Home » 6:34 am
Entries posted on “December, 2013”
Hargeysa Guddoomiye ku-xigeenka sadeexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay khilaafka hareeyay gollaha Wakiilada ee Somaliland iyo halka Khilaafkaasi uu salka ku hayo. “Xaqiiqada waxa loogu yeedhayo khilaafka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Sonaliland waxad moodaa in la majare habaabinayo oo aan runta laga sheegayn. Maqaal todobaadkii hore arintan kaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 22 Dec 2013 (SDN) -Somaliland government has signed a deal $1.8 Million with ANSAN WIKFS (Hadramaut) Limited (Ansan) a privately held company which provides oil and mineral resources. The Yemeni owned company is engaged in various activities which include exploration, acquisition, development and operation of petroleum and mineral properties in several countries around the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, 22 Dec 2013 (SDN) -Somaliland Focus, a UK based group whose members are individuals with personal and/ or professional interests in Somaliland has written a letter to Somaliland government expressing concerns about ongoing harassment and intimidation of news media members in Somaliland. The letter is addressed to the president Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’ […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ANOO KU HADLAAYA AFKA BULSHADA SOMALILAND WAXAAN HALKAN KA CODSANAYAA XUKUUMADU INAAY NAGA QANCISO HESHIISYADAN AY LA GASHO SHIRKADAHA SHIDAALKA AMABA KUWA KALE EE KALA DUWAN. SU’AASHAYDA KOWAAD WAXA WEEYE HADAANU NAHAY BULASHADA DALKA MAXAA AY NOOGA MEEL DHIGTAY DAWLADU? SU’AASHAYDA LABAAD WAXA WEEYE SHIRKADAHA SHAQALAHA AY QAADANAYIIN MAAN LAGALA XAAJOON? SUAASHAYDA SADEXAAD WAXA WEEYE […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MAAMUL WALBOO DUNIDA KA JIRAA WAXUU ISKA DHOWRAA WAXII SUMAD KU NOQONAYA EE TAARIIKH XUN U REEBAYA. HADABA MARKA AAD EEGTO XUKUMADAN MADAXWEYNE SIILAANYO HOGAAMINAAYO, AYAA WAXAA DHACAY DHOWR ARIMOOD OO AAD U FOOL XUN OO HAB MAAMULKA XUKUMADAN NABAR KU AH. ARIMAHA DHACAY WAXAA KA KOOW AH WEERARKII WARGEYSKA HUBAAL OO DHAMAAN AAD UGA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London: (SDN)- Dr. Steve Kibble oo ah Ku xigeenka Madaxa, Somaliland Focus (UK) ayaa Warqad ku suntan Qaddiyadda Wargeyska HUBAAL iyo Xayiraada la saaray u soo diray Madaxweynaha Somaliland. Dr. Steve Kibble oo warqaddiisa furan cinwaan uga dhigay “ Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Siilaanyo: Jariirada HUBAAL iyo Saxaafadda Somaliland”, waxa uu kaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:22-Dec-2013(SDN)-Waxa kacsan Xaallada Shacabka Reer Hargeysa, kadib muran soo Noqnoqday oo ku saabsan dhismaha Tiyaatarka Hargeysa oo haatan la sheegayo in Koox Xildhibaan Cali Marreexaan u gadh-wadeen yahay lagu wareejiyey dhamaystirkiisa. Sida ay sheegayaan wararka soo gaadhay shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, waxa taagan xaalad adag oo shacabku kaga soo horjeedaan Oggolaansho la sheegay inay Madaxtooyadu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afgoye:22-Dec-2013(SDN)-Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa saaka la sheegayaa inuu dagaal cusub ka qarxay. Dagaalka hadda ka socda degmda Afgooye waxa uu u dhaxeeyaa ciidamo ka wada tirsan dowladda, sida ay sheegayaan dadka deegaankaas deggeni, waxana lagu wadaa inuu dagaalkaasi sii ballaadho,maadaama inta badan dagaalka Ciidanka dhexdiisu keeno dhimasho fara badan. Labadan dhinac […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Galkacyo:22-Dec-2013(SDN)-Waxa Saaka Warar Dheeraad ah laga Helayaa qarax xalay ka dhacay Qaybta Koonfureed ee Magaalada Galkacyo. Qaraxan oo la sheegay inuu Bam ahaa ayaa lagu tuuray kontaroolka koonfureed oo ay ku sugan yihiin ciidamada maamulka Puntland. Dadka ka ag dhowaa goobtaa ayaa xalay ku kala firxaday oo aan ku soo laaban qaraxa kadib agagaarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaaa sheegay inaaan Xisbiyada Qaranku Awood u lahayn inay qabtaan Shir Qaran. Hadalka Afhayeenka ayaa ka danbeeyay kadib markii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu MadMadow geliyay Heshiiskii uu labada Xisbi Mucaarid la gaadhay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DHUXUL.mp3″]
Posted in Uncategorized | Read More »