Home » 5:34 am Entries posted on “December, 2013”

Somaliland iyo Maanta, Xogta iyo Xaqiiqda dhabta ah, Allow sahal Amuuraha !!

Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Oo Ka Baxday Wada-hadalladii ay La Lahayd Somliland Iyo Wasiir Biixi Oo Jawaab Kulul Bixiyey

London:23-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia ayaa Si Badheedh ah Daneeyayaasha Dhexdhexaadinaya Labada Dhinac ugu bandhigtay inaanay dib u soo xaadiri doonin Wada-hadal dambe oo ay Somaliland la leedahay ilaa iyo inta ay somaliland ka Tanaasulayso Qoddobka Qaddiyaddda Madax-bannaanida.  Waraaq uu wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Soomaaliya Maxamed Nuur Gacal uu u kala diray dawladaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa wareeeeeeey!!!!!!by Xaashi Yaasiin Cismaan

    Hordhac   Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka  ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi!   Maxaa keenay dhididka faraha badan ee wejiga ka da’aya?  Muxuu wadnuhu ila dikaamayaa? Muxuu yahay sangororka dhididkii ku darsamay? Maxaan la hiinraagayaa? […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qatar iyo Sacuudiga oo Somalia ka dhisay koox ka halis badan Al-Shabaab

Dilalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay,sida dilkii Xildhibaan Mohamed Warsame {Faysal} iyo Xasuuqii dhaqaatiirta Syria iyo Somalia u dhashay waxaa fuliyay  Ciidamadda sida gaarka u tababaran ee Ruuxaanta Damu Jadiid kuwaas oo la mida Amniyaat-ka Al-Shabaab. Ciidamadda Nabadsugida Ruuxaanta Damu Jadiid waxaa taliye looga dhigay Gaashaanle sare Abdalla Abdalla Mohamed oo loo yaqaan Abdalla […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruqsad kale Oo Madaxtooyadu ku Siisay Shirkad Gaar Dhismaha Shirkaddii Nec-fish Oo Berbera Qasay Iyo Shacabka Oo Aad U Kacsan

Berbera:23-Dec-2013( SDN)-Waxa aad u kacsan Xaaladda Guud ee Magaalada Berbera, kadib markii ay ay  xukuumaddu Ruqsad u siisay Shir gaar loo leeyahay Dhismaha iyo Agabka Shirkaddii Nec-fish xarunteedii Bebbera.   Amarka shirkaddan gaarka ah lagu siiyey dhismahan ayaa la sheegay inuu ka soo baxay Madaxtooyada ka hor intii aanu u gudbin wasaaradda Kalluumaysiga oo iyadu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WACDARIHII XALAY EE AY DHIGEEN LABADA XISBGI MUCAARID UCID IYO WADNI EE MAGAALDA BRISTOL UK. + SAWIRO

Bristol Dec 23,2013(SDN)-Munaasibad balaadhan  oo ay wada qabteen laba xisbig qaran ee mucaaridka ah ee Ucid iyo Wadani, ayaa waxay ka dhacday magalaada bristol habeenkii xalay, halkaas oo ay laba xisbi ee Ucid iyo Wadani ay ka hadleen arimo xaasi ah oo ka taagan dalka jamuuriyada somaliland oo ay ka mid tahay dooda qaran ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nadhaamka Federaalka Ma Qaran Dumisbaa Mise Qaran Badbaadis?

Markii aan waraysato ama aad aqriso qoraalada ay qoraan websiteyada wararka ee Soomaalida in dad ku doodaaya in nadhaamaka Federaaliga uu Soomaaliya meel ka dhac ku yahay ama uu wiiqaayo qaranimada Soomaaliya. Sidoo kale, markii aad aqriso wararka qaar ee taabacsan nadhaamka Federaalka ama aad dhagaysato dadka u ololeeyana, waxaad arkaysaaa in ay aaminsan yihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The President vs The Pirates reviewed

This documentary follows Somali-Australian former refugee, Abdirahman Farole who returns to his home land to become President. His goal, to tackle the pirate problem and bring democracy to Somalia.

Posted in Uncategorized | Read More »

Ali joins District 3 school board field

Siad Ali formalized his entry into the District 3 race for school board in a well-attended announcement Saturday at the Phillips Community Center. Judging by the mostly Somali-American crowd of close to 100, the Somali-born staffer for U.S. Sen. Amy Klobuchar can claim fairly broad support. The most notable figures there in terms of school board politics were […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali pop idol offers escape to Somali youth

After more than two decades of conflict, some semblance of normality is returning to the Somalia capital, Mogadishu. A UN-backed government is consolidating its control of the city, and services such as rubbish collection and traffic lights have been restored. Now, a TV reality show has been launched, as the BBC’s Kate Forbes reports. A […]

Posted in Uncategorized | Read More »