Home » 4:52 am
Entries posted on “December, 2013”
Havana Dec 20,2013(SDN)-Dawlada dalka Cuba ayaa golleheeda wasiiradu waxa ay ansixiyeen in shicibka dalkaasi aaney iminka wixii ka danbeeya u baahneyn ogolaasho ay ka helan dawlada si ay u iibsadaan gawaarida casriga ah. Shacabka Cuba ayaan intii ka danbeysay afganbigii ay talada kula wareegeen jebhadii uu hogaaminayay Fidel Castro. Ilaa iyo sanadii afgenbiga ee 1959kii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Dec 20,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shan ruux oo qeyb ka ahaa qorshe la doonayay i algu qarxiyo garoonka Kubedda cagta ee Adis xili ay ciyaari ka socotay. Qarxaa ayaa fashilmay ka dib kolkii qaruxu si kama u dhacay halkaana ay ku geeriyoodeen laba ka mida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Dec 20,2013(SDN)-iyaasadaha qaladka iyo qardoofada badan ee xukuumaddu ay mucaaridka kula soo dhaqmaysay intii ay xilka haysay waxa barbar socday cabudhinta xoriyadda hadalka iyo burburinta saxaafadda madaxabanaan. Musuq maasuqa ayaa gaadhay heerkii ugu xumaa tan iyo intii ay Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaani deeda taas oo keentay in ay fashilaan mashaariicda ugu muhiim […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dec 19 (Reuters) – Ethiopian police have arrested five more people suspected of plotting suicide bombings during Ethiopia’s World Cup qualifying match against Nigeria in October, security officials said on Thursday. The planned attack failed when two Somali accidentally blew themselves up a few kilometres (miles) from Addis Ababa Stadium where soccer fans were gathering. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The top United Nations envoy in Somalia has strongly condemned the attack on a medical convoy outside Mogadishu on Wednesday, killing at least six people. “Somalia, still struggling to build up its health services, relies on the goodwill of NGOs [non-governmental organizations] and medical personnel who work in incredibly difficult conditions to save Somali lives,” […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At least 500 people, most of them soldiers, have been killed in South Sudan since Sunday, a senior government official said, as an ethnic rivalry threatened to tear apart the world’s newest country. The clashes apparently are pitting soldiers from the majority Dinka tribe of President Salva Kiir against those from ousted vice president Riek […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Few days ago, it was revealed into public the corruption committed by Somali-land National TV manager, which captures the public attention. Corruption is the misuse of entrusted power for private gain. It is a major barrier to development and the effective delivery of essential services, as it diverts funds away from activities intended for poverty […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 19 Dec 2013 (SDN) -Since the 1991 Burao conference where the re-independce of Somaliland was declared a national has not been convened thus ever held. This was the consensus of the three Somaliland national political parties of Kulmiye, UCID and Wadani during a press conference held in Hargeisa to announce their joint nod for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 19.Dec 2013 (SDN)-Maddaxii shaqaalah Hayada Korontada oo Lagu magacaabo Ilyaas Daa’uud Ibraahin, ayaa laba nin oo hubaysani dhaawac halis ah soo gaadhsiiyeen wakhti uu ku sii jeeday gurigiisa,Ragan Hubaysan oo Gaadhigiisa ku jaray baabuur ay wateen ayaa waxa Goobtaasi ku dhex maray is Af dhaaf Ay doonayeen Inuu ka soo dego ,Kadib markii uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 19 December 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Xildhibaan Xasan Muxumed Cali (Sokorlin) oo maalmihii ugu dameeyey ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday […]
Posted in Uncategorized | Read More »