Home » 4:47 pm
Entries posted on “December, 2013”
Addis Ababa, 20 Dec 2013 (SDN) -State Minister Ambassador Berhane Gebre-Christos received a US delegation led by James Mc Anulty , US Special Representative to Somalia at his offices. The Special Envoy expressed his appreciation to Ethiopia’s continued commitment to stability in Somalia and the region as a whole and for its support in hosting huge number of war […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, December 20, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada aas aaska ciidanka Booliska oo ku beegan maanta oo kale 1943, wuxuuna u rajeeyay caafimaad qab saraakiisha, saraakiil xigeenada, Alifley, Dabley iyo qoyaskoodaba. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay in isaga oo ka faa’iideysanaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 20 Dec 2013 (SDN) -The Mayor of Hargeisa city Abdirahman Mohamoud Aideed (Soltelco) has on Thursday laid the foundation stone for a new minor bridge in the city connecting Gacan Libah and Mahmoud Haybe districts. Presiding over the function Mr. Abdurrahman Solteco, said, “The building of Bridges was essential to develop infrastructure and the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:20-Dec-2013(SDN)-Inta La Ogyahay 77-Qof, ayaa ku dhawaacantay oo 7- ka mid ah ay aad u daran yihiin,ka dib markii qeyb ka mid ah dhisme Theatre uu burburay Magaalada London ee dalka Ingiriiska,sida ay sheegeen ciidanka Boolisku. Markii Dhismaha Theaterka uu bur buriyay ama soo dumay ayaa waxaa ku sugnaa dad aad u fara badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Haegue:20-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay taagan tahay Hadal-haynta Dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha Dalka Kenya, ayaa uu Dacwad Oogaha arrintantan gacanta ku hayaa haatan war kale soo saaray. Dacwad soo oogaha maxkamada caalamiga ah ee dambiyada dagaalka Fatou Bensouda ayaa codsatay in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada ka dhanka ah madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala Dec 20,2013(SDN)-Xildhibaanada dalka Ugaandha ayaa cod aqlebiyad ah ku ansixiyay sharci iska hortaagaya Dumarka dalkaasi in ay xirtaan dharka gaagaaban isla markaana xakamaneynayaa waxyaabaha anshax xumada horseeda. Wasiirka anshaxa ee dalkaasi Simon Lokodo ayaa baarlamaanka u gudbiyay horaantii sanadkan sharci oranaya dumarka xirta dhar ka gaaban jilbahooda in xabsiga la dhigo. Sharcigan xakameynaya anshax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:20-Dec-2013(SDN)-Wasiir Kuxigeenkii hore ee Wasaarada Arimaha Dabada ee Xukuumada Madaxweyne Rayale, isla-markaana muddo gaaban ka hor iska casilay xilkii Xoghayaha guud ee Xisbiga Ucid Md Axmed Aaden Ismaaciil (Axmed Kayse), oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in cadowga Somaliland xoogeystay, waxaanu ku baaqay in loo midoobo. Axmed Kayse, ayaa xusay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:20-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta Oo Bishu Tahay La Filayaa In Dalka Laga Xuso Sanad-guuradii 74-aad ee Ka soo Wareegta Maalintii la Aasaasay Ciidanka Booliska Somaliyeed. Qiimaha Maalintan darteed ayaa lagu wadaa in meelo kala duwan oo dalka ka mid ah lagu qabto munaasibado waaweyn oo maalintan lagu weynaynayo, iyadoo si weyn looga filayo meelaha ay xukuumaddu gacanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Juba Dec 20,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dalka Konfurta Sudan cagta saaray wadadii colaadaha sokeeye isla markaana ciidamo Mareykan ah dalkaas u diray. Hadalka Obama ayaa imanaya iyada oo colaadii saameysay caasimada Juba ay ku fiday guud ahaan dalkaasi. Obama ayaa ilaa 50 askari oo Mareykan ah u diray caasimada Juba si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bangui Dec 20,2013(SDN)-Hay’ada Amnesty International ayaa warbixin ay shaacisay ku sheegtay in denbiyo dagaal ay ka dhacayaan dalka Africada Dhexe oo ay bilihii u danbeeyay ka socdeen dagaalo sokeeye. Ciidamo u badan Muslimiinta dalkaas oo la yiraahdo Seleka ayaa xilka ka tuuray dawladii uu hogaaminayay madaxweyne Francios Bozize oo u baxsaday dalka Cameron. Xilka Madaxweynenimona […]
Posted in Uncategorized | Read More »