Home » 4:45 am
Entries posted on “December, 2013”
Muqdisho Dec 23,2013(SDN)-Wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya ayaa lacagta ugu badan ku kharash gareysay safaro ay masuuliyiinta wasaaradaasi dalka dibediisa ku tegeen. Ilo wareedyo ka mida shaqaalaha Baanka dhexe ee Soomaaliya ayaa iddaacada Dalsan u sheegay in Aduun ku dhaw Million Dollar ku bixiyay safaro ay shirar caalemi ah uga qeyb galeen. Safaradan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A close source to the central bank of Somalia has revealed to the Radio Dalsan that the foreign affairs minister Hon. Fowzia Hajji Adan and surrounding high ranking government officials in her office have spent close to one million US dollars on international travels and accommodations alone. Mrs. Haji Yussuf is reported to have attended […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dr. Yusuf Ismaaciil Cali, ayaa Magaalada Xubno ka kala Socda, Xeer ilaalinta, Dembi baadhista, Bilayska iyo Gudoomiyayaasha Maxkamadaha uga furay Magaalada Hargaysa kulan howleed Ku saabsan waxka qabashada tacadiyada Haweenka iyo caruurta lagula kaco iyada oo loo marayo sharciga. Kulan howleed-kan oo uu soo qaban-qaabiyay Xafiiska Baahi-koob kana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- AGaasimaha Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashadda iyo taclinta sare Md :KHadar Axmed Diiriye ayaa Ka qayb galay xaflad loo sameeyey sanad guurada aas aaskii jaamacadda adna Aadan university oo Lagu qabtay magaaladda Hargaysa. AGaasimaha Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo ka hadlay xafadaasi ayaa ka waramay faaiidada barashada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lawyacado23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Salal iyo Ku Xigeenkiisa ayaa ka hadlay Mudaharaad ka dhacay Magaalada ku taala Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti ee Law yacado kuna diidanaayeen Cashuur ay Sheegeen in Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ay kordhisay. Maamulka Gobolka Salal waxay sheegeen in aanu jirin wax cashuur ah oo la kordhiyay iyagoo intaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 22 December 2013 His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today launched Somalia’s new e-passport, hailing it as an important step for national and international security. The President said: “Now that we are well on the road to recovery after two decades of war, it is right that Somalia should take advantage of the latest […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somali prime minister received message of congratulation from his Ethiopian counterpart Mogadishu, December 22, 2013…… His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed received message of congratulation from his Ethiopian counterpart His Excellency Hailemariam Desalegn on his appointment and approval as the prime minister of the federal republic of Somalia. On behalf of the government and the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
baramijka rayiga dadwaynaha iyo wariye luqman o la yeshay Rashid Adan Jama o ah agasimaha hayada haya dawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Dec, 22, 20139SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamuud ayaa dhanbaal hambalyo ah ka helay dhiggiiisa dalka Ethiopia mudane Hailemariam Desalegn, waxana warqadda hanbalyada ah ku aaddan tahay magacaabistiisa iyo ansixintiisa ee xilka Ra’iisul Wasaarenimada Soomaaliya. Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowlada iyo kan shacabka Ethiopia, ayuu Ra’iisul Wasaare Heilemariam ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Press Release Hargeisa, 23 Dec 2013 (SDN) -Law We, the National Consultations and Rectification Forum along with our affiliated partners such as the Intellectuals Forum, warmly welcome the accord that have been reached between Somaliland’s three national parties in which they agreed to broadly hold the proposed National Dialogue Convention. We likewise heartily endorse and […]
Posted in Uncategorized | Read More »