Home » 4:17 am Entries posted on “December, 2013”

Somali government calls for peace in Hiran region

The Somali government has issued a decree calling for the cessation of clan fighting in Hiran region, government-run Radio Mogadishu reported Friday (December 20th). A delegation led by Minister of Natural Resources Abdirizak Omar Mohamed has been in Beledweyne since Sunday to mediate between two clans who fought in Kabahanley area over grazing land. The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkad shidaal oo caalami ah oo heshiis la gashay Dalsan Somaliland engery iyo qodobadii lagu heshiyey

London 21Dec13(SDN) Waxaa  kulan ku dhex maray  magaalada London shirkada caalamiya oo  laga leyahay Uk oo lagu magacaabo  London international energy iyo shirkada ka socota Somaliland oo la magac baxday  Somaliland  Dalsan energy Ltd. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen wasiirkii hore ee Difaaca    Somaliland Mr Cabdilaahi Cali Ibrahim, oo ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa Qabsoomay Laba Gu’ Oo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Siyaasadda Ku jiray?

Maanta oo kale, labaatankii bishii Diisambar, sannadkii 2011kii, mid ka mid ah jileyaasha ugu waaweyn siyaasadda Somaliland ahna dhaqaaleyahan, qoraa iyo hal-abuur ayaa uu si rasmi ah shaaca uga qaaday inuu ku biirayo fagaaraha siyaasadda Somaliland… Waa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID.. Waxa aynu qormadan kooban ku eegi doonnaa guulihii, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marwo Fowsiya Yusuf oo Juba uga qeybgaleysa shir deg dega oo IGAD isugu imaneyso

Juba Dec 20,2013(SDN)-Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaan kaga qeybgaleysa maanta Caasimadda Juba ee South Sudan Shirka degdega ah ee Wasiiradda Arrimaha dibadda ee ku mideysan Urur goboleedka “IGAD” , kaasoo lagu qiimeynayo , xalna loogu raadinayo xasaradaha iyo rabshadaha dagaal ee ka soo cusboonaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Power sharing agreement is better than democracy based on tribalism‏

Somali-land democratic transition is back in the spotlight. The concern is no longer the stranglehold of autocrats, but the hijacking of the democratic process by tribal based election process which many occasion created violence and ended up with human loss and casualties in the past. The word democracy appears to be pleasant when it free […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bitter Splits Ahead of Puntland Election

Nairobi, 20 Dec 2013 (SDN) -As presidential elections approach in Puntland, the candidates in the running have accused one another of failing Somalia’s semi-autonomous region. The international community is closely watching Puntland’s January 8 election, worrying that increased instability in the region could damage Somalia’s efforts to recover from decades of chaos and civil war. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TAARIIKH KOOBAN:BANKIGA GANACSIGA IYO KEYDKA SOOMAALIYEED

Muqdisho Dec 20,2013(SDN)-Taariikhdu Marki ay aheyd: January 1, 1971 ayaa Dowladdii Soomaaliyeed ee Kacaanka waxay Sameeysey Laba Banki Ganacsi oo kala ah: 1-      Baniga Keydka iyo Deynta Soomaaliyeed (Somali Saving and credit Bank) 2-      Bankiga Ganacsiga Soomaaliyeed  (Somali Commercial Bank) Sanadkii 1975 ayaa Dowladda Soomaaliya Isku dartay labadii Banki ee kor ku soo sheegay waxayna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mayor ku Xigeenka Magaalada Hargeysa Xildhibaan Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa Shalay la Kulmay Mayor Ku Xigeenka Magaalada London Marwo Victoria Burnett MA

London Dec 20,2013(SDN)-Mayorka ku Xigeenka  oo ay Wahelinayeen Safiirka Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo Madaxa Ururka HAYA mudane Cabdirashiid Aadan iyo Mudane Xuseen Ibraahim Askar oo ka tirsan Hormuudka Jaaliyada reer Somaliland ee UK ayaa waxa kulankaas lagaga wada hadlay arrimo badan oo ka turjumayay sidii ay Magaalada London u caawin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeisa Electricity Agency Employee Shot and Seriously Hurt by Unknown Assailant

Hargeisa, 20 Dec 2013 (SDN) -A revival of the assassination attempts on public figures in Somaliland is seen in the shooting yesterday of Ilyas Da’ud Ibrahim, the human resource manager of Hargeisa Electricity Agency, who was seriously injured when an unknown assailant fired three shots at him and escaped. Click here to read full article

Posted in Uncategorized | Read More »

Waan Yaabey! “Waxaan La yaabey Bar-barad Weliba Khushi-talaabsaanaya”

Waa Taxanaheenii iyo Tirsiyadeenii Tusmada iyoTilmaanta ahaa.- Waa Qormooyinkeenii qiraayey Qusumka, Qoonta iyo Qaleylkii lagu qeybsadey maalkii, moodkii, magantii iyo mooradii ummaddena baahan ee debedyaalka u-ah dacdarada dabeecada iyo duruufaha adag ee is barkan. Waa taxanaheenii iyo tirsiyadeenii turuntureynaayey isbaarooyinka hor taagan danta ummadda, danta qaranka iyo dariiqa loo socdo. Waa tirsiyadeenii duraayey kuwa dawaada ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »