Home » 12:37 pm
Entries posted on “December, 2013”
Baidoa, 23 Dec 2013 (SDN) -The British White Widow is believed to be masterminding new terror atrocities from a training camp linked to Al Qaeda after she was seen fleeing on a camel into a snake-infested forest in Somalia. Samantha Lewthwaite, 29, is suspected of helping to co-ordinate the attack on a Nairobi shopping mall […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, oo dhowaan loo magacaabay raysul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Raysul wasaare Recep Erdogan ayaa dhambaalkiisa hambalyada wuxuu ku sheegay in dowladda Turkiga ay rajayneyso in labada qaran ay sii xoojiyaan xiriirka walaaltinnimo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Seoul, 23 Dec 2013 (SDN) -The parliamentary defense committee on Monday approved a bill to extend South Korea’s troop deployment in Somalia, the United Arab Emirates and Afghanistan to conduct their missions by another year. If the bill passes through the parliament, troops in Somalia and the UAE will continue to carry out their missions […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudida qaban qaabada shirweynaha sadexaad e xisbiga kulmiye ayaa maanta doortay Gudoomiye iyo afar Gudoomiye ku Xigeen iyo Xoghayaha Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye. War saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi cabdi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog.com ayaa u dhignaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi baadhista iyo Tiknoolajiyada ee Somaliland Md.Aadan Axmed Warsame ayaa sheegay in anay lugta kula jirin Khilaafka ka dhex oogan shirguddonka Golaha wakiilada ee Somaliland. Sidaasi waxa uu ku sheegay mar uu maanta shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa. Wasiirku waxa uu sheegay in Khilaafka u dhexeeya Shirguddoonka ay salka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimadda Hargeysa Md C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) Sidoo kalena uu goob ka ahaa Xogahayaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa Md Mawliid Weris C/Laahi ayaa saaka lagu qabtay hoolka shirarka ee Dawladda Hoose ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Juba Dec 23,2013(SDN)-Ciidamada u daacada ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Suudaanta koonfureed ayaa gacanta ku dhigay degaaka Unity State oo ah gobolka ugu shidaalka badan dalkaasi. Ciidamadan u daacada ah Reik Macher ayaa haatan gebi ahaanba gacanta ku haya caasimada gobolkaasi ee Bentui,sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dawlada madaxweyne Sava Kiir. Dalka Suudanta Koonfureed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad Dec 23,2013(SDN)-Boqoqrka dalka Sucuudi Carebiya Boqor Cabdala ayaa inan uu dhalay u magaacabay Guddoomiyaha Gobolka Maka oo magaalo xeebeedka Jidana ay hoos tagto. Sida ay shaacisay wakaalada wararka ee dawlada Sucuudiga ee Saudi Press Agency waxa boqorku wiilkiisa lixaad ee Mishaal uu u magaacabay xilkan oo uu hore u hayay Prince Khaalid oo haatan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco:23-Dec-2013(SDN)-Jawiga Magaalada Burco ayaa xalay Khalkhal ku yimi kadib markiiDadweyne raxan raxan u socda ay socod iyo Sawaxan iSugu soo baxay Jidka wadnaha ah ee magaaladda. Dadkan ayaa si weyn iskugu urursday Aagga Suuqa Cawaale Suqaar iyo Maqaaxida Shaah Shiil, iyagoo ku dhawaaqaya Erayo ay kaga soo hor jeedaan bedelaada taliyaha Booliiska Gobolka Togdheer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:23-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Shariif Xasan Sheikh Aadan, ayaa ka hadlay dagaalada ka soconaya gobolka Shabeelaha Hoose isagoo ku baaqay in dagaalkaasi la joojiyo. Shariif xasan oo in muddo ah aan wax xil ah qabanin balse haatan u muuqda nin hunguri kaga jiro Maamulka loo dhisayo Gobolada uu ka soo jeedo ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »