Home » 2:58 pm
Entries posted on “December, 2013”
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN) Guddomiyaha Xisbiga Tallada Dalka haya ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Maalintii Khamiistii ay gaadheen Saddexda Xisbi waxaanu sheegay in aanay Jirin wax laysla qaatay oo lagu heshiiyey, sidda Magac wax laga hadlayo iyo Ajandaha Shirkaasi. Sidaasi waxa uu ku sheegay Mar uu warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa,Hadaba Waraysigaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 21.Dec 2013 (SDN)-Mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah cod gacan-taag ah ku ansixiyay magacaabista raysul wasaaraha cusub ee dalka, Cabdiweli Sheekh Axmed. Kulanka ansixinta raysul wasaaraha oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa ka qeyb-galay 243 mudane, waxaana shir guddoominayay afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. 239 xildhibaanno ayaa codka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha wakiiladdaSomaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Maxamed Yuusuf ayaa Dacwad ka dhan ah GuddoomiyeCirro geeyey Maxkamadda sare ee Dalka, si ay Maxkamaddu Golaha ugu soo qorto in la hakiyo Kal-fadhiga Golaha. Guddoomiye Cirro oo saaka furay kal-fadhiga Golaha isla markaana meel mariyey qorshayashii ay isku hayeen labadiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Mohamed Hussein When Mr. Pratt asked me to give speech at this banquet, he emphasized that NMH has given me more than I have contributed. Of course, I am a beneficiary of a great education at NMH, but more importantly I have learned through NMH athletics that I can control what is under my […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 21.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo maanta kulan sagootin ah la qaatay shaqaalaha ka howlgala xafiiskiisa ayaa sheegay in intii uu hayay xafiiska uu ku dadaalay adkeynta hay’adaha dowladda. Wuxuu xusay inuusan waligiis qaadan go’aan ka hor imanaya qarannimada iyo horumarka dalka. Shirdoon ayaa qiray in shaqaalaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 21 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s parliament has approved a new prime minister in Abdiweli Sheikh Ahmed, a political newcomer and economist who faces tough challenges in the war-torn nation. All but three MPs in parliament voted on Saturday to approve President Hassan Sheikh Mohamud’s nomination of the economist who has worked with several international […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 21 Dec 2013 (SDN) -A project has been launched in the Somali capital, Mogadishu, to rebuild the country’s national library. Dozens of displaced families had been sheltering inside the building which has been badly damaged by decades of conflict. The project director, Zainab Hassan, told the BBC that thousands of students currently had no […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- KalFadhigii sedex iyo labaatanaad ee Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xarunta golaha wakiilada ee magaalada hargaysa. Fadhigaas oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [ cirrro] ayaa mudanayaashii kasoo xaadiray madasha waxa loogu qaybiyay ajanadaha kalfadhiga sedex iy labaatanaad ee Golaha wakiilada kaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- Kal fadhigii laba iyo kontanaad ee golaha guurtida jsl ayaa maanta ka furmay xarunta golahaasi ee magaalada hargaysa Gudoomiyaha GoLaha Guurtida jsl Md Saleebaan maxamuud Aadan oo shir gudoominaayay kalfadhigaasi ayaa mudanayaashii kasoo xaadiray ku wargaliyay gudo galka kalfadhiga iyo u diyaar garawga ajanadaha kalfadhiga laba iyo kontanaad ee golaha kaas oo ka kooban sagaal qodob oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 21Dec13 (SD)Ururka jaaliyadeedka West London Somaliland Community wuxu sanad walba qabanqaabiyaa munaasibad lagu xuso laguna dhiiri galiyo Haldoorka reer Somaliland ee horumar fiican naftooda u gaadha umadda reer Somaliland horumarkooda qayb libaaxna ka qaata. Ururku wuxu si gaar ah u dhiiri galliya ardayda reer Somaliland ee xagga tacliinta, siiba GCSE-ka iyo A-Levels-ka, darajooyin sare […]
Posted in Uncategorized | Read More »