suspected armed Islamic militants on Wednesday ambushed a convoy carrying doctors near the Somali capital, killing six people, three of them Syrian doctors who were in the country giving medical assistance, officials said Wednesday. Capt. Mohamed Hussein, a senior Somali police commander, said the convoy came under attack in a semi-forested […]

Posted in Uncategorized | Read More »

First ever Royal Navy drone launched in £30million mission to stop Somali pirates

The Scaneagle unmanned aerial system (UAS) was launched from the Royal Fleet Auxiliary Cardigan Bay in the Gulf and flew to a height of up to 19,500ft. The UAS was then brought back by a pilot on the ship using remote controls after it had acted as an eye in the sky over the horizon. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeisa deputy mayor (Councillor Abulaziz Mohamed Hashi) posses all concepts and successful qualities to become a future Leader

Hargeisa deputy mayor (Councillor Abulaziz Mohamed Hashi ), who is at present in official visit to UK, has all concepts and successful qualities to become a future Leader. Today December 18, 2013, he will meet and address the Diasporas here in London with regard all the issues in general in Somali-land local governments and in […]

Posted in Uncategorized | Read More »