Home » 6:43 pm
Entries posted on “December, 2013”
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ugu baaqay Shacbiga ku nool magaalada Burco isla markaana ku booriyay inay ka wada Shaqeeyaan Nabadgalyada Guud ee Gobolka Waxaa kale oo Gudoomiye C.raxmaan Cirro uu Tacsi u diray eheladii iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuunkii ku Geeriyooday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil (Shiine), oo ka mid ah salaadiinta ugu waaweyn beelaha la hayb-sooco ee Somaliland , ayaa bayaamimay sababaha keena gunimadda. Waxaanu tilmaamay gunimaddu aanay ahayn wax Illaahay dusha kaga keeno dadyowga balse dadku iyagu gacmahooda ku samaystaan, waxaanu Wuldaanku xusay gunimada ayay sababto tallo-xumaddu dhaxalkeeduna yahay dhaqan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 23.Dec 2013 (SDN)- Hal Qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen Isu soo bax rabshado ka dhasheen oo ka dhacay maanta Magaalada Burco,iyadoo Mudaharaadayaashu ay ka Cabanayeen Bedelaad lagu sameeyay Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer . Wasiirada Xanaanada Xoolaha,Qorshaynta Qaranka,Beeraha, iyo Horumarinta Miyiga oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Madaxweyne garanla shaqadii qaranimo ee loo igmaday waxaan maqaalka kusoo qaadanayaa su’aalo aan inbadan is weydiiyay islamarkaa aan u waayay jawaab muhiiim ah waxaana ka mid ah kuwan soo socda. Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland waa aqoon yahan siyaasada mudo aad dheeer kusoo jiray kaas oo ah halyeey gayiga Somaliland ku leh qiimo iyo miisaan in badana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23,Dec 2013 (SDN) Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa lagaga dhawaaqay Akaademiga Horumarinta Afka iyo Suugaanta Soomaalida oo loogu Magac daray alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye taas oo daah furkeeda lagu qabtay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada . Daahfurkan waxaa ka qayb galay Madaxda Labada Xisbi Mucaarid,Aqoon yahano,Abwaano,Qorayaal, iyo Marti Sharaf kale . […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 23.Dec 2013 (SDN)- Ilaa iyo hada inta la Xaqiijinayo Waxa ku dhintey Laba Qof tira kalena wey kudhaawacmeen Mudaharaad balaadhan oo saaka ka dhacey Gudaha Magaalada Burcobarqadii Saaka iyadoo, mudaharaadkani bilaabmey xiliga ku beegan wakhtiga ay Ardeydu Nususaacaha uga soo baxaan Dugsiyada kala Duwan ee kuyaala MagalaadaBurco. Mudaharaadkanoo Socdey Saacado badan waxa la sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Booliiska ayaa maanta xabsiga dhigay guddoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) Foosi Sh Yoonis, kadib markii uu shalay diiday waaran ay Maxkamadda foosiSare ee ciidamaddu ugu soo jartay waaran Dacwad uu Qareen ka ahaa oo uu ka soo xaadiri waayey, kadib markii uu garsooraha Dacwadaas gacanta ku hayaa ka diiday in uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buroa, 23 Dec 2013 (SDN) -One person died and two others injured Sunday in Buroa, the capital of Togdher region as protests over the sacking of Togdher region police chief turned violent, medics and witnesses said. Hundreds of demonstrators took to the streets of Buroa to protest the sacking of Colonel Ahmed Hassan Ilkacase yesterday. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaalia Xasan Sh.Maxamuud ayaa Kormeer ku tagay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaalia. Xasan Sh Madaxweynaha Soomaalia ayaa uu kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Milatariga Soomaalia oo ay ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin Adkeenta Amaanka Muqdisho iyo la dagaalanka Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sh ayaa kula dardaarmay Ciidamada Milatariga Soomaalia […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Mar kale Ka Digay Fara Gelinta loo badheedhay ee lagula Kacay Go’aamadii ay Gaadheen Golaha Wakiiladu,Waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Xusay in Karaamada Qaranka la dhawro isla markaana awoodaha Sadexda Waaxood ee Sharci dejinta,Fulinta iyo Garsoorka aan la isku khaldin. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid […]
Posted in Uncategorized | Read More »