Home » 8:37 pm
Entries posted on “December, 2013”
When society is not divided, the best of best candidate in view of performance is likely to be elected. A typical example for such evidence is the election of Obama, which demonstrated to the world that the system of democracy in the United States did not keep the US locked into an imperialist model — […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 22 Dec 2013 (SDN) -The Republic of Somaliland is currently enjoying multi-faceted achievements thus devoid of the need for holding any national consultations. This was informed by the presidential spokesperson Ahmed Suleiman Duhul through an audio message availed the local press electronically from the presidency in which he also said that only the head […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa sheegay inuu soo gaadhay qoraal ka soo baxay maxkamadda Sare ee dalka oo sheegtay in la hakinayo goo’aankii shalay ay Goleweynaha wakiiladdu ku meel mariyeen isku shaandheyntii dhawaan uu Guddoomiyuhu ku sameeyay Guddi hoosaadyadda aqalkaasi. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda waxa uu sheegay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliab Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafladii Daah-Furka Baasaboorada cusub iyo waraaqaha aqoonsiga ka qeybgalay, isla markaasna ku dhiiri geliyey shacabka inay Waraaqaha Aqoonsiga sameystaan. Xaflad daah-fur ah oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka soo qeybgalka ku wehliyey Madaxweynaha, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Mudane […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Shirweynihii Xisbul xaakimka kulmiye oo in muddo ahba laysku marila’aa qabashadiisa isla markaasna laysku maandhaafay guddigii qabanqaabada khilaaf xoog lihina ka dhashay ayaa ku beegan laba maalmood uu ka dib. Shirweynahan oo ay isku hayaan kooxo iska soo horjeeda ayaa laf dhuungashay ku noqday madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 22.Dec 2013 (SDN)- Maareeyaha Dekedda Berbera Ayaa Beeniyey Inay Jirto Heshiis Shirkad Ajinabi ah Ay La Gasho Xukuumadu Oo Kusaabsan Dekeda iyo Waxanu Xusay Inaanay Wax Khilaaf ahi Ka dhexeyn Wasiir Kuxigeenka Amniga Somaliland Cabdilllaahi Abokor Cismaan. Warsaaxafadedkan waxa Lagu sheegay inuu soo dhawaynayo lana shaqayn doono cidkasta oo xukuummadu heshiis kula gasho ballaadhinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Juba 22.Dec 2013 (SDN)- Ganacsato Soomaaliyeed ayaa sheegay in lagu dhacay Magaalada Bor ee Gobolka Janglei ee Waqooyiga dalka South Sudan, halkaasoo ay dhawaan la wareegeen gacan ku haynteeda kooxo kasoo horjeeda dowlada dalkaas oo uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee South Sudan Riek Machar. Somalida la dhacay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Wararkii ugu Danbeyey ee Laga Helayo Degmada Afgooye ayaa sheegaya in Dagaalkii Saakay dhex maray Ciidamada Milatirga oo wada dagaalamay uu ka dhashay Qasaare Xoogan. waxaa inta la xaqiijiyey Dagaalka ku dhintay 11-Ruux oo 7 kamid ah ay yihiin Ciidamadii Dagaalamay iyo 4 Dad shacab ah. waxaa sidoo kale ku dhaawacmay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu dhisi doono xukuumad karti leh oo lagu kalsonaan karo. Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ballan-qaaday samaynta xukuumad ka ballaaran tii dhowaan kalsoonida lagala noqday. Wuxuu sheegay inuu ku howlan yahay dhisidda xukuumad diyaar u noqon karta horumarinta dalka. Cabdiweli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda J S L oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) ayaa mudanayaasha golaha waxa loogu qaybiyey waxqabadkii kal fadhigii hore ee 22 aad iyo qorsha golaha ee kal fadhiga saddex iyo labaatanaad ee u furmay shalay. Waxana warbixintaa mudadanayaasha u akhriyey Xoghayaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »