Home » 10:30 am
Entries posted on “December, 2013”
Hargaysa 21,Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta ee JSL Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradiisa ayaa maanta dalka ku soo dhoweeyey wefti ka kooban lix xubnood oo ka socday Boqortooyada Sucuudi Arabia, weftigaas oo socdaalkoodu ku saabsan yahay ka qayb qaadashada fursadaha maalgashi iyo kuwo taageero ee caalamku ka wado […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)-Wasiirka wasaaradda Dib u dejinta ee JSL Md maxamed Cabdi kaahin ayaa maanta kormeer hawleed ku soo maray xaafadda massalaha ee caasimadda Somaliland oo uu ka socdo mashruuc dhisme oo balaadhan oo guryo ay degaan loogu dhisayey 350 qoys oo ka mid ah barakacayaasha Somaliland ee deganaa qaybo ka mid ah magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tokiyo Dec 21,2013(SDN)-Dawlada dalka Japan ayaa horaantii todobaadkan ku dhawaaqday dib habeyn ay ku sameyneyso ciidamada qalabka sida ee dalkaasi leeyahay dhawrka sano ee soo socda. Qalabka ciidan ee ay dawlada Japan iibsaneyso ayaa ka koobnaan doonaa duyuuradaha aaney cidi wadin,gawaarida dagaal ee badda iyo qalab kale oo casri ah. Qalabeynta ciidamada Japan ayaa qaadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kano Dec 21,2013(SDN)-Muslimiinta dalka Nigeriya ayaa la soo baxay tabo dalkaa ku cusub oo ay kaga hortagayaan furitaanka lamaanaha oo dalkaasi kor u kac balaarani uu ku yimi sanadihii u danbeeyay. Guddi ay magaalada Kano u xil saartay dhaqan gelinta Shareecada Islamka ayaa todobaadkan isu meherisay ilaa 1,111 lamaane. Guddida ayaa sheegtay in furiinku keenay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bosaso:21-Dec-2013(SDN)-Magaalo-xeebeedda Boosaaso Ee Deegaanada Puntland ayaa cisbitaal ku yaalla Saaka la keenay Maydadka Laba dhallinyaro ah oo ka mid ahaa Shan qof oo shalay ku qarraqmay xilli ay dabbaalnayeen. Waxaa lagu kala magacaabi jiray dhalinyarada geeriyootay Bashiir Maxamad Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada wax ka barata iskuulka sare ee Bosaso(Bosaso Public Secondry School) iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:21-Dec-2013(SDN)-Maadaama Aan Wali wax xal ah oo waara loo haynin mashaqada dagaal ee Labada Qabiil ku dhex maraysa Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, waxa ay dawladda Federalka ahi ku dhawaaqday inay Halkaas ciidan Geyn Doonto. Dagaaladan oo ku sii fiday Gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, ayey Dawladdu ku dhawaaqday inay ciidamo kala dhex dhigi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Dec 21,20139SDN)-Hay’ada QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa shaacisay in tiro ka mida Qoysaska Qaxotiga ku ah dalka Kenya ay isu diiwaan geliyeen in ay dalkoodii hooyo dib ugu soo noqdaan. UNHCR,dawladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa hore ugu gaaray heshiis in fursad loo siiyo qoysaska Soomaalida ah ee Qaxootiga mudad dheer ku ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:21-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta oo Sabti ah qorshuhu yahay inuu si Rasmi ah u furmo Kal-fadhigii 23-aad ee Golaha Baarlamaanka Somaliland oo Sabtidii hore dib u dhacay murano jira aawadood. Kal-fadhigan maanta ayaa lagu wadaa inuu la kawsado khilaafkii ugu horreeyey ee soo kala dhex gala Shirguddoonka Golahaas tan iyo intii la sameeyey, waxana si aad ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:21-Dec-2013(SDN)-Waxa Lagu Wadaa In Maanta Oo Sabti ah uu Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed uu Baarlamaanka hortago si codka Kalsoonida ah loo siiyo. Ilaa xalay waxa Magaalada Muqdisho gaar ahaa goobaha Huteelada ah ee Xildhibaanadu ku kulmaana laga Dareemayey Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo loogu diyaargaroobayo sidii Loo Ansaxin lahaa Ra’isal wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:21-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay wali dhegaha shacabka Reer Hargeysa kasii Guuxayso Toogashadii loo Geystay Madaxii Shaqaalaha Hay’dda Korontada Hargeysa, ayuu Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan uu sheegay inay Ciidanku Gacanta ku soo dhigeen ninkii falkaas fuliyey. Taliye Fadal oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa sidoo kale ka warramayey sababaha keenay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »